{"id":189589,"date":"2026-01-16T12:43:26","date_gmt":"2026-01-16T09:43:26","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189589"},"modified":"2026-01-16T12:43:26","modified_gmt":"2026-01-16T09:43:26","slug":"laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/","title":{"rendered":"Laascaanood oo bandow lagu soo rogay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189590\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_E09B2C-2DAC7F-296A5F-E00548-98C742-BF00C5.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_E09B2C-2DAC7F-296A5F-E00548-98C742-BF00C5.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_E09B2C-2DAC7F-296A5F-E00548-98C742-BF00C5-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_E09B2C-2DAC7F-296A5F-E00548-98C742-BF00C5-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_E09B2C-2DAC7F-296A5F-E00548-98C742-BF00C5-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_E09B2C-2DAC7F-296A5F-E00548-98C742-BF00C5-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka Waqooyi Bari ayaa soo saaray amawiir cusub oo lagu xoojinayo amniga xilli ay maanta magaaladu sugayso imaatinka madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Magaalada ayaa la galiyay bandow, iyadoo in muddo 48 saacadood ah la hakiyay isu-socodka gaadiidka iyo dadka gudaha magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Sidoo kale ciidamada ku sugan xuduudaha Maamulka Waqooyi Bari ayaa lagu amray inay joojiyaan gaadiidka ka baxaya iyo kuwa soo galaya xarunta maamulka ee Laascaanood.<\/p>\n<p>Shacabka magaalada ayaa lagu boorriyay inay muujiyaan dulqaad iyo wada-shaqeyn, maadaama ay martigelinayaan madaxda qaranka, oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ku wajahan Laascaanood.<\/p>\n<p>Dhanka kale, magaalada waxaa ku sugan wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka, Taliyaha Ciidanka Booliiska, Agaasimaha Hay\u2019adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, masuuliyiin hore oo xilal kala duwan dalka ka soo qabtay, xildhibaanno iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Magaalada Laascaanood ayaa haatan waxaa ku sugan ciidamo kala duwan oo isugu jira kuwa Dowladda Federaalka, qaar ka mid ah dowlad-goboleedyada iyo ciidamo kale, kuwaas oo si wadajir ah uga shaqeynaya sugidda amniga guud.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Waqooyi Bari Cabdulqaadir Axmed Aw-cali (Firdhiye) oo markii hore KMG ahaa ayaa mar kale dib loogu doortay xilka Madaxweynaha, kadib doorasho sanadkii hore ka dhacday Laascaanood, taas oo lag dhammeystiray maamulkan oo aqoonsi buuxa ka helay dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ninkan ayaa toos ugu xiran Villa Somalia, wuxuuna horay ugu biiray Xisbiga uu dhisay Xasan Sheekh Maxamuud ee JSP, isagoo taageeradaas ku caana maalay, maadaama uu mar kale ku guuleystay inuu sii hogaamiyo maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Si kastaba, safarka Madaxweynaha Soomaaliya ee Laascaanood ayaa kusoo aadayo, xilli haatan ay si weyn iskugu dhacsan yihiin Dowladda federaalka iyo Somaliland, sababo la xiriira aqoonsiga ay Israa\u2019iil siisay maamulka Hargeysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Waqooyi Bari ayaa soo saaray amawiir cusub oo lagu xoojinayo amniga xilli ay maanta magaaladu sugayso imaatinka madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Magaalada ayaa la galiyay bandow, iyadoo in muddo 48 saacadood ah la hakiyay isu-socodka gaadiidka iyo dadka gudaha magaalada Laascaanood. Sidoo kale ciidamada ku sugan xuduudaha Maamulka Waqooyi Bari ayaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189590,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768556637,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189589","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Laascaanood oo bandow lagu soo rogay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Laascaanood oo bandow lagu soo rogay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Waqooyi Bari ayaa soo saaray amawiir cusub oo lagu xoojinayo amniga xilli ay maanta magaaladu sugayso imaatinka madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Magaalada ayaa la galiyay bandow, iyadoo in muddo 48 saacadood ah la hakiyay isu-socodka gaadiidka iyo dadka gudaha magaalada Laascaanood. Sidoo kale ciidamada ku sugan xuduudaha Maamulka Waqooyi Bari ayaa lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-16T09:43:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_E09B2C-2DAC7F-296A5F-E00548-98C742-BF00C5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/\",\"name\":\"Laascaanood oo bandow lagu soo rogay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_E09B2C-2DAC7F-296A5F-E00548-98C742-BF00C5.jpg\",\"datePublished\":\"2026-01-16T09:43:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_E09B2C-2DAC7F-296A5F-E00548-98C742-BF00C5.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_E09B2C-2DAC7F-296A5F-E00548-98C742-BF00C5.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Laascaanood oo bandow lagu soo rogay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Laascaanood oo bandow lagu soo rogay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Laascaanood oo bandow lagu soo rogay - Wardoon","og_description":"Maamulka Waqooyi Bari ayaa soo saaray amawiir cusub oo lagu xoojinayo amniga xilli ay maanta magaaladu sugayso imaatinka madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Magaalada ayaa la galiyay bandow, iyadoo in muddo 48 saacadood ah la hakiyay isu-socodka gaadiidka iyo dadka gudaha magaalada Laascaanood. Sidoo kale ciidamada ku sugan xuduudaha Maamulka Waqooyi Bari ayaa lagu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-16T09:43:26+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_E09B2C-2DAC7F-296A5F-E00548-98C742-BF00C5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/","name":"Laascaanood oo bandow lagu soo rogay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_E09B2C-2DAC7F-296A5F-E00548-98C742-BF00C5.jpg","datePublished":"2026-01-16T09:43:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_E09B2C-2DAC7F-296A5F-E00548-98C742-BF00C5.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_E09B2C-2DAC7F-296A5F-E00548-98C742-BF00C5.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laascaanood-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Laascaanood oo bandow lagu soo rogay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189589"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189589"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189589\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189591,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189589\/revisions\/189591"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189590"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}