{"id":190052,"date":"2026-02-06T12:37:18","date_gmt":"2026-02-06T09:37:18","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190052"},"modified":"2026-02-06T12:37:18","modified_gmt":"2026-02-06T09:37:18","slug":"faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Faylasha Jeffrey Epstein oo laga helay xogta carruur laga dhoofiyey Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190053\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1770063882923.webp\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1770063882923.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1770063882923-300x169.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1770063882923-768x432.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1770063882923-696x392.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1770063882923-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>Dokumiintiyo sir ah oo ay shaacisay Waaxda Caddaaladda Maraykanka ayaa daboolka ka qaaday in shabakaddii uu hoggaaminayay maalqabeenkii fadeexaduhu hareeyeen ee Jeffrey Epstein ay xididdo ku lahayd Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya iyo Kenya, halkaas oo loo adeegsan jiray goobo laga qorto carruurta iyo marinno laga dhoofiyo dhibbanayaasha.<\/p>\n<p>Warbixintan oo ka kooban in ka badan 3.5 milyan oo bog, isla markaana soo bixitaankeeda uu sababay sharciga daah-furnaanta ee Epstein Files Transparency Act, ayaa tilmaamaysa in Epstein uu adeegsan jiray hay\u2019ado samafal (NGOs), wakaaladaha xayaysiinta dharka iyo hawlgallo bani\u2019aannimo si uu ugu qariyo falalka ka ganacsiga galmada ee carruurta iyo dadka nugul.<\/p>\n<p>Sida ku cad dukumiintiyada la helay, shabakadda Epstein waxay calaamadeysay Kenya iyo Soomaaliya, gaar ahaa gobollada Somaliland, inay yihiin goobo laga fuliyo falalka la xiriira carruurta, halka dalalka Tansaaniya iyo Senegal ay ahaayeen marinno muhiim u ah isku-gudbinta.<\/p>\n<p>Xogta ayaa muujinaysa in magaalada xeebeedka Mombasa ay ahayd xarun laga dhoofiyo carruurta laga keeno Soomaaliya, Itoobiya, Koonfurta Suudaan iyo Suudaan.<\/p>\n<p>Weli dokumentiyada lagama helin faah-faahinno dheeraad ah oo ku saabsan carruurta la sheegay in laga dhoofiyey Soomaaliya, sida magacyadooda, halka la geeyey iyo halka ay ku dambeeyeen.<\/p>\n<p>Dukumiintiyada ayaa si gaar ah u faahfaahiyay qorsheyaal la xiriira deegaanada Somaliland. Baarayaasha ayaa xusay in Epstein uu waday qorshe uu istuudiyo filimada lagu sameeyo (film studio) uga hirgelinayo Somaliland.<\/p>\n<p>Tallaabadaas ayaa la sheegay in ujeeddadeedu ahayd in lagu soo jiito dhallinyarada jilitaanka xiisaysa, si loogu gacan geliyo shabakadda ka ganacsata galmada ee uu maamulayay Epstein iyo xulafadiisa. Sidoo kale, waxaa dukumiintiyada ku jira xogo muujinaya inuu Epstein daneynayay inuu banki ganacsi ka furto gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dukumiintiyada la soo bandhigay waxaa ka mid ah silsilado iimaylo ah oo u dhexeeyay Epstein iyo xulafadiisa laga soo billaabo sanadkii 2009-kii.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah farriimahaas oo ku saabsanaa safar Kenya lagu tegayo, ayaa qof la shaqeynayay Epstein wuxuu u qoray: \u201cInaan soo kaxeyno ilmo yar\u2026 ama labo\u2026 wiilal ama gabdho,\u201d isagoo hadalkaas ku tilmaamay \u201ckaftan.\u201d<\/p>\n<p>Farriin kale oo dhacday bishii December 2010, ayuu Epstein weydiiyay haweeney lagu magacaabo Irina: \u201cMiyay jirtaa cid cusub caawa?\u201d markii ay ku jawaabtay maya, wuxuu Epstein ku gaabsaday: \u201cKenya.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale, Peggy Siegal oo ahayd xayeysiiye caan ah oo xiriir dhow la lahayd Epstein, ayaa iimayl ay dirtay 2009 ku tiri: \u201cHaddii aysan na cunin dagaalyahannada Masaay-da, waxaa na cuni doona burcad-badeedda Soomaaliya,\u201d iyadoo safarkaas ku tilmaamtay \u201cwaaya-aragnimo nololeed oo kale.\u201d<\/p>\n<p>Jeffrey Epstein ayaa xabsiga isku dhex dilay bishii July 2019 kadib markii lagu xiray eedeymo la xiriira ka ganacsiga galmada, halka saaxiibtiis Ghislaine Maxwell lagu xukumay dambiyo la mid ah sanadkii 2021.