{"id":189648,"date":"2026-01-17T21:56:31","date_gmt":"2026-01-17T18:56:31","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189648"},"modified":"2026-01-17T21:56:31","modified_gmt":"2026-01-17T18:56:31","slug":"daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/","title":{"rendered":"Daawo: Xamza oo sheegay in Axmed Madoobe u aqoonsaneen madaxwayne"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189649\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-17-184905.png\" alt=\"\" width=\"582\" height=\"343\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-17-184905.png 582w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-17-184905-300x177.png 300w\" sizes=\"(max-width: 582px) 100vw, 582px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay xafladda caleema saarka madaxweynaha dowlad-goboleedka Waqooyi Bari oo lagu qabtay magaalada Laascaanood ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada Jubaland iyo Puntland.<\/p>\n<p>Xamza ayaa marka hore shaaca ka qaaday in uusan madaxweyne u aqoonsaneen Axmed Madoobe oo ay weli isku hayaan siyaasadda dalka, iyaga oo horay ugu kala tegay khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe iyo Jubaland.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu nasiib darro wayn ku tilmaamay in madaxweyne Saciid Deni uu ka maqnaado Laascaanood, Qoor Qoorna uu tego, isaga oo la dareen ah shacabka Waqooyi Bari oo u istaagay midnimada dalka.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Qoor Qoor waa fadhiyaa laakiin Deni ma fadhiyo kan kale anigu madaxweyne uma aqaano balse waxa ay ahayd Deni inuu fadhiyo waa nasiib darro wayn taariikhdaa meel ayay ku qormeysaa\u201d ayuu yiri Xamza.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu inaas sii raaciyay \u201cInuu Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) fadhiyo Denina uu maqan yahay waxbaa is-daba maray Soomaalinimo timid waxaan ka baxnay jees-jeeskii iyo qoy qoyskii, waxaan aadnay fikir iyo caqli\u201d.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in ay jiraan dad siyaasiyiin ah oo kasoo horjeedo dowladnimada iyo horumarka dalka, isla markaana xilligan adag la safanayo cadowga ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cKuwa Soomaali ah oo hangoola ah ayaa meel kasta ka buuxa oo lugta saa inoogu qabanayo oo cadowga innoo lag-daya\u201d ayuu mar kale yiri Xamza.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo dhawaan Jubaland iyo Puntland oo uu horay khilaaf culus ugala dhexeeyay dowladda federaalka ay ka horyimadeen go\u2019aanka Villa Somalia ee dalka looga cayriyay dowladda Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Ra\u2019iisul Wasaare Xamze \u201cWaxaa lagu soo duulay midnimada dalkeena\u201c\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/clM922hheLY\" width=\"1399\" height=\"787\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay xafladda caleema saarka madaxweynaha dowlad-goboleedka Waqooyi Bari oo lagu qabtay magaalada Laascaanood ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada Jubaland iyo Puntland. Xamza ayaa marka hore shaaca ka qaaday in uusan madaxweyne u aqoonsaneen Axmed Madoobe oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189649,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768676215,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189648","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Xamza oo sheegay in Axmed Madoobe u aqoonsaneen madaxwayne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Xamza oo sheegay in Axmed Madoobe u aqoonsaneen madaxwayne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay xafladda caleema saarka madaxweynaha dowlad-goboleedka Waqooyi Bari oo lagu qabtay magaalada Laascaanood ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada Jubaland iyo Puntland. Xamza ayaa marka hore shaaca ka qaaday in uusan madaxweyne u aqoonsaneen Axmed Madoobe oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-17T18:56:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-17-184905.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"582\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"343\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/\",\"name\":\"Daawo: Xamza oo sheegay in Axmed Madoobe u aqoonsaneen madaxwayne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-17-184905.png\",\"datePublished\":\"2026-01-17T18:56:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-17-184905.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-17-184905.png\",\"width\":582,\"height\":343},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Xamza oo sheegay in Axmed Madoobe u aqoonsaneen madaxwayne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Xamza oo sheegay in Axmed Madoobe u aqoonsaneen madaxwayne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Xamza oo sheegay in Axmed Madoobe u aqoonsaneen madaxwayne - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay xafladda caleema saarka madaxweynaha dowlad-goboleedka Waqooyi Bari oo lagu qabtay magaalada Laascaanood ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada Jubaland iyo Puntland. Xamza ayaa marka hore shaaca ka qaaday in uusan madaxweyne u aqoonsaneen Axmed Madoobe oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-17T18:56:31+00:00","og_image":[{"width":582,"height":343,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-17-184905.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/","name":"Daawo: Xamza oo sheegay in Axmed Madoobe u aqoonsaneen madaxwayne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-17-184905.png","datePublished":"2026-01-17T18:56:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-17-184905.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-17-184905.png","width":582,"height":343},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamza-oo-sheegay-in-axmed-madoobe-u-aqoonsaneen-madaxwayne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Xamza oo sheegay in Axmed Madoobe u aqoonsaneen madaxwayne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189648"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189648"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189648\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189650,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189648\/revisions\/189650"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189649"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189648"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189648"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189648"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}