{"id":189562,"date":"2026-01-15T12:55:43","date_gmt":"2026-01-15T09:55:43","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189562"},"modified":"2026-01-15T12:59:02","modified_gmt":"2026-01-15T09:59:02","slug":"dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/","title":{"rendered":"DAAWO: Dowladda Faderaalka oo la wareegtay ciidamo ka tirsanaa Puntland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189564\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1768430508616074270_1355214586621234_4411654561290973598_n.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"439\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1768430508616074270_1355214586621234_4411654561290973598_n.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1768430508616074270_1355214586621234_4411654561290973598_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1768430508616074270_1355214586621234_4411654561290973598_n-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo uu hoggaaminayo Janaraal Jimcaale Jaamac Takar, ay shalay gaareen magaalada Laascaanood, si ay uga qayb qaataan sugidda amniga iyo u diyaargarowga soo dhoweynta wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ciidamadaan oo wata gaadiid dagaal, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay wasaaraddu soo saartay.<\/p>\n<p>Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa ciidamadaas ku tilmaantay cutubyo ka tirsan CXDS, kuwaas oo loo xil saaray amniga guud iyo diyaarinta soo dhoweynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo la filayo inay dhowaan gaaraan caasimadda maamulka Waqooyi-bari.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay sidoo kale sheegtay in Laascaanood ay martigelin doonto munaasabadda caleema-saarka Madaxweynaha Maamulka Waqooyi-bari, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), taas oo ka mid ah ajandaha dhacdooyinka la filayo inay ka qabsoomaan magaalada.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Madaxweyne Firdhiye ayaa shalay galab Laascaanood kula kulmay ciidamada uu hoggaaminayo Janaraal Jimcaale Jaamac Takar, isaga oo ku ammaanay kaalintii ay ku lahaayeen dagaalladii magaalada lagaga saaray ciidamadii Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cRagga halkan fadhiya waa la garanayaa, iyagana way is yaqaannaan,\u201d ayuu yiri Firdhiye, isagoo xusay in ay ka mid ahaayeen ciidamadii ugu horreeyay ee jiidda hore u daatay.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu wuxuu ciidamada faray inay u dhaqaaqaan jiidaha gobolka Sool, gaar ahaan deegaanka Guumeys iyo nawaaxigiisa, isaga oo sheegay inaysan cidna duullaan ku ahayn, balse looga baahan yahay inay sugaan nabadgelyada, isla markaana tallaabo ka qaadaan cid kasta oo ku kacda falal xadgudub iyo nabadgelyo-darro.<\/p>\n<p>\u201cHaddaba halkan waxaad u fadhidaan inaad waajibkiinnii sii gudataan. Waxaad u wareegaysaan jiidaha gobolka Sool, qaasatan Guumeys iyo nawaaxigeeda. Cidna duullaan kuma nihin; waxaad u taagan tihiin inaad nabadgelyada sugtaan, wixii xadgudub iyo nabadgelyo-darro ah sameeyana inaad tallaabo ka qaaddaan,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Madaxweyne Firdhiye ayaa sheegay in ciidamada CXDS iyo kuwa Waqooyi-bari \u201cdhammaantood\u201d ay u taagan yihiin sugidda amniga, isaga oo ku soo dhoweeyay in ay ku laabtaan deegaannadii ay \u201csifeeyeen\u201d ee nabadgelyada noqday, isla markaana ay dib ugu laabtaan guryahooda iyo dadkooda. Magaalada Laascaanood ayaa la filayaa inay martigeliso munaasabadda caleema-saarka Madaxweynaha iyo maamulka Waqooyi-bari ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F25889126347390168%2F&amp;show_text=false&amp;width=414&amp;t=0\" width=\"414\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo uu hoggaaminayo Janaraal Jimcaale Jaamac Takar, ay shalay gaareen magaalada Laascaanood, si ay uga qayb qaataan sugidda amniga iyo u diyaargarowga soo dhoweynta wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. &nbsp; Ciidamadaan oo wata gaadiid dagaal, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189565,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189562","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Dowladda Faderaalka oo la wareegtay ciidamo ka tirsanaa Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Dowladda Faderaalka oo la wareegtay ciidamo ka tirsanaa Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo uu hoggaaminayo Janaraal Jimcaale Jaamac Takar, ay shalay gaareen magaalada Laascaanood, si ay uga qayb qaataan sugidda amniga iyo u diyaargarowga soo dhoweynta wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. &nbsp; Ciidamadaan oo wata gaadiid dagaal, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-15T09:55:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-01-15T09:59:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1768430548616816951_1355214823287877_8597182848315257963_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/\",\"name\":\"DAAWO: Dowladda Faderaalka oo la wareegtay ciidamo ka tirsanaa Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1768430548616816951_1355214823287877_8597182848315257963_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-01-15T09:55:43+00:00\",\"dateModified\":\"2026-01-15T09:59:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1768430548616816951_1355214823287877_8597182848315257963_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1768430548616816951_1355214823287877_8597182848315257963_n.jpg\",\"width\":660,\"height\":374},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Dowladda Faderaalka oo la wareegtay ciidamo ka tirsanaa Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Dowladda Faderaalka oo la wareegtay ciidamo ka tirsanaa Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Dowladda Faderaalka oo la wareegtay ciidamo ka tirsanaa Puntland - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo uu hoggaaminayo Janaraal Jimcaale Jaamac Takar, ay shalay gaareen magaalada Laascaanood, si ay uga qayb qaataan sugidda amniga iyo u diyaargarowga soo dhoweynta wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. &nbsp; Ciidamadaan oo wata gaadiid dagaal, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-15T09:55:43+00:00","article_modified_time":"2026-01-15T09:59:02+00:00","og_image":[{"width":660,"height":374,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1768430548616816951_1355214823287877_8597182848315257963_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/","name":"DAAWO: Dowladda Faderaalka oo la wareegtay ciidamo ka tirsanaa Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1768430548616816951_1355214823287877_8597182848315257963_n.jpg","datePublished":"2026-01-15T09:55:43+00:00","dateModified":"2026-01-15T09:59:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1768430548616816951_1355214823287877_8597182848315257963_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1768430548616816951_1355214823287877_8597182848315257963_n.jpg","width":660,"height":374},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-la-wareegtay-ciidamo-ka-tirsanaa-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Dowladda Faderaalka oo la wareegtay ciidamo ka tirsanaa Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189562"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189562"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189568,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189562\/revisions\/189568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}