{"id":191165,"date":"2026-04-08T11:25:47","date_gmt":"2026-04-08T08:25:47","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191165"},"modified":"2026-04-08T11:25:49","modified_gmt":"2026-04-08T08:25:49","slug":"soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/","title":{"rendered":"Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191166\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/kur-696x522-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/kur-696x522-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/kur-696x522-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/kur-696x522-1-560x420.jpg 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/kur-696x522-1-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/kur-696x522-1-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay taariikhda la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii la aasaasay sanadkii 2003, iyadoo ka mid noqonaysa 15-ka dal ee hadda golahan ku jira.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kursigan muhiimka ah loo doortay bishii February 2026, iyadoo ay hayn doonto muddo labo sano ah, taas oo muujinaysa kalsoonida ay dalalka Afrika ku qabaan doorka Soomaaliya ee arrimaha nabadda iyo amniga gobolka.<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya iyo Midowga Afrika, Amb. Cabdullaahi Warfaa ayaa si rasmi ah calanka Soomaaliya uga taagay xarunta Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika, taas oo astaan u ah bilowga xilka cusub ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta dowladda ayaa tallaabadan ku tilmaamay mid taariikhi ah oo kor u qaadeysa sumcadda iyo kaalinta Soomaaliya ee fagaarayaasha caalamiga ah, gaar ahaan dhinacyada nabad ilaalinta, xasilloonida iyo iskaashiga dalalka Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay taariikhda la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii la aasaasay sanadkii 2003, iyadoo ka mid noqonaysa 15-ka dal ee hadda golahan ku jira. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kursigan muhiimka ah loo doortay bishii February 2026, iyadoo ay hayn doonto muddo labo sano ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191166,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1775636759,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191165","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay taariikhda la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii la aasaasay sanadkii 2003, iyadoo ka mid noqonaysa 15-ka dal ee hadda golahan ku jira. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kursigan muhiimka ah loo doortay bishii February 2026, iyadoo ay hayn doonto muddo labo sano ah, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-04-08T08:25:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-04-08T08:25:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/kur-696x522-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/\",\"name\":\"Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/kur-696x522-1.jpg\",\"datePublished\":\"2026-04-08T08:25:47+00:00\",\"dateModified\":\"2026-04-08T08:25:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/kur-696x522-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/kur-696x522-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":522},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika - Wardoon","og_description":"Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay taariikhda la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii la aasaasay sanadkii 2003, iyadoo ka mid noqonaysa 15-ka dal ee hadda golahan ku jira. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kursigan muhiimka ah loo doortay bishii February 2026, iyadoo ay hayn doonto muddo labo sano ah, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-04-08T08:25:47+00:00","article_modified_time":"2026-04-08T08:25:49+00:00","og_image":[{"width":696,"height":522,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/kur-696x522-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/","name":"Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/kur-696x522-1.jpg","datePublished":"2026-04-08T08:25:47+00:00","dateModified":"2026-04-08T08:25:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/kur-696x522-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/kur-696x522-1.jpg","width":696,"height":522},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-ayaa-maanta-markii-ugu-horreysay-la-wareegtay-kursiga-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191165"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191165"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191165\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191167,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191165\/revisions\/191167"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191166"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191165"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191165"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191165"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}