{"id":190358,"date":"2026-02-27T19:56:55","date_gmt":"2026-02-27T16:56:55","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190358"},"modified":"2026-02-27T19:56:55","modified_gmt":"2026-02-27T16:56:55","slug":"golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/","title":{"rendered":"Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ku Baaqay Gogol Wada-Tashi Qaran, Kana Horyimid Wax-ka-Beddelka Dastuurka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-190363\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2.png\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"598\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2.png 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2-300x166.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2-1024x567.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2-768x425.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2-696x385.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2-1068x591.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2-759x420.png 759w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/>Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shirweyinihii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb-galeen madaxda golaha, mudanayaal ka tirsan baarlamaanka, siyaasiyiin, iyo waxgarad ka socda qaybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n<p>Shirweynaha oo loogu magac daray \u201cDifaaca Dastuurka\u201d ayaa looga dooday muddo-dhaafka dowlad-goboleedyada iyo hubanti la\u2019aanta ku gadaaman doorashooyinkooda iyo saamaynta taban ee arrimahaasi ku leeyihiin in dalku si nabad ah uga gudbo marxaladda kala-guurka siyaasadeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, shirka ayaa looga hadlay abaaraha ba\u2019an ee dalka ka jira, kuwaas oo saamayn xooggan ku yeeshay dad iyo duunyo intaba.<\/p>\n<p>War-murtiyeedka kasoo baxay shirweynaha mucaaradka, ayuu Golaha Mustaqbalka uga dhawaaqay inay fidinayaan gogol dalka looga badbaadinayo firaaq dastuuri ah marka la gaaro 14-ka April 2026.<\/p>\n<p>Shirweynuhu wuxuu cambaareeyay wax-ka-beddelka hal-dhinaca ah sharci darradana ah ee lagu sameeyey Dastuurka, wuxuuna madaxda Dowladda Federaalka ugu baaqayaa in ay ka waantoobaan tallaabooyinkaas, ayna ogaadaan in lagula xisaabtami doono.<\/p>\n<p>\u201cDastuurku waa heshiis bulsho iyo xarigga isku haya midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed, uuna yahay aasaaska dowladnimada,\u201d ayaa lagu yiri war-murtiyeedka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Waxa uu shirweynuhu si adag uga horyimid in wax-ka-beddel kasta oo aan sharciga loo marin, isla markaana aysan u dhamayn dowlad-goboleedyada iyo saamilayda kale ee siyaasada, wadatashi wax ku ool ahna lagala yeelan dadweynaha uu wiiqayo ujeedkii dastuurka loo sameeyey.<\/p>\n<p>\u201cWaa in doorashooyinka Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ee muddo-dhaafka ah si degdeg ah loo qabto, iyadoo la raacayo Dastuuradooda iyo mabaadi\u2019da Dastuurka Federaalka ee kala soocaya awoodaha labada heer ee dowladeed.\u201d<\/p>\n<p>Bayaanka ayaa si cad loogu sheegay in qorshayaasha guracan dowladda oo ugu horreeyo dastuurka ay abuurayaan cawaaqib hor leh oo qalalaase iyo jahawareer ku keena nabadda, dowlad-dhiska iyo midnimada qaranka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina, Shirweynuhu wuxuu ugu baaqay ummadda Soomaaliyeed iyo beesha caalamka in gurmad degdeg ah loo fidiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso war-murtiyeedka oo dhameystiran:<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190359\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_4089.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"841\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_4089.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_4089-274x300.webp 274w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_4089-696x762.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_4089-384x420.webp 384w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-190360\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_4090.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"833\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_4090.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_4090-277x300.webp 277w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_4090-696x755.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_4090-387x420.webp 387w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-190361\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_4091.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"661\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_4091.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_4091-300x258.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_4091-696x599.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_4091-488x420.webp 488w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shirweyinihii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb-galeen madaxda golaha, mudanayaal ka tirsan baarlamaanka, siyaasiyiin, iyo waxgarad ka socda qaybaha kala duwan ee bulshada. Shirweynaha oo loogu magac daray \u201cDifaaca Dastuurka\u201d ayaa looga dooday muddo-dhaafka dowlad-goboleedyada iyo hubanti la\u2019aanta ku gadaaman doorashooyinkooda iyo saamaynta taban [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190363,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1772211444,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190358","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ku Baaqay Gogol Wada-Tashi Qaran, Kana Horyimid Wax-ka-Beddelka Dastuurka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ku Baaqay Gogol Wada-Tashi Qaran, Kana Horyimid Wax-ka-Beddelka Dastuurka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shirweyinihii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb-galeen madaxda golaha, mudanayaal ka tirsan baarlamaanka, siyaasiyiin, iyo waxgarad ka socda qaybaha kala duwan ee bulshada. Shirweynaha oo loogu magac daray \u201cDifaaca Dastuurka\u201d ayaa looga dooday muddo-dhaafka dowlad-goboleedyada iyo hubanti la\u2019aanta ku gadaaman doorashooyinkooda iyo saamaynta taban [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-27T16:56:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"598\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/\",\"name\":\"Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ku Baaqay Gogol Wada-Tashi Qaran, Kana Horyimid Wax-ka-Beddelka Dastuurka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2.png\",\"datePublished\":\"2026-02-27T16:56:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2.png\",\"width\":1080,\"height\":598},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ku Baaqay Gogol Wada-Tashi Qaran, Kana Horyimid Wax-ka-Beddelka Dastuurka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ku Baaqay Gogol Wada-Tashi Qaran, Kana Horyimid Wax-ka-Beddelka Dastuurka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ku Baaqay Gogol Wada-Tashi Qaran, Kana Horyimid Wax-ka-Beddelka Dastuurka - Wardoon","og_description":"Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shirweyinihii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb-galeen madaxda golaha, mudanayaal ka tirsan baarlamaanka, siyaasiyiin, iyo waxgarad ka socda qaybaha kala duwan ee bulshada. Shirweynaha oo loogu magac daray \u201cDifaaca Dastuurka\u201d ayaa looga dooday muddo-dhaafka dowlad-goboleedyada iyo hubanti la\u2019aanta ku gadaaman doorashooyinkooda iyo saamaynta taban [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-27T16:56:55+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":598,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/","name":"Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ku Baaqay Gogol Wada-Tashi Qaran, Kana Horyimid Wax-ka-Beddelka Dastuurka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2.png","datePublished":"2026-02-27T16:56:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-2.png","width":1080,"height":598},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-mustaqbalka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-gogol-wada-tashi-qaran-kana-horyimid-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ku Baaqay Gogol Wada-Tashi Qaran, Kana Horyimid Wax-ka-Beddelka Dastuurka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190358"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190358"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190365,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190358\/revisions\/190365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190363"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}