{"id":189816,"date":"2026-01-23T12:47:25","date_gmt":"2026-01-23T09:47:25","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189816"},"modified":"2026-01-23T12:47:25","modified_gmt":"2026-01-23T09:47:25","slug":"diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/","title":{"rendered":"Diyaaradihii Imaaraadke ee Boosaaso oo u wareegay\u2026"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189817\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/The-Antonov-An-124-Maximus-Air-Cargo-photographed-here-in-Dubai-in-2007-connected-to-UAE-supply-routes-to-Sudan-and-Libya-Wikimedia-scaled-1.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"483\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/The-Antonov-An-124-Maximus-Air-Cargo-photographed-here-in-Dubai-in-2007-connected-to-UAE-supply-routes-to-Sudan-and-Libya-Wikimedia-scaled-1.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/The-Antonov-An-124-Maximus-Air-Cargo-photographed-here-in-Dubai-in-2007-connected-to-UAE-supply-routes-to-Sudan-and-Libya-Wikimedia-scaled-1-300x208.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/The-Antonov-An-124-Maximus-Air-Cargo-photographed-here-in-Dubai-in-2007-connected-to-UAE-supply-routes-to-Sudan-and-Libya-Wikimedia-scaled-1-218x150.webp 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/The-Antonov-An-124-Maximus-Air-Cargo-photographed-here-in-Dubai-in-2007-connected-to-UAE-supply-routes-to-Sudan-and-Libya-Wikimedia-scaled-1-605x420.webp 605w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/The-Antonov-An-124-Maximus-Air-Cargo-photographed-here-in-Dubai-in-2007-connected-to-UAE-supply-routes-to-Sudan-and-Libya-Wikimedia-scaled-1-100x70.webp 100w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Diyaarad xamuul oo aad u weyn, taasoo horay loola xiriiriyay inay hub u daabuleysay kooxda RSF ee Suudaan, ayaa u wareegtay xarumo milateri oo ku yaalla Israa\u2019iil iyo Itoobiya, xilli Imaaraadka Carabta uu wajahayo caqabado cusub oo ku aaddan hawlgalladooda Soomaaliya, sida ay bahisay shabakadda Middle East Eye.<\/p>\n<p>Sida warbixintu xustay, diyaaraddan oo ah nooca Antonov An-124 laguna magacaabo UR-ZYD, waxaa maamula shirkadda Maximus Air ee fadhigeedu yahay Abu Dhabi. Maalmihii la soo dhaafay, diyaaraddu waxay dhowr jeer u kala gooshtay Imaaraadka iyo garoonka Harar Meda, kaasoo lagu tilmaamay saldhigga ugu weyn ee Ciidamada Cirka Itoobiya.<\/p>\n<p>Xogta duulimaadyada ayaa muujineysa dhaqdhaqaaq joogto ah: 3-dii Janaayo, diyaaraddu waxay ka duushay Garoonka Caalamiga ah ee Abu Dhabi, waxayna cago dhigatay Harar Meda ee Itoobiya, iyadoo halkaas ka soo laabatay 90 daqiiqo kadib.<\/p>\n<p>Sidoo kale, 12-kii Janaayo, waxay mar kale ka duushay saldhigga ciidamada cirka ee Al Dhafra ee Imaaraadka, iyadoo gaartay Harar Meda, kuna soo laabatay isla galabnimadii. Safarkan ayaa mar kale soo noqday 15-kii iyo 17-kii Janaayo.<\/p>\n<p>Kadib duulimaadkii 17-kii Janaayo ee ay ku tagtay saldhigga ciidamada Itoobiya, diyaaraddu waxay u gudubtay Garoonka Bole ee Addis Ababa, intaas kadibna waxay u sii gudubtay magaalada Marseille ee Faransiiska iyo Taraz ee dalka Kazakhstan, ka hor inta aysan u sii gudbin Shiinaha iyo Thailand.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan, in ka hor inta aysan diyaaraddu billaabin duulimaadyada Itoobiya, ay saddex jeer u kala gooshtay saldhigga Sheekh Ciisa ee dalka Baxrayn iyo saldhigga ciidamada cirka ee Ovda ee Israa\u2019iil intii u dhaxeysay dabayaaqadii bishii December.<\/p>\n<p>Xaaladda gobolka iyo saameynta Soomaaliya<br \/>\nIn kasta oo aan si rasmi ah loo ogeyn waxa ay diyaaraddu siday, haddana Middle East Eye waxay dhaq-dhaqaaqan ku macneysay mid salka ku haya loolanka sii kordhaya ee u dhaxeeya Imaaraadka iyo Sacuudiga ee ka jira Yemen iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa imaanaysa xilli dagaalka Suudaan ee u dhaxeeya Ciidamada Qalabka Sida iyo xoogagga RSF uu galay marxalad adag. Riyadh, Qaahira, iyo Ankara ayaa la sheegay inay kordhiyeen taageerada ay siinayaan ciidanka dowladda Suudaan, si ay u wiiqaan awoodda Imaaraadka oo lagu eedeeyo inuu taageero buuxda siiyo xoogagga RSF\u2014eedeyntaas oo ay Abu Dhabi marar badan beenisay.<\/p>\n<p>Warbixintu waxay si gaar ah u iftiimisay in Imaaraadku uu ku qasbanaaday inuu dib u qiimeeyo goobaha uu ka hawlgalo kadib markii uu xumaaday xiriirka kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Muqdisho ayaa laashay heshiisyo iskaashi oo dhanka dekedaha iyo amniga ah, taasoo hubanti la\u2019aan gelisay joogitaanka Imaaraadka ee waqooyiga Soomaaliya, gaar ahaan Boosaaso iyo magaalada Berbera oo ay Imaaraadku dano waaweyn ka lahaayeen.