{"id":189641,"date":"2026-01-17T12:42:16","date_gmt":"2026-01-17T09:42:16","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189641"},"modified":"2026-01-17T12:42:16","modified_gmt":"2026-01-17T09:42:16","slug":"daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/","title":{"rendered":"DAAWO: Safiirada Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan oo tagay Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-189642\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/images-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"514\" height=\"514\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/images-1-2.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/images-1-2-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 514px) 100vw, 514px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa maanta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool gaaray safiirrada dalalka Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan, kuwaas oo ka qayb-galaya xafladda caleema saarka madaxweynaha Waqooyi Bari Soomaaliya oo maanta ka dhaceysa halkaasi.<\/p>\n<p>Wafuudan oo caalamiga ah oo ka duushay magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka Laascaanood kusoo dhaweeyay madaxweyne Cabdulqaadir Firdhiye iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ay kamid yihiin xildhibaanno iyo wasiirro ku sugan halkaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa xafladda caleema saarka oo dhaceysa saacadaha soo socda ka qayb-galaya wafuud kale oo ka socota Jabuuti iyo Kenya, kuwaas oo goor sii horreysay gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo xalay magaalada ku hoyday madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo shalay gaaray Waqooyi Bari, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo durbo kulamo bilaabay ayaa qaabilay wafdiga ka socda dowladda Jabuuti, gaar ahaan Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Jabuuti, Mudane Mu\u2019min Xasan Barre, Wasiirka Isgaarsiinta dalkaas, Mudane Ridwaan Cabdullahi Bahdoon iyo Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa mas\u2019uuliyiintan la wadaagay abaalka taariikhiga ah ee dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay u hayaan dowladda iyo shacabka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti oo mar weliba garab siiya Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa si gaar ah u xusay garab istaagga ay xilligan adag u fidiyeen Soomaaliya, gaar ahaan waqtiga adag ee difaaca madax-bannaanida iyo midnimada dalka iyo taageerada aan dhammaadka lahayn ee ay la hareer joogaan xoojinta nabadda, dowlad-dhiska iyo horumarka dalkeenna.<\/p>\n<p>Dhankooda, Mas\u2019uuliyiinta wafdiga Jabuuti ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guulaha diblomaasiyadeed ee ay kasoo hooyeen, ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka, iyaga oo markale ku celiyay mowqifka aan leexleexadka lahayn ee Dowladda Jabuuti ee ku aaddan ilaalinta Qarannimada iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Si kastaba, ha\u2019ahaatee booqashadan oo kusoo aaday, xilli xasaasi ah ayaa astaan u ah adkeynta midnimada iyo dadaalka Dowladda Federaalka ee ku aaddan xoojinta wadajirka dhuleed ee dalka iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1411385853817384%2F&amp;show_text=false&amp;width=357&amp;t=0\" width=\"357\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool gaaray safiirrada dalalka Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan, kuwaas oo ka qayb-galaya xafladda caleema saarka madaxweynaha Waqooyi Bari Soomaaliya oo maanta ka dhaceysa halkaasi. Wafuudan oo caalamiga ah oo ka duushay magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka Laascaanood kusoo dhaweeyay madaxweyne Cabdulqaadir Firdhiye iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ay kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189644,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768642970,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189641","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Safiirada Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan oo tagay Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Safiirada Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan oo tagay Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool gaaray safiirrada dalalka Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan, kuwaas oo ka qayb-galaya xafladda caleema saarka madaxweynaha Waqooyi Bari Soomaaliya oo maanta ka dhaceysa halkaasi. Wafuudan oo caalamiga ah oo ka duushay magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka Laascaanood kusoo dhaweeyay madaxweyne Cabdulqaadir Firdhiye iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ay kamid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-17T09:42:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/images-1-2-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/\",\"name\":\"DAAWO: Safiirada Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan oo tagay Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/images-1-2-1.jpg\",\"datePublished\":\"2026-01-17T09:42:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/images-1-2-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/images-1-2-1.jpg\",\"width\":225,\"height\":225},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Safiirada Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan oo tagay Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Safiirada Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan oo tagay Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Safiirada Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan oo tagay Laascaanood - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool gaaray safiirrada dalalka Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan, kuwaas oo ka qayb-galaya xafladda caleema saarka madaxweynaha Waqooyi Bari Soomaaliya oo maanta ka dhaceysa halkaasi. Wafuudan oo caalamiga ah oo ka duushay magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka Laascaanood kusoo dhaweeyay madaxweyne Cabdulqaadir Firdhiye iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ay kamid [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-17T09:42:16+00:00","og_image":[{"width":225,"height":225,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/images-1-2-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/","name":"DAAWO: Safiirada Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan oo tagay Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/images-1-2-1.jpg","datePublished":"2026-01-17T09:42:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/images-1-2-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/images-1-2-1.jpg","width":225,"height":225},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safiirada-turkiga-sacuudiga-iyo-suudaan-oo-tagay-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Safiirada Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan oo tagay Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189641"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189641"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189643,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189641\/revisions\/189643"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189644"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}