{"id":190746,"date":"2026-03-18T13:08:45","date_gmt":"2026-03-18T10:08:45","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190746"},"modified":"2026-03-18T13:08:45","modified_gmt":"2026-03-18T10:08:45","slug":"dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/","title":{"rendered":"Dowladda Faderaalka oo bayaan  kasoo saartay xaalada Koofur Galbeed."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190748\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-2.jpg\" alt=\"\" width=\"686\" height=\"386\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-2.jpg 686w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-2-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS),<br \/>\nayaa shaacisay in ay si degdeg ah uga howlgaleyso xallinta Khilaafka ka taagan deegaannada Koofur Galbeed, iyadoo cambaareysay go\u2019aanka ka soo baxay Maamulkaasi.<br \/>\nBayaan ayaa lagu sheegay in dowladu aysan \u201cmarnaba qeyb ka ahayn xasillooni darrada ka abuurantay qaar ka mid ah deegaanada Koonfur Galbeed, waxayna si degdeg ah uga howlgaleysaa joojinta colaadaha iyo in wixii khilaafaad ah lagu xalliyo wadahadal, si loo ilaaliyo guulihii laga gaaray la dagaallanka argagixisada.\u201d.<br \/>\nDowladda waxa ay ugu baaqday maamulka Koonfur-Galbeed in uu sii wado ka qeyb ahaanshaha hannaanka dib u heshiisiinta iyo dimuqraadiyadeynta.<br \/>\nSidoo kale, DFS waxa ay ugu baaqday bulshada, beelaha iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaanka in ay ka feejignaadaan wax walba oo khatar galin kara amniga, nabadda iyo badqabka shacabka ee ku dhagan deegaannada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190747\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/653707896_1475365964630005_2661579604191798289_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1275\" height=\"1650\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/653707896_1475365964630005_2661579604191798289_n.jpg 1275w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/653707896_1475365964630005_2661579604191798289_n-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/653707896_1475365964630005_2661579604191798289_n-791x1024.jpg 791w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/653707896_1475365964630005_2661579604191798289_n-768x994.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/653707896_1475365964630005_2661579604191798289_n-1187x1536.jpg 1187w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/653707896_1475365964630005_2661579604191798289_n-696x901.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/653707896_1475365964630005_2661579604191798289_n-1068x1382.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/653707896_1475365964630005_2661579604191798289_n-325x420.jpg 325w\" sizes=\"(max-width: 1275px) 100vw, 1275px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), ayaa shaacisay in ay si degdeg ah uga howlgaleyso xallinta Khilaafka ka taagan deegaannada Koofur Galbeed, iyadoo cambaareysay go\u2019aanka ka soo baxay Maamulkaasi. Bayaan ayaa lagu sheegay in dowladu aysan \u201cmarnaba qeyb ka ahayn xasillooni darrada ka abuurantay qaar ka mid ah deegaanada Koonfur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190748,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1773828537,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190746","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Faderaalka oo bayaan kasoo saartay xaalada Koofur Galbeed. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Faderaalka oo bayaan kasoo saartay xaalada Koofur Galbeed. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), ayaa shaacisay in ay si degdeg ah uga howlgaleyso xallinta Khilaafka ka taagan deegaannada Koofur Galbeed, iyadoo cambaareysay go\u2019aanka ka soo baxay Maamulkaasi. Bayaan ayaa lagu sheegay in dowladu aysan \u201cmarnaba qeyb ka ahayn xasillooni darrada ka abuurantay qaar ka mid ah deegaanada Koonfur [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-18T10:08:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/\",\"name\":\"Dowladda Faderaalka oo bayaan kasoo saartay xaalada Koofur Galbeed. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-2.jpg\",\"datePublished\":\"2026-03-18T10:08:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-2.jpg\",\"width\":686,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Faderaalka oo bayaan kasoo saartay xaalada Koofur Galbeed.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Faderaalka oo bayaan kasoo saartay xaalada Koofur Galbeed. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Faderaalka oo bayaan kasoo saartay xaalada Koofur Galbeed. - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), ayaa shaacisay in ay si degdeg ah uga howlgaleyso xallinta Khilaafka ka taagan deegaannada Koofur Galbeed, iyadoo cambaareysay go\u2019aanka ka soo baxay Maamulkaasi. Bayaan ayaa lagu sheegay in dowladu aysan \u201cmarnaba qeyb ka ahayn xasillooni darrada ka abuurantay qaar ka mid ah deegaanada Koonfur [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-18T10:08:45+00:00","og_image":[{"width":686,"height":386,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/","name":"Dowladda Faderaalka oo bayaan kasoo saartay xaalada Koofur Galbeed. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-2.jpg","datePublished":"2026-03-18T10:08:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720-2.jpg","width":686,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-oo-bayaan-kasoo-saartay-xaalada-koofur-galbeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Faderaalka oo bayaan kasoo saartay xaalada Koofur Galbeed."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190746"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190746"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190749,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190746\/revisions\/190749"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190748"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}