<\/p>\n<p>Nathaniel Raymond, oo madax ka ah Shaybaarka Cilmi-baarista Bani\u2019aadamnimada ee Jaamacadda Yale, kana faallooda colaadda Suudaan, ayaa sheegay in duulimaadyada joogtada ah ee taga saldhigga milateri ee Itoobiya\u2014iyadoo la og yahay in Itoobiya ay xuduud la leedahay deegaannada ay ku xooggan yihiin RSF\u2014ay tahay \u201carrin walaac caalami ah leh.\u201d<\/p>\n<p>Wuxuu soo jeediyay in haddii la xaqiijiyo in duulimaadyadan ay hub u sidaan RSF, ay tahay in Itoobiya laga mamnuuco inay hawadeeda u furto shabakadahaas.<\/p>\n<p>Shirkadda Maximus Air iyo dowladda Imaaraadku weli kama aysan jawaabin codsiyada Middle East Eye ee ku aaddan arrintan, balse Imaaraadku wuxuu horay u beeniyay eedeymo la mid ah kuwan oo ay Qaramada Midoobay soo saartay sannadkii 2021-kii, kuwaas oo ku saabsanaa jebinta cunaqabateynta hubka ee Liibiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad xamuul oo aad u weyn, taasoo horay loola xiriiriyay inay hub u daabuleysay kooxda RSF ee Suudaan, ayaa u wareegtay xarumo milateri oo ku yaalla Israa\u2019iil iyo Itoobiya, xilli Imaaraadka Carabta uu wajahayo caqabado cusub oo ku aaddan hawlgalladooda Soomaaliya, sida ay bahisay shabakadda Middle East Eye. Sida warbixintu xustay, diyaaraddan oo ah nooca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189819,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1769161693,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaaradihii Imaaraadke ee Boosaaso oo u wareegay\u2026 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaaradihii Imaaraadke ee Boosaaso oo u wareegay\u2026 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Diyaarad xamuul oo aad u weyn, taasoo horay loola xiriiriyay inay hub u daabuleysay kooxda RSF ee Suudaan, ayaa u wareegtay xarumo milateri oo ku yaalla Israa\u2019iil iyo Itoobiya, xilli Imaaraadka Carabta uu wajahayo caqabado cusub oo ku aaddan hawlgalladooda Soomaaliya, sida ay bahisay shabakadda Middle East Eye. Sida warbixintu xustay, diyaaraddan oo ah nooca [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-23T09:47:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/An-124_14.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1004\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/\",\"name\":\"Diyaaradihii Imaaraadke ee Boosaaso oo u wareegay\u2026 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/An-124_14.jpg\",\"datePublished\":\"2026-01-23T09:47:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/An-124_14.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/An-124_14.jpg\",\"width\":1500,\"height\":1004},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaaradihii Imaaraadke ee Boosaaso oo u wareegay\u2026\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaaradihii Imaaraadke ee Boosaaso oo u wareegay\u2026 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaaradihii Imaaraadke ee Boosaaso oo u wareegay\u2026 - Wardoon","og_description":"Diyaarad xamuul oo aad u weyn, taasoo horay loola xiriiriyay inay hub u daabuleysay kooxda RSF ee Suudaan, ayaa u wareegtay xarumo milateri oo ku yaalla Israa\u2019iil iyo Itoobiya, xilli Imaaraadka Carabta uu wajahayo caqabado cusub oo ku aaddan hawlgalladooda Soomaaliya, sida ay bahisay shabakadda Middle East Eye. Sida warbixintu xustay, diyaaraddan oo ah nooca [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-23T09:47:25+00:00","og_image":[{"width":1500,"height":1004,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/An-124_14.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/","name":"Diyaaradihii Imaaraadke ee Boosaaso oo u wareegay\u2026 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/An-124_14.jpg","datePublished":"2026-01-23T09:47:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/An-124_14.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/An-124_14.jpg","width":1500,"height":1004},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-imaaraadke-ee-boosaaso-oo-u-wareegay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaaradihii Imaaraadke ee Boosaaso oo u wareegay\u2026"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189816"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189818,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189816\/revisions\/189818"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189819"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}