{"id":190020,"date":"2026-02-04T12:45:59","date_gmt":"2026-02-04T09:45:59","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190020"},"modified":"2026-02-04T12:45:59","modified_gmt":"2026-02-04T09:45:59","slug":"abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/","title":{"rendered":"Abiy Ahmed oo u jawaabay Trump"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190022\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/597023_2936701_jfgyujf_updates.jpg\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"400\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/597023_2936701_jfgyujf_updates.jpg 700w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/597023_2936701_jfgyujf_updates-300x171.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/597023_2936701_jfgyujf_updates-696x398.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa mar kale ka hadlay arrinta biyo xireenka weyn ee Itoobiya, wuxuuna ku celiyey in aysan jirin wax deyn ah ama kaalmo ah oo ay ka heleen dhinacna intuu lagu guda jiray dhismaha biyo xireenka.<\/p>\n<p>\u201cWaa mashruuc ku suuragalay go\u2019aankii geesiyaasha Itoobiyaanka ahaa, iyo dadaalka ay muujiyeen dadka reer Itoobiya gudaha iyo dibaddaba\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha oo carrabka ku dhuftay in aan wax deyn ah ama gargaar ah lagu qaadan dhismaha biyo xireenka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku celceliyay dhawaan in dalkiisu uu maalgeliyey dhismaha biyo xireenka Grand Renaissance Dam (GERD), jawaabta Ra\u2019iisul Wasaare Abiy-na waxay daba socotaa arrintaas.<\/p>\n<p>\u201cItoobiya ma aysan amaahan xitaa hal doollar si ay u dhisto biyo-xireenka,\u201d ayuu yiri Abiy.<\/p>\n<p>Marka la eego biyo-xireenka Nile ee 14-sano jirka ah oo Itoobiya ay xarigga ka jartay sannadkii hore, Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa marar badan sheegay in Itoobiya ay ku dhistay lacag Mareykanku leeyahay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa u sheegay Xildhibaanada Baarlamaanka in aysan joogsan ka shaqeynta Mashaariicda waaweyn ee Itoobiya; Waxa uu sidoo kale sheegay in la bilaabay dhismaha mid ka mid ah garoomada diyaaradaha ee ugu waaweyn Afrika.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo maanta la hadlayey baarlamaanka dalkiisa ayaa mar kale meel adag iska taagay doonista dalkiisa inuu boos ku yeesho badda cas.<\/p>\n<p>Wuxuu yiri \u201cWaa arrin ka soo horjeedda xeerarka dabiiciga ah in loo maleeyo in Itoobiya aysan bad rabin\u201d, wuxuuna intaa ku daray in badda cas ay muhiim u tahay Itoobiya.<\/p>\n<p>\u201cItoobiya iyo badda cas lama kala reebi karo\u201d ayuu yiri, isagoo intaa ku daray in Itoobiya aysan doonayn inay xoog ku hesho marin ay u marto badda cas.<\/p>\n<p>Dhanka kale, wuxuu arrinta badda cas la barbar dhigay sida ay Israa\u2019iil u koontaroosho buuraleyda Golan Heights oo ay u aragto arrin amnigeeda ku xiran.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Israa\u2019iil ay Golan Heights u qabsatay sababo la xiriira walaac xagga amniga ah, Itoobiyana ay danteeda qaranka ku xiran tahay badda cas. \u201cItoobiya ma doonayso inay xaabbad riddo si ay taas u gaarto\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Abiy Axmed: \u201cBadda cas waxay nooga dhigan tahay si la mid ah waxa ay Israa\u2019iil Golan Heights uga dhigan tahay\u201d<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya oo baaq u diray guud ahaan Soomaalida Geeska Afrika<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa mar kale ka hadlay arrinta biyo xireenka weyn ee Itoobiya, wuxuuna ku celiyey in aysan jirin wax deyn ah ama kaalmo ah oo ay ka heleen dhinacna intuu lagu guda jiray dhismaha biyo xireenka. \u201cWaa mashruuc ku suuragalay go\u2019aankii geesiyaasha Itoobiyaanka ahaa, iyo dadaalka ay muujiyeen dadka reer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1770198382,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190020","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abiy Ahmed oo u jawaabay Trump - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abiy Ahmed oo u jawaabay Trump - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa mar kale ka hadlay arrinta biyo xireenka weyn ee Itoobiya, wuxuuna ku celiyey in aysan jirin wax deyn ah ama kaalmo ah oo ay ka heleen dhinacna intuu lagu guda jiray dhismaha biyo xireenka. \u201cWaa mashruuc ku suuragalay go\u2019aankii geesiyaasha Itoobiyaanka ahaa, iyo dadaalka ay muujiyeen dadka reer [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-04T09:45:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/597023_2936701_jfgyujf_updates.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/\",\"name\":\"Abiy Ahmed oo u jawaabay Trump - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/597023_2936701_jfgyujf_updates.jpg\",\"datePublished\":\"2026-02-04T09:45:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/597023_2936701_jfgyujf_updates.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/597023_2936701_jfgyujf_updates.jpg\",\"width\":700,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abiy Ahmed oo u jawaabay Trump\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abiy Ahmed oo u jawaabay Trump - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abiy Ahmed oo u jawaabay Trump - Wardoon","og_description":"&nbsp; Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa mar kale ka hadlay arrinta biyo xireenka weyn ee Itoobiya, wuxuuna ku celiyey in aysan jirin wax deyn ah ama kaalmo ah oo ay ka heleen dhinacna intuu lagu guda jiray dhismaha biyo xireenka. \u201cWaa mashruuc ku suuragalay go\u2019aankii geesiyaasha Itoobiyaanka ahaa, iyo dadaalka ay muujiyeen dadka reer [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-04T09:45:59+00:00","og_image":[{"width":700,"height":400,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/597023_2936701_jfgyujf_updates.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/","name":"Abiy Ahmed oo u jawaabay Trump - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/597023_2936701_jfgyujf_updates.jpg","datePublished":"2026-02-04T09:45:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/597023_2936701_jfgyujf_updates.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/597023_2936701_jfgyujf_updates.jpg","width":700,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-u-jawaabay-trump\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abiy Ahmed oo u jawaabay Trump"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190020"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190020"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190031,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190020\/revisions\/190031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}