{"id":191116,"date":"2026-04-04T12:07:40","date_gmt":"2026-04-04T09:07:40","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191116"},"modified":"2026-04-04T12:07:40","modified_gmt":"2026-04-04T09:07:40","slug":"mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo ka wal walsan beegsiga Iran ee warshadaha aluminiumka ee dalalka Khaliijka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-191117\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"803\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14.jpg 1200w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14-300x201.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14-1024x685.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14-768x514.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14-696x466.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14-1068x715.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14-628x420.jpg 628w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Warbixin ay daabacday Jariirada Times of Israa\u2019iil, ayaa muujinaysa Cawaaqibta ka dhalanaysa weerarada lala beegsaday warshadaha aluminiumka ee dalalka Khaliijka, kuwaas oo muhiim u ahaa Mareykanka, weerarada waxaa fulinaya Iran.<\/p>\n<p>Burburka Warshadaha Aluminiumka ee Imaaraadka iyo Baxreyn ayaa Toos saameyn ugu yeelanaysa Mareykanka, waana dhaawac weyn.<\/p>\n<p><strong>\u2022 Dhaawaca silsiladda saadka (Supply Chain).<\/strong><\/p>\n<p>Warbixintu waxay sheegtay in weerarada Iiraan ay \u201cHakis weyn\u201d ka dhex abuureen silsiladda saadka aluminiumka ee Maraykanka. US ayaa aad ugu tiirsan dibadda, iyadoo sannad walba soo dhoofsata 60% baahida aluminiumka ee dalkaas.<\/p>\n<p><strong>\u2022 Cabsida dhaqaale ee Washington.<\/strong><\/p>\n<p>Burburka soo gaaray tas-hiilaadka aluminiumka ee Imaaraadka iyo Baxreyn ayaa loo arkaa khatar dhab ah oo soo wajahday warshadaha Maraykanka. Maaddaama aluminiumku uu muhiim u yahay wax-soo-saarka diyaaradaha rayid ilaa dagaalka, gawaarida iyo qalabka milatariga, weeraradani waxay curyaamin karaan wax-soo-saarka gudaha ee Maraykanka.<\/p>\n<p><strong>\u2022 Weerarradii ugu dambeeyay ee Gantaallada.<\/strong><\/p>\n<p>Wararku waxay intaas ku darayaan in shalay ay ciidammada ilaalada kacaanka Iiraan (IRGC) gantaallo ku garaaceen warshadaha birta iyo steeel-ka ee Maraykanku ku leeyahay Abu Dhabi, iyo qaybihii ka badbaaday weeraradii hore ee warshadda aluminiumka ee Baxreyn.<\/p>\n<p>Istiraatiijiyad ahaan maxa kuqarsoon?<\/p>\n<p><strong>1. Dagaal Dhaqaale.<\/strong><\/p>\n<p>Iiraan hadda ma beegsanayso oo kaliya saldhigyo ciidan (sida kii Kuwait ama Saudi Arabia), balse waxay u gudubtay inay beegsato ilaha dhaqaalaha ee muhiimka u ah saaxiibada Maraykanka iyo warshadaha Maraykanka ee gobolka yaalla.<\/p>\n<p><strong>2. Cadaadis Labanlaab ah<\/strong><\/p>\n<p>Tallaabadani waxay Maraykanka ku qasbeysaa inuu kala doorto laba daran midkood, inuu kordhiyo joogitaankiisa ciidan si uu u difaaco mashaariicdan dhaqaale, ama inuu kala baxo maalgashigiisa gobolka oo hadda noqday \u201cmeel dab ka shidanyahay\u201d<\/p>\n<p><strong>3. Kala qaybinta xulafada.<\/strong><\/p>\n<p>Weerarkan lagu qaadayo warshadaha ku yaalla Imaaraadka iyo Baxreyn wuxuu culays weyn ku keenayaa xiriirka dalalkaas iyo Washington, maaddaama ay dareemayaan in ammaankooda dhaqaale uu halis u galayo saaxiibtinimada Maraykanka darteed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbixin ay daabacday Jariirada Times of Israa\u2019iil, ayaa muujinaysa Cawaaqibta ka dhalanaysa weerarada lala beegsaday warshadaha aluminiumka ee dalalka Khaliijka, kuwaas oo muhiim u ahaa Mareykanka, weerarada waxaa fulinaya Iran. Burburka Warshadaha Aluminiumka ee Imaaraadka iyo Baxreyn ayaa Toos saameyn ugu yeelanaysa Mareykanka, waana dhaawac weyn. \u2022 Dhaawaca silsiladda saadka (Supply Chain). Warbixintu waxay sheegtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191117,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1775293676,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191116","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka oo ka wal walsan beegsiga Iran ee