{"id":190730,"date":"2026-03-17T12:23:04","date_gmt":"2026-03-17T09:23:04","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190730"},"modified":"2026-03-17T12:23:04","modified_gmt":"2026-03-17T09:23:04","slug":"daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/","title":{"rendered":"DAAWO  Koofur Galbeed oo hakisay wada-shaqeyntii dowladda Federaalka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190731\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_1131-696x393-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"393\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_1131-696x393-1.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_1131-696x393-1-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Maanulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hakiyay wada shaqeyntii ay la lahayd Dowladda Federaalka sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay maamulkaasi.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedkan oo uu goor dhaw u akhriyay warbaahinta Afhayeenka dhawaan la magacaabay ee Maamulkaas Ugaas Xasan ayaa sababta ku sheegay in madaxda dowladda ay duulaan cad kusoo qaadeen maamulkaasi.<\/p>\n<p>Arrimahan ayaa salka ku haya khilaafka soo cusboonaaday ee u dhexeeya madaxeyne Xasan iyo madaxweyne Lafta-gareen, iyadoo Villa Soomaaliya ah ku fashilantay dhowr isku day oo ay qaaday si ay Baydhabo uga qabsato Lafta-gareen.<\/p>\n<p>Haatan, safka madaxweyne Xasan waxaa kusoo haray oo kaliya maamulada Galmudug iyo Hirshabelle.<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1625580212092005%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hakiyay wada shaqeyntii ay la lahayd Dowladda Federaalka sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay maamulkaasi. War-saxaafadeedkan oo uu goor dhaw u akhriyay warbaahinta Afhayeenka dhawaan la magacaabay ee Maamulkaas Ugaas Xasan ayaa sababta ku sheegay in madaxda dowladda ay duulaan cad kusoo qaadeen maamulkaasi. Arrimahan ayaa salka ku haya khilaafka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190716,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1773739424,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190730","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Koofur Galbeed oo hakisay wada-shaqeyntii dowladda Federaalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Koofur Galbeed oo hakisay wada-shaqeyntii dowladda Federaalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maanulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hakiyay wada shaqeyntii ay la lahayd Dowladda Federaalka sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay maamulkaasi. War-saxaafadeedkan oo uu goor dhaw u akhriyay warbaahinta Afhayeenka dhawaan la magacaabay ee Maamulkaas Ugaas Xasan ayaa sababta ku sheegay in madaxda dowladda ay duulaan cad kusoo qaadeen maamulkaasi. Arrimahan ayaa salka ku haya khilaafka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-17T09:23:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/2023223638127917526962405.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"389\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/\",\"name\":\"DAAWO Koofur Galbeed oo hakisay wada-shaqeyntii dowladda Federaalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/2023223638127917526962405.jpg\",\"datePublished\":\"2026-03-17T09:23:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/2023223638127917526962405.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/2023223638127917526962405.jpg\",\"width\":660,\"height\":389},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Koofur Galbeed oo hakisay wada-shaqeyntii dowladda Federaalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Koofur Galbeed oo hakisay wada-shaqeyntii dowladda Federaalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Koofur Galbeed oo hakisay wada-shaqeyntii dowladda Federaalka - Wardoon","og_description":"Maanulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hakiyay wada shaqeyntii ay la lahayd Dowladda Federaalka sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay maamulkaasi. War-saxaafadeedkan oo uu goor dhaw u akhriyay warbaahinta Afhayeenka dhawaan la magacaabay ee Maamulkaas Ugaas Xasan ayaa sababta ku sheegay in madaxda dowladda ay duulaan cad kusoo qaadeen maamulkaasi. Arrimahan ayaa salka ku haya khilaafka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-17T09:23:04+00:00","og_image":[{"width":660,"height":389,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/2023223638127917526962405.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/","name":"DAAWO Koofur Galbeed oo hakisay wada-shaqeyntii dowladda Federaalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/2023223638127917526962405.jpg","datePublished":"2026-03-17T09:23:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/2023223638127917526962405.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/2023223638127917526962405.jpg","width":660,"height":389},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofur-galbeed-oo-hakisay-wada-shaqeyntii-dowladda-federaalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Koofur Galbeed oo hakisay wada-shaqeyntii dowladda Federaalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190730"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190730"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190732,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190730\/revisions\/190732"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190716"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}