{"id":190344,"date":"2026-02-27T12:41:16","date_gmt":"2026-02-27T09:41:16","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190344"},"modified":"2026-02-27T12:41:16","modified_gmt":"2026-02-27T09:41:16","slug":"soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo magac yaableh u bixisay ceelka shidaalka laga qodayo Galmudug"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190346\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/d0297ac0-cbe6-11ee-92b5-6dd0b184e545.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"359\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/d0297ac0-cbe6-11ee-92b5-6dd0b184e545.jpg.webp 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/d0297ac0-cbe6-11ee-92b5-6dd0b184e545.jpg-300x168.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ceelkii ugu horreeyay ee shidaal laga qodi doono baddeenna loo bixiyay magaca \u201cCurad 1-aad\u201d, sida uu shaaciyay Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta, Daahir Shire Maxamed.<\/p>\n<p>Wasiirka oo hadal ka jeediyay munaasabad dhawaan lagu sagootinayay markabka \u00c7a\u011fr\u0131 Bey, oo qaabilsan howlaha qodista kana ambabaxay dekedda Ta\u015fucu ee gobolka Mersin ayaa tilmaamay in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu magacaas u doortay ceelka.<\/p>\n<p>Wuxuu yiri, \u201cMaanta waxaan u joognaa ambabixintii markabka shidaalka qodi lahaa ceelka ugu horreeyay ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ugu magac daray Curad Kow.\u201d<\/p>\n<p>Waxaa la filayaa in markabku muddo 45 maalmood ah ku soo gaaro xeebaha Soomaaliya. Tani waxay noqoneysaa markii ugu horreysay ee markab Turki ah oo ku takhasusay qodista biyaha aadka u moolka dheer uu howlgallo ka fuliyo meel ka baxsan biyaha dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Daahir Shire Maxamed ayaa munaasabadda ku tilmaamay mid taariikhi ah, isaga oo sheegay inay astaan u tahay soo kabashada dalka iyo hiigsiga mustaqbal dhaqaale oo wanaagsan. Wuxuu xusay in markabkani uu xanbaarsan yahay rajo cusub oo ku dhisan sharci, hufnaan iyo isla xisaabtan.<\/p>\n<p>\u201cMarkabkan maanta u ambabaxay biyaha Soomaaliya ma aha oo keliya qalab farsamo; waa astaan qaran, waa rajo, waa fursad, waa bilow cusub oo ku dhisan sharci, hufnaan iyo mas\u2019uuliyad,\u201d ayuu yiri Wasiirku.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale caddeeyay in kheyraadka shidaalka loo maamuli doono si waafaqsan xeerarka caalamiga ah, si dakhliga ka soo baxa uu uga faa\u2019iideysto jiilka maanta iyo kuwa mustaqbalka, islamarkaana uu gacan uga geysto kobaca dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>Howshan ayaa ka dambeysay heshiis dowladeed oo la saxiixay bishii Maarso 2024, kaas oo lagu horumarinayo qaybaha saliidda iyo gaasta.<\/p>\n<p>Shirkadda tamarta ee dowliga ah ee Turkiga, Turkish Petroleum (TPAO), ayaa haysata rukhsadaha baarista saddex qaybood oo ku yaalla biyaha Soomaaliya, halkaas oo sahanno dhul-gariir (seismic surveys) ah lagu soo gabagabeeyay sannadkii tegay.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay Wasiirka Tamarta Turkiga, Alparslan Bayraktar, markabka \u00c7a\u011fr\u0131 Bey wuxuu awood u leeyahay qodista ilaa 12,000 mitir (39,370 cagood), isaga oo ka mid ah maraakiibta ku shaqeeya biyaha aadka u qoto dheer.<\/p>\n<p>Dhererka minaaraddiisa oo gaaraya 114 mitir (374 cagood) awgiis, ma mari karo Kanaalka Suweys; sidaas darteedna wuxuu ku soo wareegayaa qaaradda Afrika, isaga oo soo maraya Marinka Rajada Wanaagsan si uu u gaaro Badweynta Hindiya.<\/p>\n<p>Bayraktar ayaa xusay in howlgalkan uu qayb ka yahay qorshaha ballaarinta caalamiga ah ee shirkadda tamarta Turkiga. Wuxuu sheegay inuu rajeynayo in hawlgalkani uu sare u qaadi doono xiriirka u dhexeeya Turkiga iyo Soomaaliya, isla markaana la filayo in qodistu ka bilaabato Soomaaliya bisha April.