warshadaha aluminiumka ee dalalka Khaliijka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka oo ka wal walsan beegsiga Iran ee warshadaha aluminiumka ee dalalka Khaliijka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warbixin ay daabacday Jariirada Times of Israa\u2019iil, ayaa muujinaysa Cawaaqibta ka dhalanaysa weerarada lala beegsaday warshadaha aluminiumka ee dalalka Khaliijka, kuwaas oo muhiim u ahaa Mareykanka, weerarada waxaa fulinaya Iran. Burburka Warshadaha Aluminiumka ee Imaaraadka iyo Baxreyn ayaa Toos saameyn ugu yeelanaysa Mareykanka, waana dhaawac weyn. \u2022 Dhaawaca silsiladda saadka (Supply Chain). Warbixintu waxay sheegtay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-04-04T09:07:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"803\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/\",\"name\":\"Mareykanka oo ka wal walsan beegsiga Iran ee warshadaha aluminiumka ee dalalka Khaliijka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14.jpg\",\"datePublished\":\"2026-04-04T09:07:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14.jpg\",\"width\":1200,\"height\":803,\"caption\":\"A worker stacks aluminium ingots at the Krasnoyarsk aluminium smelter in Krasnoyarsk, Russia, Thursday, September 8, 2005. Russian President Vladimir Putin approved a planned merger of the nation's two aluminum companies, creating the world's largest producer of the metal by uniting the suppliers to the former Soviet Union. Photographer: Dmitry BeliakovBloomberg News\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka oo ka wal walsan beegsiga Iran ee warshadaha aluminiumka ee dalalka Khaliijka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka oo ka wal walsan beegsiga Iran ee warshadaha aluminiumka ee dalalka Khaliijka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka oo ka wal walsan beegsiga Iran ee warshadaha aluminiumka ee dalalka Khaliijka - Wardoon","og_description":"Warbixin ay daabacday Jariirada Times of Israa\u2019iil, ayaa muujinaysa Cawaaqibta ka dhalanaysa weerarada lala beegsaday warshadaha aluminiumka ee dalalka Khaliijka, kuwaas oo muhiim u ahaa Mareykanka, weerarada waxaa fulinaya Iran. Burburka Warshadaha Aluminiumka ee Imaaraadka iyo Baxreyn ayaa Toos saameyn ugu yeelanaysa Mareykanka, waana dhaawac weyn. \u2022 Dhaawaca silsiladda saadka (Supply Chain). Warbixintu waxay sheegtay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-04-04T09:07:40+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":803,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/","name":"Mareykanka oo ka wal walsan beegsiga Iran ee warshadaha aluminiumka ee dalalka Khaliijka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14.jpg","datePublished":"2026-04-04T09:07:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/HiPFuhMl-Aluminium-14.jpg","width":1200,"height":803,"caption":"A worker stacks aluminium ingots at the Krasnoyarsk aluminium smelter in Krasnoyarsk, Russia, Thursday, September 8, 2005. Russian President Vladimir Putin approved a planned merger of the nation's two aluminum companies, creating the world's largest producer of the metal by uniting the suppliers to the former Soviet Union. Photographer: Dmitry BeliakovBloomberg News"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-ka-wal-walsan-beegsiga-iran-ee-warshadaha-aluminiumka-ee-dalalka-khaliijka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka oo ka wal walsan beegsiga Iran ee warshadaha aluminiumka ee dalalka Khaliijka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191116"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191116"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191116\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191118,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191116\/revisions\/191118"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191117"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191116"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191116"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191116"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}