{"id":190409,"date":"2026-03-01T15:10:24","date_gmt":"2026-03-01T12:10:24","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190409"},"modified":"2026-03-01T15:10:24","modified_gmt":"2026-03-01T12:10:24","slug":"iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/","title":{"rendered":"Iran oo magacowday Hogaamiye cusub oo badalay Ayatollah  Cali Khamenei"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190410\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/645761492_981240417564263_6396268028894758692_n.jpg\" alt=\"\" width=\"805\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/645761492_981240417564263_6396268028894758692_n.jpg 805w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/645761492_981240417564263_6396268028894758692_n-300x201.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/645761492_981240417564263_6396268028894758692_n-768x515.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/645761492_981240417564263_6396268028894758692_n-696x467.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/645761492_981240417564263_6396268028894758692_n-626x420.jpg 626w\" sizes=\"(max-width: 805px) 100vw, 805px\" \/><\/p>\n<p>Kadib dilka hoggaamiyihii sare ee Iiraan Aayatullaahi Cali Khamenei ayaa waxaa maanta si kumeel gaar ah xilkaas loogu magacaabay Aayatullaahi Alireza \u2060Arafi, si xilligan adag usii hoggaamiyo dalka.<\/p>\n<p>Ninkan ayaa kamid ahaa madaxda ugu awoodda badan Iiraan, wuxuuna sidoo kale aad ugu dhowaa hoggaamiyihii ruuxiga ahaa ee shalay duqeynta lagu dilay, kadib weerar culus oo ay Mareykanka iyo Israa\u2019iil la beegsadeen.<\/p>\n<p>Aayatullaahi Alireza \u2060Arafi ayaa hoggaamin doonaa golaha sare ee ku-meel-gaarka ah ee maamula Iiraan, kaas oo ka kooban madaxweynaha iyo madaxda garsoorka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, golahani wuxuu hoggaamin doonaa Iiraan ilaa inta laga soo magacaabayo hoggaamiye sare oo si rasmi ah u beddela Cali Khamenei, sida ay werisay Wakaaladda Wararka Iiraan ee Tasnim.<\/p>\n<p>Magacaabistan ayaa kusoo aaday, iyada oo waaberigii hore ee saaka oo Axad ah ay si rasmi ah Iiraan u xaqiijisay geerida hoggaamiyihii ugu sarreeyay dalkaas, Aayatullaahi Cali Khamenei, kadib weerar baaxad weyn oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Mareykanka iyo kuwa Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Geerida Khamenei ayaa shaki weyn gelineysa mustaqbalka Jamhuuriyadda Islaamiga ah, waxayna gobolka u horseedaysaa halis cusub oo xasillooni-darro ah.<\/p>\n<p>Si kastaba, weerarkan ayaa daaha ka rogaya weji cusub oo layaab leh oo ku saabsan faragelinta tooska ah ee Mareykanka ee Iiraan, wuxuuna xambaarsan yahay khatar aargoosi iyo inuu qarxo dagaal baahsan.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa sidoo kale muujinaysa muruq-tuur militari oo aan horay loo arag oo ka yimid madaxweyne ku ololeeyay hal-ku-dhegga \u201cMareykanka ayaa mudnaanta koowaad leh\u201d isla markaana wacad ku maray inuu dalkiisa ka saarayo dagaallada aan dhammaadka lahayn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib dilka hoggaamiyihii sare ee Iiraan Aayatullaahi Cali Khamenei ayaa waxaa maanta si kumeel gaar ah xilkaas loogu magacaabay Aayatullaahi Alireza \u2060Arafi, si xilligan adag usii hoggaamiyo dalka. Ninkan ayaa kamid ahaa madaxda ugu awoodda badan Iiraan, wuxuuna sidoo kale aad ugu dhowaa hoggaamiyihii ruuxiga ahaa ee shalay duqeynta lagu dilay, kadib weerar culus oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190410,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1772367057,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190409","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Iran oo magacowday Hogaamiye cusub oo badalay Ayatollah Cali Khamenei - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Iran oo magacowday Hogaamiye cusub oo badalay Ayatollah Cali Khamenei - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kadib dilka hoggaamiyihii sare ee Iiraan Aayatullaahi Cali Khamenei ayaa waxaa maanta si kumeel gaar ah xilkaas loogu magacaabay Aayatullaahi Alireza \u2060Arafi, si xilligan adag usii hoggaamiyo dalka. Ninkan ayaa kamid ahaa madaxda ugu awoodda badan Iiraan, wuxuuna sidoo kale aad ugu dhowaa hoggaamiyihii ruuxiga ahaa ee shalay duqeynta lagu dilay, kadib weerar culus oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-01T12:10:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/645761492_981240417564263_6396268028894758692_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"805\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/\",\"name\":\"Iran oo magacowday Hogaamiye cusub oo badalay Ayatollah Cali Khamenei - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/645761492_981240417564263_6396268028894758692_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-03-01T12:10:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/645761492_981240417564263_6396268028894758692_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/645761492_981240417564263_6396268028894758692_n.jpg\",\"width\":805,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Iran oo magacowday Hogaamiye cusub oo badalay Ayatollah Cali Khamenei\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Iran oo magacowday Hogaamiye cusub oo badalay Ayatollah Cali Khamenei - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Iran oo magacowday Hogaamiye cusub oo badalay Ayatollah Cali Khamenei - Wardoon","og_description":"Kadib dilka hoggaamiyihii sare ee Iiraan Aayatullaahi Cali Khamenei ayaa waxaa maanta si kumeel gaar ah xilkaas loogu magacaabay Aayatullaahi Alireza \u2060Arafi, si xilligan adag usii hoggaamiyo dalka. Ninkan ayaa kamid ahaa madaxda ugu awoodda badan Iiraan, wuxuuna sidoo kale aad ugu dhowaa hoggaamiyihii ruuxiga ahaa ee shalay duqeynta lagu dilay, kadib weerar culus oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-01T12:10:24+00:00","og_image":[{"width":805,"height":540,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/645761492_981240417564263_6396268028894758692_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/","name":"Iran oo magacowday Hogaamiye cusub oo badalay Ayatollah Cali Khamenei - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/645761492_981240417564263_6396268028894758692_n.jpg","datePublished":"2026-03-01T12:10:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/645761492_981240417564263_6396268028894758692_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/645761492_981240417564263_6396268028894758692_n.jpg","width":805,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-magacowday-hogaamiye-cusub-oo-badalay-ayatollah-cali-khamenei\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Iran oo magacowday Hogaamiye cusub oo badalay Ayatollah Cali Khamenei"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190409"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190409"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190409\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190411,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190409\/revisions\/190411"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190410"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190409"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190409"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190409"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}