{"id":190837,"date":"2026-03-22T23:40:02","date_gmt":"2026-03-22T20:40:02","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190837"},"modified":"2026-03-22T23:40:02","modified_gmt":"2026-03-22T20:40:02","slug":"daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/","title":{"rendered":"DAAWO Maxamed Mursal oo kusoo biiray dagaalka Lafta-gareen iyo Xasan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190838\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-22-170818.png\" alt=\"\" width=\"846\" height=\"504\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-22-170818.png 846w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-22-170818-300x179.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-22-170818-768x458.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-22-170818-696x415.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-22-170818-705x420.png 705w\" sizes=\"(max-width: 846px) 100vw, 846px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulkaasi.<\/p>\n<p>Maxamed Mursal ayaa si cad u garab istaagay Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen, oo dagaal siyaasadeed culus kala dhaxeeyo hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay in maamulka Koonfur Galbeed laga gardaran yahay.<\/p>\n<p>\u201cNidaamka federaalka ama dastuurkii lagu heshiiyay 2012 wuxuu dhigayaa in dowlad-goboleedyada ay si gaar ah isku maamulayaan, oo howlahooda iyaga gaar u yihiin. Dowladda Federaalka waxaa leenahay dowlad-goboleedkan waxay iska laheyd yeysan kusoo fara-gelin,\u201d ayuu yiri Maxamed Mursal.<\/p>\n<p>Mursal ayaa difaacay qorshaha doorashada dadban ee uu haatan diyaarinayo Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen, kaas oo uu ku sheegay mid waafaqsan duruufaha jira, inkasta oo uu ka hor imanayo dastuurka cusub ee la meel-mariyay iyo hanaanka doorashooyinka qof iyo cod.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay inuusan awood ciidan u adeegsan faragelinta Koonfur Galbeed, isla markaana uu joojiyo abaabulka dagaal ee la sheegay inuu socdo.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Xasan Sheekh waddankaan waayo arag ayaa u tahay dhibaatooyinkii ay sol mareen bulshadan ku dhaqan Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, haddii aan hadda wax la tareyn, oo xagga bini\u2019aadannimo iyo dhisida nidaamkeeda siyaasadeed, yaan inta ciidan lasoo wato la dumin,\u201d ayuu yiri Maxamed Mursal.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale farriin u diray musharraxiinta u hanqal taagaya hoggaanka Koonfur Galbeed, isagoo ugu baaqay inay yimaadaan Baydhabo si ay uga qayb qaataan geeddi-socodka siyaasadeed. \u201cDadka raba inay siyaasadda ka qayb qaataan ama tartamaan, tallada halkan ayay taallaa ee ha yimaadaan,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>\u201cDadka udhashay deeganka ee raba inay doorasho dhacdo idinkama jirto halka aad wax ka raadinaysa ee fadlan damiirkiina ha shaqeeyo, yaan la idin adeegsanin in deegankiina aad gacantiina ku bur burisan.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina, wuxuu Madaxweyne Xasan Sheekh usoo jeediyay inuu dib iskugu laabto, isla markaana uu maamullada u oggolaado inay si iskood ah u qabsadaan doorashooyinka, maadaama muddo-xileedkoodu horey u dhammaaday.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynow, muddo xileedkii aan inbadan kala hadleynay waxay aheyd inay dowlad-goboleedyada doorasho galaan, gaar ahaan Koonfur Galbeed. Hadda waxaa la marayaa in labadii heer dowladeed ay isku duldumi rabaan, maadaama muddo xileedkii dowlad-goboleedyada mar hore dhamaaday, kii federaalka uu hadda dhamaaday,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Hoos ka daawo muuqaalka<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Maxamed Mursal \u201cDadka udhashay deeganka ee raba inay doorasho dhacdo \u201c...\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/aXLSZtI2Z2Y\" width=\"1399\" height=\"787\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulkaasi. Maxamed Mursal ayaa si cad u garab istaagay Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen, oo dagaal siyaasadeed culus kala dhaxeeyo hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay in maamulka Koonfur Galbeed laga gardaran yahay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190838,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1774212015,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190837","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Maxamed Mursal oo kusoo biiray dagaalka Lafta-gareen iyo Xasan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Maxamed Mursal oo kusoo biiray dagaalka Lafta-gareen iyo Xasan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulkaasi. Maxamed Mursal ayaa si cad u garab istaagay Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen, oo dagaal siyaasadeed culus kala dhaxeeyo hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay in maamulka Koonfur Galbeed laga gardaran yahay. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-22T20:40:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-22-170818.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"846\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"504\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/\",\"name\":\"DAAWO Maxamed Mursal oo kusoo biiray dagaalka Lafta-gareen iyo Xasan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-22-170818.png\",\"datePublished\":\"2026-03-22T20:40:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-22-170818.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-22-170818.png\",\"width\":846,\"height\":504},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Maxamed Mursal oo kusoo biiray dagaalka Lafta-gareen iyo Xasan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Maxamed Mursal oo kusoo biiray dagaalka Lafta-gareen iyo Xasan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Maxamed Mursal oo kusoo biiray dagaalka Lafta-gareen iyo Xasan - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulkaasi. Maxamed Mursal ayaa si cad u garab istaagay Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen, oo dagaal siyaasadeed culus kala dhaxeeyo hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay in maamulka Koonfur Galbeed laga gardaran yahay. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-22T20:40:02+00:00","og_image":[{"width":846,"height":504,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-22-170818.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/","name":"DAAWO Maxamed Mursal oo kusoo biiray dagaalka Lafta-gareen iyo Xasan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-22-170818.png","datePublished":"2026-03-22T20:40:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-22-170818.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-22-170818.png","width":846,"height":504},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-mursal-oo-kusoo-biiray-dagaalka-lafta-gareen-iyo-xasan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Maxamed Mursal oo kusoo biiray dagaalka Lafta-gareen iyo Xasan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190837"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190837"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190839,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190837\/revisions\/190839"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190838"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}