{"id":190667,"date":"2026-03-14T15:51:40","date_gmt":"2026-03-14T12:51:40","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190667"},"modified":"2026-03-14T15:51:40","modified_gmt":"2026-03-14T12:51:40","slug":"boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/","title":{"rendered":"Boosaaso oo maanta ka taagan tahay Xiisad dagaal."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190668\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Bosaaso.jpg\" alt=\"\" width=\"1011\" height=\"615\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Bosaaso.jpg 1011w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Bosaaso-300x182.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Bosaaso-768x467.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Bosaaso-696x423.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Bosaaso-690x420.jpg 690w\" sizes=\"(max-width: 1011px) 100vw, 1011px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kadib markii ay halkaas dhaq-dhaqaaq ay ka bilaabeen ciidamo ka cabanayo mushaar la\u2019aan.<\/p>\n<p>Ciidamada gadoodka sameeyay ayaa ka tirsan kuwa Daraawiishta Puntland ee ka qayb-qaatay howlgalka Calmiskaad, si looga xoreeyo kooxda Daacish, waxayna ka cabanayaan daryeel la\u2019aan iyo sidoo kale xuquuq mushaari ah oo ka maqan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, ciidamada ayaa xirtay afaafka hore hore ee magaalada Boosaaso, iyaga oo fariisimo cusub ka sameystay halkaasi, taas oo keentay in xiisad laga dareemo duleedka magaalada.<\/p>\n<p>Xiisad culus ayaa sidoo kale la dareemay markii ay goobta tageen ciidamo kale oo ka tirsan kuwa Puntland, kuwaas oo markii dambe ku guuleystay in ciidamada careysan ay ka qaadaan waddada si loo furo isku socodka.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysa ciidamada gadoodka wada ayaa farriin culus u diray madaxda sare ee Dowlad-goboleedka Puntland, iyaga oo ka dalbaday inay soo farogeliyaan arrintooda, si wax looga qabto cabashadooda oo soo noq noqotay.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta deegaanka ayaa hadda wada dadaallo dheeraad ah oo xal loogu raadinayo xiisadda taagan, iyagaoo isku dayaya in ay askartan ku qanciyaan in marka hore ay ku laabtaan xeryahooda, kadibna la xallin doono tacbashada ay qabaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale, ma jiro illaa iyo hadda wax war ah oo kasoo baxay madaxda Puntland ee ku aadan gadoodka ciidamadaas iyo xiisadda haatan laga dareemayo magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.<\/p>\n<p>Si kastaba, gadoodka ay sameynayaan ciidamada Puntland ee ka cabanaya mushaar la\u2019aanta ayaa in-dhawaanahan ku soo badanayay degaannada maamulkaasi, waxaana marar kala duwan ciidamo careysan lagu arkay magaalooyinka Boosaaso, Garoowe iyo Gaalkacyo, kuwaas oo xanibay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee magaalooyinkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kadib markii ay halkaas dhaq-dhaqaaq ay ka bilaabeen ciidamo ka cabanayo mushaar la\u2019aan. Ciidamada gadoodka sameeyay ayaa ka tirsan kuwa Daraawiishta Puntland ee ka qayb-qaatay howlgalka Calmiskaad, si looga xoreeyo kooxda Daacish, waxayna ka cabanayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190668,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1773492733,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190667","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Boosaaso oo maanta ka taagan tahay Xiisad dagaal. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Boosaaso oo maanta ka taagan tahay Xiisad dagaal. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kadib markii ay halkaas dhaq-dhaqaaq ay ka bilaabeen ciidamo ka cabanayo mushaar la\u2019aan. Ciidamada gadoodka sameeyay ayaa ka tirsan kuwa Daraawiishta Puntland ee ka qayb-qaatay howlgalka Calmiskaad, si looga xoreeyo kooxda Daacish, waxayna ka cabanayaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-14T12:51:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Bosaaso.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1011\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"615\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/\",\"name\":\"Boosaaso oo maanta ka taagan tahay Xiisad dagaal. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Bosaaso.jpg\",\"datePublished\":\"2026-03-14T12:51:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Bosaaso.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Bosaaso.jpg\",\"width\":1011,\"height\":615},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Boosaaso oo maanta ka taagan tahay Xiisad dagaal.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Boosaaso oo maanta ka taagan tahay Xiisad dagaal. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Boosaaso oo maanta ka taagan tahay Xiisad dagaal. - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kadib markii ay halkaas dhaq-dhaqaaq ay ka bilaabeen ciidamo ka cabanayo mushaar la\u2019aan. Ciidamada gadoodka sameeyay ayaa ka tirsan kuwa Daraawiishta Puntland ee ka qayb-qaatay howlgalka Calmiskaad, si looga xoreeyo kooxda Daacish, waxayna ka cabanayaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-14T12:51:40+00:00","og_image":[{"width":1011,"height":615,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Bosaaso.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/","name":"Boosaaso oo maanta ka taagan tahay Xiisad dagaal. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Bosaaso.jpg","datePublished":"2026-03-14T12:51:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Bosaaso.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Bosaaso.jpg","width":1011,"height":615},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-maanta-ka-taagan-tahay-xiisad-dagaal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Boosaaso oo maanta ka taagan tahay Xiisad dagaal."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190667"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190667"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190667\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190669,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190667\/revisions\/190669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190668"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190667"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190667"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190667"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}