{"id":190942,"date":"2026-03-28T19:49:59","date_gmt":"2026-03-28T16:49:59","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190942"},"modified":"2026-03-28T19:49:59","modified_gmt":"2026-03-28T16:49:59","slug":"akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/","title":{"rendered":"Akhriso: DF Soomaaliya oo war culus kasoo saartay doorashadii ka dhacday Baydhaba"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">WAR-SAXAAFADEED<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho, Soomaaliya \u2013 28 Maarso 2026<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas oo dhab ahaan fal sharci-darro ah iyo is-magacaabid hore loo sii qorsheeyey, kana hor imaanaya dhamaan heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaranka, xeerarka doorashada iyo dastuurka dalka, isla markaana aan ka tarjumayn rabitaanka shacabka Koonfur Galbeed.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Waxa si cad u muuqata in waxa dhacay aanu ahayn doorasho xalaal ah, balse ay tahay isku day qaawan oo lagu marin-habaabinayo hannaanka dimuqraadiyadeed, laguna meel-marinaayo natiijo hore loo sii go\u2019aamiyey. Habraac 24 saacadood gudahood lagu soo afjaray, oo ka fog hufnaan, tartan xor ah, iyo sharciyad, looma aqoonsan karo doorasho waafaqsan dastuurka iyo nidaamka dowladnimo ee dalka.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Tallaabadan sharci darada ah waxay si toos ah uga hor imaanaysaa mabaadi\u2019da sharciyeed ee hagaya geedi socodka dowlad dhiska dalka. Sidoo kale, waxay sii xoojineysaa tabashooyinkii mudada dheer ka jiray Koonfur Galbeed, waxayna dhaawaceysaa dadaalada, dib-u-heshiisiinta iyo dimuqraadiyeynta dalka.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay caddeyneysaa in aan la aqbali karin hannaan kasta oo sharci-darro, qasab, iyo musuq siyaasadeed ku saleysan, laguna daboolay magac doorasho.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Hoggaan sharciyaddiisu sugan tahay waxa keliya oo uu ka iman karaa rabitaanka shacabka oo lagu muujiyo hannaan xor ah, hufan, xalaal ah, loona wada siman yahay.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale adkeynaysaa sida ay uga go\u2019an tahay difaaca dastuurka, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo hirgelinta doorashooyin xor, xalaal, hufan, kana tarjumaya rabitaanka dhabta ah ee shacabka Soomaaliyeed.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><strong>DHAMMAAD<\/strong><\/div>\n<div dir=\"auto\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190943\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/657368743_1485571570276111_5275852388745227086_n.jpg\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"681\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/657368743_1485571570276111_5275852388745227086_n.jpg 526w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/657368743_1485571570276111_5275852388745227086_n-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/657368743_1485571570276111_5275852388745227086_n-324x420.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, Soomaaliya \u2013 28 Maarso 2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas oo dhab ahaan fal sharci-darro ah iyo is-magacaabid hore loo sii qorsheeyey, kana hor imaanaya dhamaan heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaranka, xeerarka doorashada iyo dastuurka dalka, isla markaana aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190943,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1774716621,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190942","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso: DF Soomaaliya oo war culus kasoo saartay doorashadii ka dhacday Baydhaba - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso: DF Soomaaliya oo war culus kasoo saartay doorashadii ka dhacday Baydhaba - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, Soomaaliya \u2013 28 Maarso 2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas oo dhab ahaan fal sharci-darro ah iyo is-magacaabid hore loo sii qorsheeyey, kana hor imaanaya dhamaan heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaranka, xeerarka doorashada iyo dastuurka dalka, isla markaana aan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-28T16:49:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/657368743_1485571570276111_5275852388745227086_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"526\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"681\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/\",\"name\":\"Akhriso: DF Soomaaliya oo war culus kasoo saartay doorashadii ka dhacday Baydhaba - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/657368743_1485571570276111_5275852388745227086_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-03-28T16:49:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/657368743_1485571570276111_5275852388745227086_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/657368743_1485571570276111_5275852388745227086_n.jpg\",\"width\":526,\"height\":681},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso: DF Soomaaliya oo war culus kasoo saartay doorashadii ka dhacday Baydhaba\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso: DF Soomaaliya oo war culus kasoo saartay doorashadii ka dhacday Baydhaba - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso: DF Soomaaliya oo war culus kasoo saartay doorashadii ka dhacday Baydhaba - Wardoon","og_description":"WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, Soomaaliya \u2013 28 Maarso 2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas oo dhab ahaan fal sharci-darro ah iyo is-magacaabid hore loo sii qorsheeyey, kana hor imaanaya dhamaan heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaranka, xeerarka doorashada iyo dastuurka dalka, isla markaana aan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-28T16:49:59+00:00","og_image":[{"width":526,"height":681,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/657368743_1485571570276111_5275852388745227086_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/","name":"Akhriso: DF Soomaaliya oo war culus kasoo saartay doorashadii ka dhacday Baydhaba - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/657368743_1485571570276111_5275852388745227086_n.jpg","datePublished":"2026-03-28T16:49:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/657368743_1485571570276111_5275852388745227086_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/657368743_1485571570276111_5275852388745227086_n.jpg","width":526,"height":681},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-soomaaliya-oo-war-culus-kasoo-saartay-doorashadii-ka-dhacday-baydhaba\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso: DF Soomaaliya oo war culus kasoo saartay doorashadii ka dhacday Baydhaba"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190942"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190942"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190942\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190944,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190942\/revisions\/190944"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190943"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190942"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190942"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190942"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}