{"id":190272,"date":"2026-02-23T16:21:21","date_gmt":"2026-02-23T13:21:21","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190272"},"modified":"2026-02-23T16:21:21","modified_gmt":"2026-02-23T13:21:21","slug":"axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo Kulaabtay Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190267\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/638595306_1450796697086932_7668365150904094736_n.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/638595306_1450796697086932_7668365150904094736_n.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/638595306_1450796697086932_7668365150904094736_n-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/638595306_1450796697086932_7668365150904094736_n-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/638595306_1450796697086932_7668365150904094736_n-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo maanta shir gaar ah ku yeeshay xeyndaabka garoonka ee Xerada Xalane ayaa ku dhowaaqay inay burbureen wada-hadalladii ay kula jireen dowladda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed ay soo saareen Golaha ayaa waxaa lagu xaqiijiyay in wada-xaajoodkii soo socday maalmahan uu ugu dambeyn ku soo dhammaaday natiijo la\u2019aan, taas oo sii adkeyneysa xaaladda cakiran ee uu ku jiro dalka.<\/p>\n<p>\u201cGolaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu ka xun yahay inuu shacabka Soomaaliyeed ku wargeliyo in wadaxaajoodkii ay kula jireen DFS uu kusoo dhammaaday natiijo la\u2019aan. Goluhu wuxuu wada-hadalku ku galay niyad wanaag iyo in dalka looga turo xaaladda adag ee uu ku jiro\u201d ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.<\/p>\n<p>Golaha Mustaqbalka ayaa xudunta is-mariwaaga iyo kala aragti duwanaanta labada dhinac ku sheegay inay sabab u tahay in goluhu ku adkeystay in Dastuurka KMG ka ah ee 2012 uu yahay aas aaska sharciga ee dalka u dagsan, wax ka beddalkiisana uu u baahan yahay heshiis qaran oo loo dhan yahay, halka dhanka kale ay dowladdu taas beddalkeeda ku adkeysatay in aysan cidna u joojineyn wax ka beddalka, siina wadi doonto.<\/p>\n<p>Arrinta labaad ee fashilka keentay ayuu goluhu ku sheegay in sidoo kale ay ku adkeysteen in doorashada Dowlad-goboleedyada muddo dhaafka ah la qabto, iyada oo la raacayo sida uu dhigayo Dastuurka Dowlad-goboleedyada iyo mabaadii\u2019da Dastuurka Federaalka Soomaaliya, taa beddalkeena iyaduna waxay dowladdu dooneysay in doorashooyinka saddexda Maamul-goboleed lagu qabto sharciyad doorasho iyo habraacyo ku saleysan Dastuurka wax ka beddalkiisa la\u2019isku haysto, waxayna taasi dhalisay in ugu dambeyn lagu kala tego shirka.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedkan ayaa sidoo kale lagu eedeeyay Villa Somalia, waxaana goluhu sheegay in cadaadis xoogan ay dowladda kala kulmeen intii ay socdeen wada-hadallada.<\/p>\n<p>\u201cMuddadii ay wada-hadalladu socdeen waxaa cadaadis amni iyo mid siyaasadeed la saaray xubnaha golaha, waxaana warbaahinta lagu faafiyay sheekooyin sumcad dil xambaarsan tallaabooyinkaas oo dhammaan wiiqayay kalsoonida iyo niyad-samida wada-hadalka\u201d ayaa mar kale lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa fashilka kadib goordhow ka dhoofay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, isaga oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo muddo ku sugnaa caasimda ayaa qayb ka ahaa wada-hadalka, balse waxay baxayaan iyada oo aan la gaarin wax heshiis ah.<\/p>\n<p>Si kastaba, Soomaaliya ayaa haatan taagan isgoys siyaasadeed oo xasaasi ah, waxaana si weyn la\u2019isugu hayaan doorashada iyo arrimaha Dastuurka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-190274\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/640065055_1532964951523695_1643374131602528205_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1408\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/640065055_1532964951523695_1643374131602528205_n.jpg 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/640065055_1532964951523695_1643374131602528205_n-230x300.jpg 230w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/640065055_1532964951523695_1643374131602528205_n-785x1024.jpg 785w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/640065055_1532964951523695_1643374131602528205_n-768x1001.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/640065055_1532964951523695_1643374131602528205_n-696x907.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/640065055_1532964951523695_1643374131602528205_n-1068x1392.