<\/p>\n<p>Inta uu howlgalka socdo, markabka waxaa wehlinaya maraakiib ka tirsan ciidanka badda Turkiga, oo ay ka mid yihiin TCG Sancaktar, TCG G\u00f6kova iyo TCG Bafra, si loo xaqiijiyo amniga hawsha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ceelkii ugu horreeyay ee shidaal laga qodi doono baddeenna loo bixiyay magaca \u201cCurad 1-aad\u201d, sida uu shaaciyay Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta, Daahir Shire Maxamed. Wasiirka oo hadal ka jeediyay munaasabad dhawaan lagu sagootinayay markabka \u00c7a\u011fr\u0131 Bey, oo qaabilsan howlaha qodista kana ambabaxay dekedda Ta\u015fucu ee gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190346,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1772185300,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190344","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya oo magac yaableh u bixisay ceelka shidaalka laga qodayo Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya oo magac yaableh u bixisay ceelka shidaalka laga qodayo Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ceelkii ugu horreeyay ee shidaal laga qodi doono baddeenna loo bixiyay magaca \u201cCurad 1-aad\u201d, sida uu shaaciyay Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta, Daahir Shire Maxamed. Wasiirka oo hadal ka jeediyay munaasabad dhawaan lagu sagootinayay markabka \u00c7a\u011fr\u0131 Bey, oo qaabilsan howlaha qodista kana ambabaxay dekedda Ta\u015fucu ee gobolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-27T09:41:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/d0297ac0-cbe6-11ee-92b5-6dd0b184e545.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/\",\"name\":\"Soomaaliya oo magac yaableh u bixisay ceelka shidaalka laga qodayo Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/d0297ac0-cbe6-11ee-92b5-6dd0b184e545.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2026-02-27T09:41:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/d0297ac0-cbe6-11ee-92b5-6dd0b184e545.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/d0297ac0-cbe6-11ee-92b5-6dd0b184e545.jpg.webp\",\"width\":640,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya oo magac yaableh u bixisay ceelka shidaalka laga qodayo Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya oo magac yaableh u bixisay ceelka shidaalka laga qodayo Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya oo magac yaableh u bixisay ceelka shidaalka laga qodayo Galmudug - Wardoon","og_description":"Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ceelkii ugu horreeyay ee shidaal laga qodi doono baddeenna loo bixiyay magaca \u201cCurad 1-aad\u201d, sida uu shaaciyay Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta, Daahir Shire Maxamed. Wasiirka oo hadal ka jeediyay munaasabad dhawaan lagu sagootinayay markabka \u00c7a\u011fr\u0131 Bey, oo qaabilsan howlaha qodista kana ambabaxay dekedda Ta\u015fucu ee gobolka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-27T09:41:16+00:00","og_image":[{"width":640,"height":359,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/d0297ac0-cbe6-11ee-92b5-6dd0b184e545.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/","name":"Soomaaliya oo magac yaableh u bixisay ceelka shidaalka laga qodayo Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/d0297ac0-cbe6-11ee-92b5-6dd0b184e545.jpg.webp","datePublished":"2026-02-27T09:41:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/d0297ac0-cbe6-11ee-92b5-6dd0b184e545.jpg.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/d0297ac0-cbe6-11ee-92b5-6dd0b184e545.jpg.webp","width":640,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-magac-yaableh-u-bixisay-ceelka-shidaalka-laga-qodayo-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya oo magac yaableh u bixisay ceelka shidaalka laga qodayo Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190344"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190344"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190348,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190344\/revisions\/190348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190346"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}