{"id":190495,"date":"2026-03-04T22:46:32","date_gmt":"2026-03-04T19:46:32","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190495"},"modified":"2026-03-04T22:46:32","modified_gmt":"2026-03-04T19:46:32","slug":"daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/","title":{"rendered":"Daawo: Xasan Sheekh oo muujiyay sida uu ugu farxsan yahay dhamaystirka Dastuurka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190496\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502.png\" alt=\"\" width=\"1247\" height=\"686\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502.png 1247w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502-300x165.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502-1024x563.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502-768x422.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502-696x383.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502-1068x588.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502-763x420.png 763w\" sizes=\"(max-width: 1247px) 100vw, 1247px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay ansixinta dhameystirka dastuurka KMG ah.<\/p>\n<p>Xildhibaannada labada Aqal ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay dhameystirka wax ka beddelka dastuurka KMG ah, sida uu sheegay guddoonka Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa bogaadiyay xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo tallaabada ay ku ansixiyeen dastuurka dalka ku tilmaamay mid taariikhi ah.<\/p>\n<p>\u201cDhamaan dadka Soomaaliyeed maanta waa maalin taariikhi ah oo ku suntan dhameystirka dastuurka qaranka iyo gaba-gabeynta rasmiga ah ee marxaladdii KMG aheyd ee muddada dheer soo jiitamaysay,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku sii daray: \u201cMaanta waa maalin lagu xasuusan doono hanashada guul qaran oo muddo dheer la sugayay, taas oo naga saartay ku-meel-gaarnimadii, noona horseeday hanashada hanaan dowladnimo oo ku qotoma saldhig sharciyeed oo adag.\u201d<\/p>\n<p>Dastuurka ayuu sheegay madaxweynuhu inuu soo maray geeddi-socod dheer oo dib-u-eegis iyo wax ka beddel ah. \u201cTan iyo xornimadii 1960-kii, Soomaaliya waxay soo martay marxalado kala duwan oo ku saleysan dastuur iyo nidaam dowladeed.\u201d<\/p>\n<p>\u201cQiimaha ay maanta u leedahay umadda Soomaaliyeed ma ahan oo keliya in la ansixiyay dastuurkii qaranka, ee waa maalin ay umadda Soomaaliyeed si rasmi ah uga gudubtay marxaladdii ku-meel-gaarka aheyd, una tallaabtay dowladnimo dhameystiran oo sharciyad buuxda leh,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in Jamhuuriyadda Soomaaliya ay muddo 14 sano ah ku shaqeynaysay qaab ku-meel-gaar ah, kaasi oo noqday dabar sharciyeed iyo caqabad weyn oo hor istaagtay xaqiijinta xasillooni buuxda oo dalka gaaro, haddii ay ahaan lahayd dhinacyada siyaasadda, amniga, dhaqaalaha, bulshada iyo xiriirka caalamiga ahba.<\/p>\n<p>\u201cMaanta safarkaas dheer ee qarankeenna Soomaaliyeed soo galay waxa uu gaaray yoolkii uu hiigsanayay, oo ah helitaanka saldhig sharciyeed oo dhameystiran, kaas oo haga howlaha ay qabanayaan hay\u2019adihiisa kala duwan, umadda Soomaaliyeedna awood u siiya jiheynta siyaasadda dalka.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Madaxweynaha ayaa sheegay in dastuurkan cusub uu sababayo saadaalin ku saabsan Soomaaliya iyo jihada ay u socoto, taas oo lagu saleyn karo sharciyad dastuuri ah oo dalka iyo dadku leeyihiin.<\/p>\n<p>Hoos ka daawo muuqaalka<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Xasan Sheekh oo bogaadiyey Xildhibaanadii ansixiyay Dastuurka dalka.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/1sZodnyrB9w\" width=\"1399\" height=\"787\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay ansixinta dhameystirka dastuurka KMG ah. Xildhibaannada labada Aqal ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay dhameystirka wax ka beddelka dastuurka KMG ah, sida uu sheegay guddoonka Golaha Shacabka. Madaxweynaha ayaa bogaadiyay xildhibaannada labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190496,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1772653621,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190495","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Xasan Sheekh oo muujiyay sida uu ugu farxsan yahay dhamaystirka Dastuurka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Xasan Sheekh oo muujiyay sida uu ugu farxsan yahay dhamaystirka Dastuurka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay ansixinta dhameystirka dastuurka KMG ah. Xildhibaannada labada Aqal ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay dhameystirka wax ka beddelka dastuurka KMG ah, sida uu sheegay guddoonka Golaha Shacabka. Madaxweynaha ayaa bogaadiyay xildhibaannada labada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-04T19:46:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1247\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/\",\"name\":\"Daawo: Xasan Sheekh oo muujiyay sida uu ugu farxsan yahay dhamaystirka Dastuurka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502.png\",\"datePublished\":\"2026-03-04T19:46:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502.png\",\"width\":1247,\"height\":686},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Xasan Sheekh oo muujiyay sida uu ugu farxsan yahay dhamaystirka Dastuurka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Xasan Sheekh oo muujiyay sida uu ugu farxsan yahay dhamaystirka Dastuurka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Xasan Sheekh oo muujiyay sida uu ugu farxsan yahay dhamaystirka Dastuurka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay ansixinta dhameystirka dastuurka KMG ah. Xildhibaannada labada Aqal ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay dhameystirka wax ka beddelka dastuurka KMG ah, sida uu sheegay guddoonka Golaha Shacabka. Madaxweynaha ayaa bogaadiyay xildhibaannada labada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-04T19:46:32+00:00","og_image":[{"width":1247,"height":686,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/","name":"Daawo: Xasan Sheekh oo muujiyay sida uu ugu farxsan yahay dhamaystirka Dastuurka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502.png","datePublished":"2026-03-04T19:46:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-194502.png","width":1247,"height":686},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-muujiyay-sida-uu-ugu-farxsan-yahay-dhamaystirka-dastuurka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Xasan Sheekh oo muujiyay sida uu ugu farxsan yahay dhamaystirka Dastuurka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190495"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190495"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190497,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190495\/revisions\/190497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190496"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}