{"id":190473,"date":"2026-03-04T12:39:15","date_gmt":"2026-03-04T09:39:15","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190473"},"modified":"2026-03-04T12:39:15","modified_gmt":"2026-03-04T09:39:15","slug":"axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe  oo qaatay go\u2019aan lamid ah kan Deni kuna dhawaaqday\u2026"},"content":{"rendered":"<figure id=\"attachment_183534\" aria-describedby=\"caption-attachment-183534\" style=\"width: 2048px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-183534\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg\" alt=\"AXMED MADOOBE\" width=\"2048\" height=\"1462\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n-300x214.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n-1024x731.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n-768x548.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n-1536x1097.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n-696x497.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n-1068x762.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n-588x420.jpg 588w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n-100x70.jpg 100w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-183534\" class=\"wp-caption-text\">AXMED MADOOBE<\/figcaption><\/figure>\n<p>Jubaland ayaa shaaca ka qaaday in aysan qayb ka ahayn go\u2019aanka la filayo in maanta Baarlamaanka uu ka gaaro dhammeystirka Dastuurka KMG ka ah, si loo ansixiyo.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Jubaland waxay caddeyneysaa in aysan qayb ka ahayn habraacyada iyo tallaabooyinka lagu wado wax ka beddelka Dastuurka, maadaama wadiiqooyinka loo marayo ay yihiin kuwa aan waafaqsanayn heshiisyadii iyo habraacyadii lagu dhisay Dastuurka\u201d. ayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxa ay intaasi ku dartay in xildhibaannadeeda ay ka maqan yihiin habraacyada wax ka beddelka Dastuurka, isla markaana natiijo kasta oo kasoo baxda kulanka maanta aysan quseyn maamulkooda.<\/p>\n<p>\u201cXildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matala Jubaland ayaa si wadajir ah uga maqan dhammaan geeddi-socota iyo habraacyada lagu wado wax ka beddelka Dastuurka. Taas macnaheedu waa in Jubaland aan s rasmi ah loogu matalin natiijo kasta oo kasoo baxda hanaankaas\u201d ayaa mar kale lagu yiri warsaxaafadeedka maamulka Jubaland.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo lasii raaciyay \u201cSidaas awgeed Dowladda Jubaland waxay si cad u sheegeysaa in dadka iyo deegaannada Jubaland aan lagu dhaqi doonin, lagana aqoonsan doonin go\u2019aan kasta oo hal dhinac ah oo wax looga beddelayo Dastuurkii heshiiska lagu ahaa iyadoo aan loo marin wadatashi qaran oo loo dhan yahay\u201d.<\/p>\n<p>Jubaland waxaa kale oo ay sheegtay in ay miiska u saaran yihiin dhammaan xulashooyinka la heli karo, haddii uu dhammaado muddo xileedka sharciga ah ee Hay\u2019adaha Federaalka, iyadoo aan heshiis rasmi ah laga gaarin hannaanka doorashooyinka qaran oo weli ay dood ka taagan tahay.<\/p>\n<p>Tallaabadan oo kale waxaa horay u qaaday Puntland oo iyadana wadatashi ugu yeertay xidhibaannadeeda, waxayna ku dhawaaqday in ay qaadacday wax ka beddelka lagu sameeyay Dastuurka, sidoo kalena aysan qayb ka noqon doonin ansixintiisa oo maanta loo ballansanyahay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190474\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/644811651_1488258225989396_5186052091040950535_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"870\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/644811651_1488258225989396_5186052091040950535_n.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/644811651_1488258225989396_5186052091040950535_n-240x300.webp 240w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/644811651_1488258225989396_5186052091040950535_n-336x420.webp 336w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jubaland ayaa shaaca ka qaaday in aysan qayb ka ahayn go\u2019aanka la filayo in maanta Baarlamaanka uu ka gaaro dhammeystirka Dastuurka KMG ka ah, si loo ansixiyo. \u201cDowladda Jubaland waxay caddeyneysaa in aysan qayb ka ahayn habraacyada iyo tallaabooyinka lagu wado wax ka beddelka Dastuurka, maadaama wadiiqooyinka loo marayo ay yihiin kuwa aan waafaqsanayn heshiisyadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189955,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1772617181,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190473","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo qaatay go\u2019aan lamid ah kan Deni kuna dhawaaqday\u2026 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo qaatay go\u2019aan lamid ah kan Deni kuna dhawaaqday\u2026 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jubaland ayaa shaaca ka qaaday in aysan qayb ka ahayn go\u2019aanka la filayo in maanta Baarlamaanka uu ka gaaro dhammeystirka Dastuurka KMG ka ah, si loo ansixiyo. \u201cDowladda Jubaland waxay caddeyneysaa in aysan qayb ka ahayn habraacyada iyo tallaabooyinka lagu wado wax ka beddelka Dastuurka, maadaama wadiiqooyinka loo marayo ay yihiin kuwa aan waafaqsanayn heshiisyadii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-04T09:39:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Axmed-Madoobe-1080x720-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo qaatay go\u2019aan lamid ah kan Deni kuna dhawaaqday\u2026 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Axmed-Madoobe-1080x720-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2026-03-04T09:39:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Axmed-Madoobe-1080x720-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Axmed-Madoobe-1080x720-1.jpeg\",\"width\":1080,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo qaatay go\u2019aan lamid ah kan Deni kuna dhawaaqday\u2026\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo qaatay go\u2019aan lamid ah kan Deni kuna dhawaaqday\u2026 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo qaatay go\u2019aan lamid ah kan Deni kuna dhawaaqday\u2026 - Wardoon","og_description":"Jubaland ayaa shaaca ka qaaday in aysan qayb ka ahayn go\u2019aanka la filayo in maanta Baarlamaanka uu ka gaaro dhammeystirka Dastuurka KMG ka ah, si loo ansixiyo. \u201cDowladda Jubaland waxay caddeyneysaa in aysan qayb ka ahayn habraacyada iyo tallaabooyinka lagu wado wax ka beddelka Dastuurka, maadaama wadiiqooyinka loo marayo ay yihiin kuwa aan waafaqsanayn heshiisyadii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-04T09:39:15+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Axmed-Madoobe-1080x720-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/","name":"Axmed Madoobe oo qaatay go\u2019aan lamid ah kan Deni kuna dhawaaqday\u2026 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Axmed-Madoobe-1080x720-1.jpeg","datePublished":"2026-03-04T09:39:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Axmed-Madoobe-1080x720-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Axmed-Madoobe-1080x720-1.jpeg","width":1080,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qaatay-goaan-lamid-ah-kan-deni-kuna-dhawaaqday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo qaatay go\u2019aan lamid ah kan Deni kuna dhawaaqday\u2026"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190473"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190473"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190475,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190473\/revisions\/190475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189955"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}