{"id":191202,"date":"2026-04-09T11:31:42","date_gmt":"2026-04-09T08:31:42","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191202"},"modified":"2026-04-09T11:31:42","modified_gmt":"2026-04-09T08:31:42","slug":"markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/","title":{"rendered":"Markabkii soo saari lahaa Shidaalka Soomaaliya oo kusoo xirtay dekeda Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191203\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/668574936_1497064649126803_3796966689879992237_n-1.jpg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/668574936_1497064649126803_3796966689879992237_n-1.jpg 810w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/668574936_1497064649126803_3796966689879992237_n-1-225x300.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/668574936_1497064649126803_3796966689879992237_n-1-768x1024.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/668574936_1497064649126803_3796966689879992237_n-1-696x928.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/668574936_1497064649126803_3796966689879992237_n-1-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/><\/p>\n<p>Markabka Turkiga laga leeyahay ee \u00c7a\u011fr\u0131 Bey ayaa soo gaaray caasimadda Muqdisho, isagoo qayb ka ah dadaallada lagu baarayo laguna qodayo shidaalka ku jira xeebaha Dowlad-goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in howlaha sahminta iyo qodista ay weli qaadan karaan sannado ka hor inta aan si rasmi ah loo bilaabin soo-saarista shidaalka.<\/p>\n<p>Imaanshaha markabkan ayaa kusoo beegmaya xilli ay Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) waddo qorsheyaal ay ku qabanayso doorashooyin toos ah dowlad-goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle. Qaar ka mid ah falanqeeyayaasha siyaasadda ayaa aaminsan in mashruucyada waaweyn ee dhaqaale, sida sahminta shidaalka, ay dowladda siin karaan fursad ay ku xoojiso taageerada shacabka isla markaana ay ku yareyso cadaadiska mucaaradka ka imaanaya.<\/p>\n<p>Dhanka kale, arrintan ayaa dhalisay dood ku saabsan sida kheyraadka dabiiciga ah loo maamuli doono, iyo saamaynta ay ku yeelan karto siyaasadda gudaha iyo mustaqbalka dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-191204\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/668574936_1497064649126803_3796966689879992237_n.jpg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/668574936_1497064649126803_3796966689879992237_n.jpg 810w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/668574936_1497064649126803_3796966689879992237_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/668574936_1497064649126803_3796966689879992237_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/668574936_1497064649126803_3796966689879992237_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/668574936_1497064649126803_3796966689879992237_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191205\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/669366795_1497064642460137_1519014744529774692_n.jpg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/669366795_1497064642460137_1519014744529774692_n.jpg 810w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/669366795_1497064642460137_1519014744529774692_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/669366795_1497064642460137_1519014744529774692_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/669366795_1497064642460137_1519014744529774692_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/669366795_1497064642460137_1519014744529774692_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Markabka Turkiga laga leeyahay ee \u00c7a\u011fr\u0131 Bey ayaa soo gaaray caasimadda Muqdisho, isagoo qayb ka ah dadaallada lagu baarayo laguna qodayo shidaalka ku jira xeebaha Dowlad-goboleedka Galmudug. Wararka ayaa sheegaya in howlaha sahminta iyo qodista ay weli qaadan karaan sannado ka hor inta aan si rasmi ah loo bilaabin soo-saarista shidaalka. Imaanshaha markabkan ayaa kusoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191205,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1775723515,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191202","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Markabkii soo saari lahaa Shidaalka Soomaaliya oo kusoo xirtay dekeda Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Markabkii soo saari lahaa Shidaalka Soomaaliya oo kusoo xirtay dekeda Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Markabka Turkiga laga leeyahay ee \u00c7a\u011fr\u0131 Bey ayaa soo gaaray caasimadda Muqdisho, isagoo qayb ka ah dadaallada lagu baarayo laguna qodayo shidaalka ku jira xeebaha Dowlad-goboleedka Galmudug. Wararka ayaa sheegaya in howlaha sahminta iyo qodista ay weli qaadan karaan sannado ka hor inta aan si rasmi ah loo bilaabin soo-saarista shidaalka. Imaanshaha markabkan ayaa kusoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-04-09T08:31:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/669366795_1497064642460137_1519014744529774692_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"810\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/\",\"name\":\"Markabkii soo saari lahaa Shidaalka Soomaaliya oo kusoo xirtay dekeda Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/669366795_1497064642460137_1519014744529774692_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-04-09T08:31:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/669366795_1497064642460137_1519014744529774692_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/669366795_1497064642460137_1519014744529774692_n.jpg\",\"width\":810,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Markabkii soo saari lahaa Shidaalka Soomaaliya oo kusoo xirtay dekeda Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Markabkii soo saari lahaa Shidaalka Soomaaliya oo kusoo xirtay dekeda Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Markabkii soo saari lahaa Shidaalka Soomaaliya oo kusoo xirtay dekeda Muqdisho - Wardoon","og_description":"Markabka Turkiga laga leeyahay ee \u00c7a\u011fr\u0131 Bey ayaa soo gaaray caasimadda Muqdisho, isagoo qayb ka ah dadaallada lagu baarayo laguna qodayo shidaalka ku jira xeebaha Dowlad-goboleedka Galmudug. Wararka ayaa sheegaya in howlaha sahminta iyo qodista ay weli qaadan karaan sannado ka hor inta aan si rasmi ah loo bilaabin soo-saarista shidaalka. Imaanshaha markabkan ayaa kusoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-04-09T08:31:42+00:00","og_image":[{"width":810,"height":1080,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/669366795_1497064642460137_1519014744529774692_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/","name":"Markabkii soo saari lahaa Shidaalka Soomaaliya oo kusoo xirtay dekeda Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/669366795_1497064642460137_1519014744529774692_n.jpg","datePublished":"2026-04-09T08:31:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/669366795_1497064642460137_1519014744529774692_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/669366795_1497064642460137_1519014744529774692_n.jpg","width":810,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-soo-saari-lahaa-shidaalka-soomaaliya-oo-kusoo-xirtay-dekeda-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Markabkii soo saari lahaa Shidaalka Soomaaliya oo kusoo xirtay dekeda Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191202"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191202"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191206,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191202\/revisions\/191206"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}