{"id":190341,"date":"2026-02-27T12:35:04","date_gmt":"2026-02-27T09:35:04","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190341"},"modified":"2026-02-27T12:35:04","modified_gmt":"2026-02-27T09:35:04","slug":"dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/","title":{"rendered":"Dagaal ka dhex-qarxay Pakistan iyo Afgaanistaan."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190342\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/AFP__20260227__996489F__v1__HighRes__PakistanAfghanistanConflict-1772169602.webp\" alt=\"\" width=\"770\" height=\"513\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/AFP__20260227__996489F__v1__HighRes__PakistanAfghanistanConflict-1772169602.webp 770w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/AFP__20260227__996489F__v1__HighRes__PakistanAfghanistanConflict-1772169602-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/AFP__20260227__996489F__v1__HighRes__PakistanAfghanistanConflict-1772169602-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/AFP__20260227__996489F__v1__HighRes__PakistanAfghanistanConflict-1772169602-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/AFP__20260227__996489F__v1__HighRes__PakistanAfghanistanConflict-1772169602-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 770px) 100vw, 770px\" \/><\/p>\n<p>Dagaal toos ah ayaa ka dhex qarxay ciidamada Milateriga labada dal ee Pakistan iyo Afgaanistaan kadib markii ciidamada daalbaan Afgaanistaan ay weerar ku qaadeen ciidamada Pakistan ee ku sugan xuduuda labada Dal.<br \/>\nTaliska Milateriga Afgaanistaan ayaa ku doodaya in weerarka ay qaadeen ay kaga jawaabayaan duqeymo xaga cirka ah oo Pakistan ay ka geysatay asbuucii hore gudaha dalka Afgaanistaan sida gobollada Nangarhar iyo Paktia ee gudaha Afgaanistaan,waxaa soo kordhaya dhimashada askarta labada dal iyo sheegashooyinka labada dhinac.<br \/>\nWararka ugu danbeeya ayaa sheegaya in ciidamada cirka Pakistan duqeymo ka gaysanayaan magaalooyin ka tirsan Gobolada Afgaanistaan iyagoona si gaar ah u bartlmaameedsanaya xerooyin ciidan xili muuqaalo kaga soo duubay duqeymaha lagu baahiyay baraha bulshada.<br \/>\nLabada dal waxay kala sheegayaan ciidamo ay iska dileen war ka soo baxay dhanka Pakistan waxaa lagu shaaciyay inay dileen 133 askari oo Afgaanistan kuwaasoo sida ay sheegeen soo weeraray saldhigyada ciidamadooda ee xuduuda,sidoo kale war ka soo baxay Afgaanistan ayay iyaguna ku sheegteen inay dileen ilaa 54 askarta Pakistan ka mid ahaa.<br \/>\nSi kastaba dagaalada labada dal waxaa ka dhashay in diyaaradaha dagaalka Pakistaan duqeeyeen saacadihii ugu danbeeyay Caasimada Afgaanistan ee Kapul.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal toos ah ayaa ka dhex qarxay ciidamada Milateriga labada dal ee Pakistan iyo Afgaanistaan kadib markii ciidamada daalbaan Afgaanistaan ay weerar ku qaadeen ciidamada Pakistan ee ku sugan xuduuda labada Dal. Taliska Milateriga Afgaanistaan ayaa ku doodaya in weerarka ay qaadeen ay kaga jawaabayaan duqeymo xaga cirka ah oo Pakistan ay ka geysatay asbuucii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190342,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1772184930,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190341","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal ka dhex-qarxay Pakistan iyo Afgaanistaan. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal ka dhex-qarxay Pakistan iyo Afgaanistaan. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal toos ah ayaa ka dhex qarxay ciidamada Milateriga labada dal ee Pakistan iyo Afgaanistaan kadib markii ciidamada daalbaan Afgaanistaan ay weerar ku qaadeen ciidamada Pakistan ee ku sugan xuduuda labada Dal. Taliska Milateriga Afgaanistaan ayaa ku doodaya in weerarka ay qaadeen ay kaga jawaabayaan duqeymo xaga cirka ah oo Pakistan ay ka geysatay asbuucii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-27T09:35:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/AFP__20260227__996489F__v1__HighRes__PakistanAfghanistanConflict-1772169602.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"770\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"513\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/\",\"name\":\"Dagaal ka dhex-qarxay Pakistan iyo Afgaanistaan. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/AFP__20260227__996489F__v1__HighRes__PakistanAfghanistanConflict-1772169602.webp\",\"datePublished\":\"2026-02-27T09:35:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/AFP__20260227__996489F__v1__HighRes__PakistanAfghanistanConflict-1772169602.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/AFP__20260227__996489F__v1__HighRes__PakistanAfghanistanConflict-1772169602.webp\",\"width\":770,\"height\":513},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal ka dhex-qarxay Pakistan iyo Afgaanistaan.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal ka dhex-qarxay Pakistan iyo Afgaanistaan. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal ka dhex-qarxay Pakistan iyo Afgaanistaan. - Wardoon","og_description":"Dagaal toos ah ayaa ka dhex qarxay ciidamada Milateriga labada dal ee Pakistan iyo Afgaanistaan kadib markii ciidamada daalbaan Afgaanistaan ay weerar ku qaadeen ciidamada Pakistan ee ku sugan xuduuda labada Dal. Taliska Milateriga Afgaanistaan ayaa ku doodaya in weerarka ay qaadeen ay kaga jawaabayaan duqeymo xaga cirka ah oo Pakistan ay ka geysatay asbuucii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-27T09:35:04+00:00","og_image":[{"width":770,"height":513,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/AFP__20260227__996489F__v1__HighRes__PakistanAfghanistanConflict-1772169602.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/","name":"Dagaal ka dhex-qarxay Pakistan iyo Afgaanistaan. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/AFP__20260227__996489F__v1__HighRes__PakistanAfghanistanConflict-1772169602.webp","datePublished":"2026-02-27T09:35:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/AFP__20260227__996489F__v1__HighRes__PakistanAfghanistanConflict-1772169602.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/AFP__20260227__996489F__v1__HighRes__PakistanAfghanistanConflict-1772169602.webp","width":770,"height":513},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhex-qarxay-pakistan-iyo-afgaanistaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal ka dhex-qarxay Pakistan iyo Afgaanistaan."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190341"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190341"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190341\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190343,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190341\/revisions\/190343"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190342"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190341"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190341"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190341"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}