{"id":189704,"date":"2026-01-18T19:22:40","date_gmt":"2026-01-18T16:22:40","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189704"},"modified":"2026-01-18T19:22:40","modified_gmt":"2026-01-18T16:22:40","slug":"soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/","title":{"rendered":"Soomaaliya, Sacuudiga iyo Masar oo yeelana is bahaysi saddex geesood ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-189705\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/images-6.jpg\" alt=\"\" width=\"519\" height=\"291\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay inuu jiro heshiis dhinaca amniga ah oo saddex geesood ah, kaas oo u dhaxeeya Soomaaliya, Boqortooyada Sacuudiga iyo Jamhuuriyadda Masar.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Heshiiskan oo weli maraya heerarkiisii ugu dambeeyay ayaa lagu tilmaamay mid xooga saaraya adkaynta iskaashiga amni ee Badda Cas, ballaarinta wada-shaqeynta milatari, iyo xoojinta doorka wadajirka ah ee saddexdan dal ku leeyihiin sugidda amniga gobolka.<\/p>\n<p>Wararka laga helayo ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud la filayo inuu booqasho rasmi ah ku tago Boqortooyada Sacuudiga maalmaha soo socda, si loo dhameystiro heshiiskan.<\/p>\n<p>Heshiiskan ayaa imanaya kaddib tallaabo ay Dowladda Soomaaliya dhawaan qaaday, taas oo ay ku burisay heshiisyo amni iyo dekedood oo ay la lahayd Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa ku eedeysay Abu Dhabi inay ku xadgudubtay madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee dalka, kaddib markii hoggaamiye ka tirsanaa gooni-u-goosadka Yemen laga dhoofiyay gudaha Soomaaliya iyada oo aan lala socodsiin dowladda dhexe.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin si dhow ula socda wada-hadallada ayaa sheegay in Sacuudigu cadaadis diblomaasiyadeed ku saaray Soomaaliya, si loo yareeyo xiriirka kala dhexeeya Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Tan ayaa imanaysa xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhexeeya Sacuudiga iyo Imaaraadka ee xubnaha ka ah isbahaysiga OPEC+, kaas oo salka ku haya arrimo la xiriira dagaalka Yemen iyo saamaynta gobolka.<\/p>\n<p>Boqortooyada Sacuudiga ayaa muddo dheer muujinaysay taageero siyaasadeed oo ay u hayso midnimada dhuleed ee Soomaaliya iyo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, hase yeeshee lama arag taageero milatari oo toos ah.<\/p>\n<p>Haddii heshiiskan la meel mariyo, waxaa loo arki doonaa tallaabadii ugu horreysay ee Sacuudigu si muuqata uga qeyb qaato xoojinta awoodda amni iyo ciidan ee Soomaaliya iyo guud ahaan Bariga Afrika.<\/p>\n<p>Afhayeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in wada-hadalladu ay weli socdaan, balse wuu ka gaabsaday faahfaahin intaas ka badan.<\/p>\n<p>Dhanka kale, mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowladda Sacuudiga, Wasaaradda Gaashaandhigga, iyo Dowladda Masar ayaan weli wax jawaab ah ka bixin codsiyo warbaahineed oo la xiriira heshiiskan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu dhowaan u safro Sacuudiga si loo soo gabagabeeyo qodobada heshiiska isbaheysigan. Weli si rasmi ah looma shaacin nooca ballanqaadyada la isweydaarsan doono.<\/p>\n<p>Wada-hadalladan ayaa ku soo beegmaya xilli awoodaha gobolku ay ugu loolamayaan saameynta marinka muhiimka ah ee Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, kaas oo isku xira Kanaalka Suweys ee waqooyiga iyo marinka Baabul Mandab ee koonfurta.<\/p>\n<p>Xeebta dheer ee Soomaaliya iyo u dhowaanshaheeda marinnada badaha ee muhiimka ah ayaa sare u qaaday ahmiyadeeda istiraatiijiyadeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay inuu jiro heshiis dhinaca amniga ah oo saddex geesood ah, kaas oo u dhaxeeya Soomaaliya, Boqortooyada Sacuudiga iyo Jamhuuriyadda Masar. &nbsp; &nbsp; Heshiiskan oo weli maraya heerarkiisii ugu dambeeyay ayaa lagu tilmaamay mid xooga saaraya adkaynta iskaashiga amni ee Badda Cas, ballaarinta wada-shaqeynta milatari, iyo xoojinta doorka wadajirka ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189707,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768753384,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189704","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya, Sacuudiga iyo Masar oo yeelana is bahaysi saddex geesood ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya, Sacuudiga iyo Masar oo yeelana is bahaysi saddex geesood ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay inuu jiro heshiis dhinaca amniga ah oo saddex geesood ah, kaas oo u dhaxeeya Soomaaliya, Boqortooyada Sacuudiga iyo Jamhuuriyadda Masar. &nbsp; &nbsp; Heshiiskan oo weli maraya heerarkiisii ugu dambeeyay ayaa lagu tilmaamay mid xooga saaraya adkaynta iskaashiga amni ee Badda Cas, ballaarinta wada-shaqeynta milatari, iyo xoojinta doorka wadajirka ah ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-18T16:22:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-18-162222.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"524\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"295\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/\",\"name\":\"Soomaaliya, Sacuudiga iyo Masar oo yeelana is bahaysi saddex geesood ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-18-162222.png\",\"datePublished\":\"2026-01-18T16:22:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-18-162222.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-18-162222.png\",\"width\":524,\"height\":295},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya, Sacuudiga iyo Masar oo yeelana is bahaysi saddex geesood ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya, Sacuudiga iyo Masar oo yeelana is bahaysi saddex geesood ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya, Sacuudiga iyo Masar oo yeelana is bahaysi saddex geesood ah - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay inuu jiro heshiis dhinaca amniga ah oo saddex geesood ah, kaas oo u dhaxeeya Soomaaliya, Boqortooyada Sacuudiga iyo Jamhuuriyadda Masar. &nbsp; &nbsp; Heshiiskan oo weli maraya heerarkiisii ugu dambeeyay ayaa lagu tilmaamay mid xooga saaraya adkaynta iskaashiga amni ee Badda Cas, ballaarinta wada-shaqeynta milatari, iyo xoojinta doorka wadajirka ah ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-18T16:22:40+00:00","og_image":[{"width":524,"height":295,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-18-162222.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/","name":"Soomaaliya, Sacuudiga iyo Masar oo yeelana is bahaysi saddex geesood ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-18-162222.png","datePublished":"2026-01-18T16:22:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-18-162222.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-18-162222.png","width":524,"height":295},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-sacuudiga-iyo-masar-oo-yeelana-is-bahaysi-saddex-geesood-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya, Sacuudiga iyo Masar oo yeelana is bahaysi saddex geesood ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189704"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189704"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189704\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189706,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189704\/revisions\/189706"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189707"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189704"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189704"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189704"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}