{"id":189632,"date":"2026-01-17T12:31:30","date_gmt":"2026-01-17T09:31:30","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189632"},"modified":"2026-01-17T12:31:30","modified_gmt":"2026-01-17T09:31:30","slug":"xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/","title":{"rendered":"Xasan oo qaabilay wafdiga ay Jabuutiyaan ah oo Laascaanood tagay+ Sawirro"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189633\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa halkaas kula kulmay wafdi culus oo ka socda dalka Jabuuti, kaas oo ka qayb-galaya caleema saarka Madaxweynaha Waqooyi Bari.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ka dhacay hoyga uu madaxweynaha ka degan yahay magaalada Laasacaanood, halkaas oo ay isku arkeen Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Jabuuti, Mudane Mu\u2019min Xasan Barre, Wasiirka Isgaarsiinta dalkaas, Mudane Ridwaan Cabdullaahi Bahdoon, Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Ugu horreyn Xasan Sheekh ayaa mas\u2019uuliyiinta Jabuuti la wadaagay abaalka taariikhiga ah ee dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay u hayaan dowladda iyo shacabka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti oo mar weliba garab siiya Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa si gaar ah u xusay garab istaagga ay xilligan adag u fidiyeen Soomaaliya, gaar ahaan waqtiga adag ee difaaca madax-bannaanida iyo midnimada dalka iyo taageerada aan dhammaadka lahayn ee ay la hareer joogaan xoojinta nabadda, dowlad-dhiska iyo horumarka dalkeenna.<\/p>\n<p>Dhankooda, Mas\u2019uuliyiinta wafdiga Jabuuti ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guulaha diblomaasiyadeed ee ay kasoo hooyeen, ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka, iyaga oo markale ku celiyay mowqifka aan leexleexadka lahayn ee Dowladda Jabuuti ee ku aaddan ilaalinta Qarannimada iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulankan waxaa ka horreeyay mid kale oo uu isla xalay madaxweynuhu la yeeshay odayaasha dhaqanka dowlad-goboleedka Waqooyi Bari, isaga oo kala hadlay adkeynta midnimada bulshada, xasillinta nabadda iyo horumarinta dowlad-dhiska.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Isimida ku adkeeyey doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin mideynta bulshada, ka hortagga khilaafaadka iyo xoojinta wadajirka shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay in midnimada iyo wadajirku ay saldhig u yihiin dowladnimo iyo horumar.<\/p>\n<p>Si kastaba, ha\u2019ahaatee Booqashada Madaxweynaha ee Laascaanood ayaa astaan u ah adkeynta midnimada iyo dadaalka Dowladda Federaalka ee ku aaddan xoojinta wadajirka dhuleed ee dalka iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189633\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616207349_1420892620077340_5069421046702349915_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-189634\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616558569_1351150033722799_4021466831224852981_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616558569_1351150033722799_4021466831224852981_n.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616558569_1351150033722799_4021466831224852981_n-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616558569_1351150033722799_4021466831224852981_n-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-189635\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616561041_1420892653410670_5406183975079241344_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616561041_1420892653410670_5406183975079241344_n.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616561041_1420892653410670_5406183975079241344_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616561041_1420892653410670_5406183975079241344_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616561041_1420892653410670_5406183975079241344_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616561041_1420892653410670_5406183975079241344_n-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616561041_1420892653410670_5406183975079241344_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616561041_1420892653410670_5406183975079241344_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616561041_1420892653410670_5406183975079241344_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-189636\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616804128_1351149980389471_821945257137084302_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616804128_1351149980389471_821945257137084302_n.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616804128_1351149980389471_821945257137084302_n-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616804128_1351149980389471_821945257137084302_n-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa halkaas kula kulmay wafdi culus oo ka socda dalka Jabuuti, kaas oo ka qayb-galaya caleema saarka Madaxweynaha Waqooyi Bari. Kulanka ayaa ka dhacay hoyga uu madaxweynaha ka degan yahay magaalada Laasacaanood, halkaas oo ay isku arkeen Wasiirka Diinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189636,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768642318,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189632","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan oo qaabilay wafdiga ay Jabuutiyaan ah oo Laascaanood tagay+ Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan oo qaabilay wafdiga ay Jabuutiyaan ah oo Laascaanood tagay+ Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa halkaas kula kulmay wafdi culus oo ka socda dalka Jabuuti, kaas oo ka qayb-galaya caleema saarka Madaxweynaha Waqooyi Bari. Kulanka ayaa ka dhacay hoyga uu madaxweynaha ka degan yahay magaalada Laasacaanood, halkaas oo ay isku arkeen Wasiirka Diinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-17T09:31:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616804128_1351149980389471_821945257137084302_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/\",\"name\":\"Xasan oo qaabilay wafdiga ay Jabuutiyaan ah oo Laascaanood tagay+ Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616804128_1351149980389471_821945257137084302_n.webp\",\"datePublished\":\"2026-01-17T09:31:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616804128_1351149980389471_821945257137084302_n.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616804128_1351149980389471_821945257137084302_n.webp\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan oo qaabilay wafdiga ay Jabuutiyaan ah oo Laascaanood tagay+ Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan oo qaabilay wafdiga ay Jabuutiyaan ah oo Laascaanood tagay+ Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan oo qaabilay wafdiga ay Jabuutiyaan ah oo Laascaanood tagay+ Sawirro - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa halkaas kula kulmay wafdi culus oo ka socda dalka Jabuuti, kaas oo ka qayb-galaya caleema saarka Madaxweynaha Waqooyi Bari. Kulanka ayaa ka dhacay hoyga uu madaxweynaha ka degan yahay magaalada Laasacaanood, halkaas oo ay isku arkeen Wasiirka Diinta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-17T09:31:30+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616804128_1351149980389471_821945257137084302_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/","name":"Xasan oo qaabilay wafdiga ay Jabuutiyaan ah oo Laascaanood tagay+ Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616804128_1351149980389471_821945257137084302_n.webp","datePublished":"2026-01-17T09:31:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616804128_1351149980389471_821945257137084302_n.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616804128_1351149980389471_821945257137084302_n.webp","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-qaabilay-wafdiga-ay-jabuutiyaan-ah-oo-laascaanood-tagay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan oo qaabilay wafdiga ay Jabuutiyaan ah oo Laascaanood tagay+ Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189632"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189632"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189637,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189632\/revisions\/189637"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189636"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}