{"id":191442,"date":"2026-04-29T10:50:30","date_gmt":"2026-04-29T07:50:30","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191442"},"modified":"2026-04-29T10:50:30","modified_gmt":"2026-04-29T07:50:30","slug":"imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/","title":{"rendered":"Imaaraadka Carabta oo ka baxay ururka OPEC"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191443\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/OPEC.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/OPEC.jpg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/OPEC-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Imaaraatka Carabta ayaa isaga baxay ururka ay ku bahoobeen dalalka dhoofiya saliida ee OPEC, taasoo dhabar jab xooggan ku noqotay kooxda iyo hogaamiyaha dhabta ah ee Sacuudiga, iyadoo ay jirto walaaca tamarta adduunka ee uu sababay dagaalka Iran.<br \/>\nDowlada Imaaraadka ayaa sheegtay in go\u2019aankan uu dhaqan gelayo laga bilaabo Jimcaha soo socda ayna tahay tallaabo ka tarjumeysa aragtida dhaqaale ee Imaaraatka Carabta iyo kobcinta muuqaalka tamarta.<br \/>\nGo\u2019aankan ayaa ku soo beegmaya xilli qaar ka mid ah dalalka ku jira ururkan ay saameyn ku yeelatay dagaalka Iran iyo Maraykanka.<\/p>\n<p>Wasaaradda tamarta ee Imaaraatka Carabta ayaa sheegtay in caqabadaha marin-biyoodka ay ka dhigan tahay in go\u2019aanka ka bixitaanka uusan saameyn weyn ku yeelan doonin suuqa. Imaaraadku waxa uu ururka OPEC ku biiray sanadkii 1967-kii.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, ka bixitaanka Imaaraatka Carabta ee OPEC ayaa ka dhigan guul weyn oo uu gaaray Donald Trump, kaas oo ku eedeeyay ururka inuu sicir barar ku sameeyay qiimaha saliidda.<br \/>\nQiimaha saliida ceyriin ee Brent ayaa gaaray ilaa $119.50 foosto tan iyo markii uu dagaalka ka qarxay Iran. Talaadadii, waxay kor u kacday 3.4% ilaa $111.67.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa timid ka dib markii Imaaraatka, oo ah xarun ganacsi oo gobolka ah, isla markaana ah mid ka mid ah xulafada ugu muhiimsan ee Washington, ay ku dhaleecaysay waddamada Carabta ee ay walaalaha yihiin inaysan samayn wax ku filan oo ay kaga ilaalinayaan weerarro badan oo Iran ah intii lagu jiray iskahorimaadka Bariga Dhexe.<\/p>\n<p>Anwar Gargash, oo ah la-taliyaha diblomaasiyadda ee madaxweynaha Imaaraadka, ayaa dhaleeceeyay jawaabta Carabta iyo Khaliijka ee weerarrada Iran, fadhi uu ku yeeshay golaha saamaynta Khaliijka Isniintii.<\/p>\n<p>Wasiirka Tamarta Imaaraadka Suhail Mohamed al-Mazrouei ayaa sheegay in go\u2019aanka la qaatay ka dib markii si taxadar leh loo eegay xeeladaha tamarta gobolka. Mar wax laga weydiiyay in Imaaraadka uu kala tashaday OPEC-da Sacuudiga ee miisaanka culus leh, waxa uu sheegay in Imaaraadku uusan arrinka la soo hadal qaadin dal kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Imaaraatka Carabta ayaa isaga baxay ururka ay ku bahoobeen dalalka dhoofiya saliida ee OPEC, taasoo dhabar jab xooggan ku noqotay kooxda iyo hogaamiyaha dhabta ah ee Sacuudiga, iyadoo ay jirto walaaca tamarta adduunka ee uu sababay dagaalka Iran. Dowlada Imaaraadka ayaa sheegtay in go\u2019aankan uu dhaqan gelayo laga bilaabo Jimcaha soo socda ayna tahay tallaabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191443,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1777449043,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Imaaraadka Carabta oo ka baxay ururka OPEC - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Imaaraadka Carabta oo ka baxay ururka OPEC - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Imaaraatka Carabta ayaa isaga baxay ururka ay ku bahoobeen dalalka dhoofiya saliida ee OPEC, taasoo dhabar jab xooggan ku noqotay kooxda iyo hogaamiyaha dhabta ah ee Sacuudiga, iyadoo ay jirto walaaca tamarta adduunka ee uu sababay dagaalka Iran. Dowlada Imaaraadka ayaa sheegtay in go\u2019aankan uu dhaqan gelayo laga bilaabo Jimcaha soo socda ayna tahay tallaabo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-04-29T07:50:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/OPEC.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/\",\"name\":\"Imaaraadka Carabta oo ka baxay ururka OPEC - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/OPEC.jpg\",\"datePublished\":\"2026-04-29T07:50:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/OPEC.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/OPEC.jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Imaaraadka Carabta oo ka baxay ururka OPEC\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Imaaraadka Carabta oo ka baxay ururka OPEC - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Imaaraadka Carabta oo ka baxay ururka OPEC - Wardoon","og_description":"Imaaraatka Carabta ayaa isaga baxay ururka ay ku bahoobeen dalalka dhoofiya saliida ee OPEC, taasoo dhabar jab xooggan ku noqotay kooxda iyo hogaamiyaha dhabta ah ee Sacuudiga, iyadoo ay jirto walaaca tamarta adduunka ee uu sababay dagaalka Iran. Dowlada Imaaraadka ayaa sheegtay in go\u2019aankan uu dhaqan gelayo laga bilaabo Jimcaha soo socda ayna tahay tallaabo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-04-29T07:50:30+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/OPEC.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/","name":"Imaaraadka Carabta oo ka baxay ururka OPEC - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/OPEC.jpg","datePublished":"2026-04-29T07:50:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/OPEC.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/OPEC.jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-ka-baxay-ururka-opec\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Imaaraadka Carabta oo ka baxay ururka OPEC"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191442"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191444,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191442\/revisions\/191444"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191443"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}