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/640065055_1532964951523695_1643374131602528205_n-322x420.jpg 322w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190273\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/639171687_1532964948190362_5187869978556644077_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1270\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/639171687_1532964948190362_5187869978556644077_n.jpg 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/639171687_1532964948190362_5187869978556644077_n-255x300.jpg 255w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/639171687_1532964948190362_5187869978556644077_n-871x1024.jpg 871w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/639171687_1532964948190362_5187869978556644077_n-768x903.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/639171687_1532964948190362_5187869978556644077_n-696x818.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/639171687_1532964948190362_5187869978556644077_n-1068x1256.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/639171687_1532964948190362_5187869978556644077_n-357x420.jpg 357w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo maanta shir gaar ah ku yeeshay xeyndaabka garoonka ee Xerada Xalane ayaa ku dhowaaqay inay burbureen wada-hadalladii ay kula jireen dowladda. &nbsp; Warsaxaafadeed ay soo saareen Golaha ayaa waxaa lagu xaqiijiyay in wada-xaajoodkii soo socday maalmahan uu ugu dambeyn ku soo dhammaaday natiijo la\u2019aan, taas oo sii adkeyneysa xaaladda cakiran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190262,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1771852941,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190272","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo Kulaabtay Kismaayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo Kulaabtay Kismaayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo maanta shir gaar ah ku yeeshay xeyndaabka garoonka ee Xerada Xalane ayaa ku dhowaaqay inay burbureen wada-hadalladii ay kula jireen dowladda. &nbsp; Warsaxaafadeed ay soo saareen Golaha ayaa waxaa lagu xaqiijiyay in wada-xaajoodkii soo socday maalmahan uu ugu dambeyn ku soo dhammaaday natiijo la\u2019aan, taas oo sii adkeyneysa xaaladda cakiran [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-23T13:21:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Mucaaradka-Golaha-Mustaqbalka-scaled-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo Kulaabtay Kismaayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Mucaaradka-Golaha-Mustaqbalka-scaled-1.webp\",\"datePublished\":\"2026-02-23T13:21:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Mucaaradka-Golaha-Mustaqbalka-scaled-1.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Mucaaradka-Golaha-Mustaqbalka-scaled-1.webp\",\"width\":1920,\"height\":1280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo Kulaabtay Kismaayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo Kulaabtay Kismaayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo Kulaabtay Kismaayo - Wardoon","og_description":"Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo maanta shir gaar ah ku yeeshay xeyndaabka garoonka ee Xerada Xalane ayaa ku dhowaaqay inay burbureen wada-hadalladii ay kula jireen dowladda. &nbsp; Warsaxaafadeed ay soo saareen Golaha ayaa waxaa lagu xaqiijiyay in wada-xaajoodkii soo socday maalmahan uu ugu dambeyn ku soo dhammaaday natiijo la\u2019aan, taas oo sii adkeyneysa xaaladda cakiran [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-23T13:21:21+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1280,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Mucaaradka-Golaha-Mustaqbalka-scaled-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/","name":"Axmed Madoobe oo Kulaabtay Kismaayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Mucaaradka-Golaha-Mustaqbalka-scaled-1.webp","datePublished":"2026-02-23T13:21:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Mucaaradka-Golaha-Mustaqbalka-scaled-1.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Mucaaradka-Golaha-Mustaqbalka-scaled-1.webp","width":1920,"height":1280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kulaabtay-kismaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo Kulaabtay Kismaayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190272"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190272"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190272\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190275,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190272\/revisions\/190275"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190262"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190272"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190272"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190272"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}