{"id":190284,"date":"2026-02-24T12:52:41","date_gmt":"2026-02-24T09:52:41","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190284"},"modified":"2026-02-24T12:52:41","modified_gmt":"2026-02-24T09:52:41","slug":"daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/","title":{"rendered":"DAAWO: Muungaab oo Deni kuyiri Xamar waxba laga weydiin mayo."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190285\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-24-095211.png\" alt=\"\" width=\"657\" height=\"417\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-24-095211.png 657w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-24-095211-300x190.png 300w\" sizes=\"(max-width: 657px) 100vw, 657px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa si adag ugu jawaabay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo dhawaan si quus ah uga hadlay xaaladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Deni ayaa sheegay in caasimadda ay ka taagan tahay xaalad quus ah oo uu geliyay hoggaanka haatan talada dalka haya, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cMadaxda sidan u gashay caasimadda waa uga lexjeclo badanahay. Xogagaal ayaa ahay dalkaan halis badan ayaa ii muuqata,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Guddoomiye Muungaab oo hadalka Deni daba socda ayaa sheegay in Muqdisho ay ku sugan tahay horumar, isla markaana aan laga warsaneyn xaaladda caasimadda nin xerada Xalane isku soo xiray.<\/p>\n<p>\u201cNin xero isku soo xiray intuu makarafoon qaato habeen iyo maalin uu dhaho Xamar waxay ku sugan tahay, wax loo dulqaadan karo maahan. Xamar wanaag ayay ku sugan tahay ee ma wanaaga u diidan tahay?\u201d ayuu yiri Guddoomiye Muungaab oo si duurxul ah ugu jawaabay Deni.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas kusii daray: \u201cXamar wax aad gelisid oo ku leedahay ma jirto. Xamar waxay ku sugan tahay horumar, nabad iyo qurux iyo bilic. Waxa ay qabatay doorasho toos ah oo qof iyo cod ah. Markaan rabitaan shaqsiyadeed oo qaawan dib uma celi karo Xamar.\u201d<\/p>\n<p>Si kastaba, magaalada Muqdisho ayaa muddooyinkii dambe si weyn u soo kabanaysay, iyadoo shacabka ku naaloonayaan xasillooni amni, isla markaana ay ka raysteen qaraxyadii iyo falalkii amni-darrada ahaa ee ay geysan jireen kooxaha argagixisada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=315&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1266452145400847%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa si adag ugu jawaabay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo dhawaan si quus ah uga hadlay xaaladda Muqdisho. Deni ayaa sheegay in caasimadda ay ka taagan tahay xaalad quus ah oo uu geliyay hoggaanka haatan talada dalka haya, sida uu hadalka u dhigay. \u201cMadaxda sidan u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190285,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1771926792,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190284","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Muungaab oo Deni kuyiri Xamar waxba laga weydiin mayo. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Muungaab oo Deni kuyiri Xamar waxba laga weydiin mayo. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa si adag ugu jawaabay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo dhawaan si quus ah uga hadlay xaaladda Muqdisho. Deni ayaa sheegay in caasimadda ay ka taagan tahay xaalad quus ah oo uu geliyay hoggaanka haatan talada dalka haya, sida uu hadalka u dhigay. \u201cMadaxda sidan u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-24T09:52:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-24-095211.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"657\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"417\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/\",\"name\":\"DAAWO: Muungaab oo Deni kuyiri Xamar waxba laga weydiin mayo. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-24-095211.png\",\"datePublished\":\"2026-02-24T09:52:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-24-095211.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-24-095211.png\",\"width\":657,\"height\":417},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Muungaab oo Deni kuyiri Xamar waxba laga weydiin mayo.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Muungaab oo Deni kuyiri Xamar waxba laga weydiin mayo. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Muungaab oo Deni kuyiri Xamar waxba laga weydiin mayo. - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa si adag ugu jawaabay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo dhawaan si quus ah uga hadlay xaaladda Muqdisho. Deni ayaa sheegay in caasimadda ay ka taagan tahay xaalad quus ah oo uu geliyay hoggaanka haatan talada dalka haya, sida uu hadalka u dhigay. \u201cMadaxda sidan u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-24T09:52:41+00:00","og_image":[{"width":657,"height":417,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-24-095211.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/","name":"DAAWO: Muungaab oo Deni kuyiri Xamar waxba laga weydiin mayo. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-24-095211.png","datePublished":"2026-02-24T09:52:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-24-095211.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Screenshot-2026-02-24-095211.png","width":657,"height":417},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-deni-kuyiri-xamar-waxba-laga-weydiin-mayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Muungaab oo Deni kuyiri Xamar waxba laga weydiin mayo."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190284"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190284"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190286,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190284\/revisions\/190286"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190285"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}