{"id":190664,"date":"2026-03-14T15:47:55","date_gmt":"2026-03-14T12:47:55","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190664"},"modified":"2026-03-14T15:47:55","modified_gmt":"2026-03-14T12:47:55","slug":"ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/","title":{"rendered":"Ciidamada mucaaradka Koonfur Galbeed oo xoog kula wareegay Qansaxdheere."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190665\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"686\" height=\"386\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-1-1.jpg 686w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-1-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><\/p>\n<p>Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo maanta ka dhacay gudaha degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa mucaaradka ee la baxay \u2018badbaadada Koonfur Galbeed\u2019.<\/p>\n<p>Dagaalka oo saacado badan qaatay ayaa ku fiday xaafadaha degmada iyo duleedka, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Ugu yaraan illaa 5 qof ayaa ku dhintay dagaalka, kuwaas oo isugu jiray labada dhinac iyo dad shacab ah, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo dadka deegaanka ah.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa weli kacsan, waxaana dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa gudaha degmada Qansaxdheere, iyada oo dhinacyadu ay helayaan gurmadyo, taas oo uga sii dari karta xiisadda.<\/p>\n<p>Ma jiro wax hadal ah kasoo baxay Koonfur Galbeed oo ku aadan dagaalka maanta ka dhacay Qansaxdheere, ee lasoo wariyay in ay la wareegeen ciidamada taabacsan mucaaradka maamulkaasi.<\/p>\n<p>Xiisaddan ayaa daba socoto arrimo la xiriira khilaafka ka taagan doorashada maamulkaas oo marar badan dib uga dhacday waqtigeeda, iyada oo hadda ay xiisadda isku rogtay gacan ka hadal.<\/p>\n<p>Dhanka kale, degmada Buurhakaba ayaa iyana laga dareemayaa dhaq-dhaqaaqyo uu dhexeeya labada dhinac, iyada oo maalmo kahor mucaaradka ay hub geeyeen degmadaas, kaas oo loo qaybiyay ciidamada kasoo horjeedo Laftagareen.<\/p>\n<p>Waxaa kasii ka horreeyay dagaal kale oo dhawaan ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas oo looga adkaaday ciidamada mucaaradka, kadib markii laga saaray guri ay ku sugnaayeen oo ku yaalla magaaladaasi, kadib weerar ay ku qaadeen ciidamada amniga ee Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo maanta ka dhacay gudaha degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa mucaaradka ee la baxay \u2018badbaadada Koonfur Galbeed\u2019. Dagaalka oo saacado badan qaatay ayaa ku fiday xaafadaha degmada iyo duleedka, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190665,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1773492501,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190664","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada mucaaradka Koonfur Galbeed oo xoog kula wareegay Qansaxdheere. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada mucaaradka Koonfur Galbeed oo xoog kula wareegay Qansaxdheere. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo maanta ka dhacay gudaha degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa mucaaradka ee la baxay \u2018badbaadada Koonfur Galbeed\u2019. Dagaalka oo saacado badan qaatay ayaa ku fiday xaafadaha degmada iyo duleedka, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-14T12:47:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/\",\"name\":\"Ciidamada mucaaradka Koonfur Galbeed oo xoog kula wareegay Qansaxdheere. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2026-03-14T12:47:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-1-1.jpg\",\"width\":686,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada mucaaradka Koonfur Galbeed oo xoog kula wareegay Qansaxdheere.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada mucaaradka Koonfur Galbeed oo xoog kula wareegay Qansaxdheere. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada mucaaradka Koonfur Galbeed oo xoog kula wareegay Qansaxdheere. - Wardoon","og_description":"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo maanta ka dhacay gudaha degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa mucaaradka ee la baxay \u2018badbaadada Koonfur Galbeed\u2019. Dagaalka oo saacado badan qaatay ayaa ku fiday xaafadaha degmada iyo duleedka, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-14T12:47:55+00:00","og_image":[{"width":686,"height":386,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/","name":"Ciidamada mucaaradka Koonfur Galbeed oo xoog kula wareegay Qansaxdheere. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-1-1.jpg","datePublished":"2026-03-14T12:47:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-1-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-1-1.jpg","width":686,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-mucaaradka-koonfur-galbeed-oo-xoog-kula-wareegay-qansaxdheere\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada mucaaradka Koonfur Galbeed oo xoog kula wareegay Qansaxdheere."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190664"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190664"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190664\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190666,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190664\/revisions\/190666"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190665"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190664"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190664"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190664"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}