{"id":191240,"date":"2026-04-14T11:09:03","date_gmt":"2026-04-14T08:09:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191240"},"modified":"2026-04-14T11:09:03","modified_gmt":"2026-04-14T08:09:03","slug":"mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/","title":{"rendered":"Mudo xileedka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ku eg"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191241\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA.webp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA.webp 1920w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA-1024x683.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA-1536x1024.webp 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA-1068x712.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/p>\n<p>Baarlamanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga soo idlaaday muddo-xileedkii afarta sano ee la doortay.<\/p>\n<p>Muddada xil-heynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale waxaa iyadna ka harsan ku dhowaad hal bil, taas oo ku egyahay 15-ka May 2026.<\/p>\n<p>Dhamaadka muddada baarlamanka ayaa imanaya iyadoo ay weli taagan tahay muran xooggan oo ka dhashay dastuurka cusub ee ay meel-marisay Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo dhigaya in muddo-xileedka hay\u2019adaha dowladda laga dhigo shan sano, taas oo ay si adag uga soo horjeesteen siyaasiyiinta mucaaradka iyo qaar ka mid ah maamul-goboleedyada.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta mucaaradka ah oo ay xulafo la yihiin dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubaland ayaa maanta si wadajir ah fariin ugu diraya beesha caalamka, iyagoo ku wargelinaya in uu si rasmi ah u dhammaaday muddo-xileedkii baarlamanka, isla markaana ay jirto baahi loo qabo in cadaadis diblomaasiyadeed la saaro Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Wararka laga helayo dhinacyada mucaaradka ayaa tilmaamaya in ay doonayaan in beesha caalamka ku qanciyaan in dalka u baahan yahay hannaan doorasho oo lagu wada heshiiyay, si looga fogaado qalalaase siyaasadeed oo hor leh.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u muuqata mid aan ku socon jadwalka doorashooyinka ee la filayay, iyadoo weli diiradda saaraysa qabashada doorashooyinka dowlad-goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo HirShabelle.<\/p>\n<p>Xukuumadda ayaa la sheegay inay dooneyso in haddii ay ku guuleysato qabashada doorashooyin qof iyo cod ah oo ka dhaca maamul-goboleedyadaas, ay tusaale uga dhigto suurta-galnimada hirgelinta doorasho toos ah oo heer federaal ah.<\/p>\n<p>Si kastaba, mucaaradka oo horey ugu ballansanaa shirweyne ay kaga arrinsanayaan xaaladda dalka iyo mustaqbalka doorashooyinka dalka, isla markaana ku goodinayay inay bilaabaan doorashooyin dadban ayaa haatan u muuqda kuwo dardartoodii hoos u dhacday.<\/p>\n<p>Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in mucaaradka ay weli qorsheynayaan dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo cusub, oo ay ka mid yihiin abaabulka kacdoonno laga bilaabo magaalada Muqdisho, ka hor inta aysan u wareegin shir ay ku yeelan doonaan magaalada Gaalkacyo toddobaadyada soo socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga soo idlaaday muddo-xileedkii afarta sano ee la doortay. Muddada xil-heynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale waxaa iyadna ka harsan ku dhowaad hal bil, taas oo ku egyahay 15-ka May 2026. Dhamaadka muddada baarlamanka ayaa imanaya iyadoo ay weli taagan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191241,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1776154154,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191240","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mudo xileedka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ku eg - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mudo xileedka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ku eg - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baarlamanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga soo idlaaday muddo-xileedkii afarta sano ee la doortay. Muddada xil-heynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale waxaa iyadna ka harsan ku dhowaad hal bil, taas oo ku egyahay 15-ka May 2026. Dhamaadka muddada baarlamanka ayaa imanaya iyadoo ay weli taagan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-04-14T08:09:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/\",\"name\":\"Mudo xileedka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ku eg - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA.webp\",\"datePublished\":\"2026-04-14T08:09:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA.webp\",\"width\":1920,\"height\":1280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mudo xileedka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ku eg\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mudo xileedka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ku eg - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mudo xileedka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ku eg - Wardoon","og_description":"Baarlamanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga soo idlaaday muddo-xileedkii afarta sano ee la doortay. Muddada xil-heynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale waxaa iyadna ka harsan ku dhowaad hal bil, taas oo ku egyahay 15-ka May 2026. Dhamaadka muddada baarlamanka ayaa imanaya iyadoo ay weli taagan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-04-14T08:09:03+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1280,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/","name":"Mudo xileedka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ku eg - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA.webp","datePublished":"2026-04-14T08:09:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/BF-DALKA.webp","width":1920,"height":1280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mudo-xileedka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ku-eg\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mudo xileedka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ku eg"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191240"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191240"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191240\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191242,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191240\/revisions\/191242"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191241"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191240"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191240"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191240"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}