<\/p>\n<p>Warkani wuxuu iftiiminayaa heerka ay gaarsiisnayd shabakaddan caalamiga ah iyo sida magaca samafalka loogu gabbaday si looga faa\u2019iideysto carruurta Geeska Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dokumiintiyo sir ah oo ay shaacisay Waaxda Caddaaladda Maraykanka ayaa daboolka ka qaaday in shabakaddii uu hoggaaminayay maalqabeenkii fadeexaduhu hareeyeen ee Jeffrey Epstein ay xididdo ku lahayd Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya iyo Kenya, halkaas oo loo adeegsan jiray goobo laga qorto carruurta iyo marinno laga dhoofiyo dhibbanayaasha. Warbixintan oo ka kooban in ka badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190053,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1770370665,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190052","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Faylasha Jeffrey Epstein oo laga helay xogta carruur laga dhoofiyey Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Faylasha Jeffrey Epstein oo laga helay xogta carruur laga dhoofiyey Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dokumiintiyo sir ah oo ay shaacisay Waaxda Caddaaladda Maraykanka ayaa daboolka ka qaaday in shabakaddii uu hoggaaminayay maalqabeenkii fadeexaduhu hareeyeen ee Jeffrey Epstein ay xididdo ku lahayd Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya iyo Kenya, halkaas oo loo adeegsan jiray goobo laga qorto carruurta iyo marinno laga dhoofiyo dhibbanayaasha. Warbixintan oo ka kooban in ka badan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-06T09:37:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1770063882923.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/\",\"name\":\"Faylasha Jeffrey Epstein oo laga helay xogta carruur laga dhoofiyey Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1770063882923.webp\",\"datePublished\":\"2026-02-06T09:37:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1770063882923.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1770063882923.webp\",\"width\":1024,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Faylasha Jeffrey Epstein oo laga helay xogta carruur laga dhoofiyey Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Faylasha Jeffrey Epstein oo laga helay xogta carruur laga dhoofiyey Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Faylasha Jeffrey Epstein oo laga helay xogta carruur laga dhoofiyey Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Dokumiintiyo sir ah oo ay shaacisay Waaxda Caddaaladda Maraykanka ayaa daboolka ka qaaday in shabakaddii uu hoggaaminayay maalqabeenkii fadeexaduhu hareeyeen ee Jeffrey Epstein ay xididdo ku lahayd Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya iyo Kenya, halkaas oo loo adeegsan jiray goobo laga qorto carruurta iyo marinno laga dhoofiyo dhibbanayaasha. Warbixintan oo ka kooban in ka badan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-06T09:37:18+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":576,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1770063882923.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/","name":"Faylasha Jeffrey Epstein oo laga helay xogta carruur laga dhoofiyey Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1770063882923.webp","datePublished":"2026-02-06T09:37:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1770063882923.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1770063882923.webp","width":1024,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faylasha-jeffrey-epstein-oo-laga-helay-xogta-carruur-laga-dhoofiyey-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Faylasha Jeffrey Epstein oo laga helay xogta carruur laga dhoofiyey Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190052"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190052"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190052\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190054,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190052\/revisions\/190054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190053"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190052"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190052"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}