{"id":190089,"date":"2026-02-08T12:41:35","date_gmt":"2026-02-08T09:41:35","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190089"},"modified":"2026-02-08T12:41:35","modified_gmt":"2026-02-08T09:41:35","slug":"video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/","title":{"rendered":"VIDEO: Cumar Cabdirashiid &#8220;DFS waxay fulineysaa waxyaabihi aan ku heshiinay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190090\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-08-093852.png\" alt=\"\" width=\"689\" height=\"442\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-08-093852.png 689w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-08-093852-300x192.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-08-093852-655x420.png 655w\" sizes=\"(max-width: 689px) 100vw, 689px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Danjire Daahir Maxamuud Geelle oo xalay shir jiraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyaga oo caddeeyay mowqifkooda ku aaddan xiisadda ka dhalatay arrimaha Dastuurka oo ay isku hayaan dowladda iyo mucaaradka.<\/p>\n<p>Cumar Cabdirashiid oo shirka jaraa\u2019id ka hadlay ayaa sheegay inay si buuxda u taageersan yihiin tallaabada loo qaaday wax ka beddalka cutubka 4-aad ee Dastuurka, wuxuuna u mahad-celiyay guddiyada iyo baaralamaanka dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaa jecleyn in hadda kahor arrinta Dastuurka la keeno baarlamaanka laakiin maanta qadarka Alle ka dhigay, waxaana rabnaa inaan iyada uga mahad-celinno dowladda in wixii lagu heshiiyay ay fulineyso\u201d ayuu yiri Cumar.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in heshiiskii ay horay ula galeen Villa Somalia ay qayb ka ahayn arrintan, isla markaana ay furaxsan yihiin in maanta la fuliyo.<\/p>\n<p>\u201cHadda akhriskii ugu horreeyay ee cutubka 4-aad ee la geeyay baarlamaanka waan boggaadineynaa runtii dowladda iyo guddiyadii kasoo shaqeeyay waafajiyayna heshiishii 25-kii August aanu saxiinay\u201d ayuu mar kale yiri.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu ku daray in kaliya haatan ay harsan tahay doorashada iyo wada-hadallada loo ballansan yahay ee u dhexeeya dowladda iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, isagoo rajo ka muujiyay in ay guuleysan doonaan.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxa dhiman waxaa weeye waa arrimaha doorashooyinka iyo hadda shirarkan nagu soo wajahan Madash Mustaqbalka iyo dowladda ay yeelanayaan iyagana waxaan rajaneynaa in is-afgarad uu kasoo baxo\u201d ayuu sii raaciyay.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo shalay baarlamaanka Soomaliya uu ka dooday qodobada wax ka beddalka lagu sameeyey ee 49-aad, 50-aad iyo 54-aad, isla-markaana ay soo jeediyeen guddiyada ku shaqada leh ee Dastuurka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1366671895210210%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Danjire Daahir Maxamuud Geelle oo xalay shir jiraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyaga oo caddeeyay mowqifkooda ku aaddan xiisadda ka dhalatay arrimaha Dastuurka oo ay isku hayaan dowladda iyo mucaaradka. Cumar Cabdirashiid oo shirka jaraa\u2019id ka hadlay ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190090,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1770543720,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190089","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>VIDEO: Cumar Cabdirashiid &quot;DFS waxay fulineysaa waxyaabihi aan ku heshiinay&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"VIDEO: Cumar Cabdirashiid &quot;DFS waxay fulineysaa waxyaabihi aan ku heshiinay&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Danjire Daahir Maxamuud Geelle oo xalay shir jiraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyaga oo caddeeyay mowqifkooda ku aaddan xiisadda ka dhalatay arrimaha Dastuurka oo ay isku hayaan dowladda iyo mucaaradka. Cumar Cabdirashiid oo shirka jaraa\u2019id ka hadlay ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-08T09:41:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-08-093852.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"689\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"442\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/\",\"name\":\"VIDEO: Cumar Cabdirashiid \\\"DFS waxay fulineysaa waxyaabihi aan ku heshiinay\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-08-093852.png\",\"datePublished\":\"2026-02-08T09:41:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-08-093852.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-08-093852.png\",\"width\":689,\"height\":442},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"VIDEO: Cumar Cabdirashiid &#8220;DFS waxay fulineysaa waxyaabihi aan ku heshiinay&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"VIDEO: Cumar Cabdirashiid \"DFS waxay fulineysaa waxyaabihi aan ku heshiinay\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"VIDEO: Cumar Cabdirashiid \"DFS waxay fulineysaa waxyaabihi aan ku heshiinay\" - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Danjire Daahir Maxamuud Geelle oo xalay shir jiraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyaga oo caddeeyay mowqifkooda ku aaddan xiisadda ka dhalatay arrimaha Dastuurka oo ay isku hayaan dowladda iyo mucaaradka. Cumar Cabdirashiid oo shirka jaraa\u2019id ka hadlay ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-08T09:41:35+00:00","og_image":[{"width":689,"height":442,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-08-093852.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/","name":"VIDEO: Cumar Cabdirashiid \"DFS waxay fulineysaa waxyaabihi aan ku heshiinay\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-08-093852.png","datePublished":"2026-02-08T09:41:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-08-093852.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-08-093852.png","width":689,"height":442},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/video-cumar-cabdirashiid-dfs-waxay-fulineysaa-waxyaabihi-aan-ku-heshiinay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"VIDEO: Cumar Cabdirashiid &#8220;DFS waxay fulineysaa waxyaabihi aan ku heshiinay&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190089"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190089"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190091,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190089\/revisions\/190091"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190090"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}