{"id":191445,"date":"2026-04-29T10:58:09","date_gmt":"2026-04-29T07:58:09","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191445"},"modified":"2026-04-29T10:58:09","modified_gmt":"2026-04-29T07:58:09","slug":"trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/","title":{"rendered":"Trump oo kufarxay go\u2019aanka Imaaraadku uga baxay OPEC"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191446\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23.webp\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"800\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23.webp 1200w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23-1024x683.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23-1068x712.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Wargeyska caanka ah ee The Guardian ayaa warbixin uu maanta daabacay ku sheegay in go\u2019aanka ay qaadatay Dowlada Imaaraadka ee ay uga baxayso ururka OPEC uu si weyn u beddeli karo isu-dheellitirka awoodda suuqa shidaalka caalamka, isla markaana uu faa\u2019iido siyaasadeed iyo mid dhaqaale u horseedi karo.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa tilmaantay in OPEC muddo dheer ahaa ururka ugu awoodda badan ee saameeya qiimaha shidaalka dunida, iyadoo dalalka xubnaha ka ah \u2013 gaar ahaan Saudi Arabia oo hoggaamineysa ururka \u2013 ay si wadajir ah u go\u2019aamin jireen xaddiga shidaalka la soo saarayo, si kor ama hoos loogu dhigo qiimaha saliidda.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay warbixinta, Trump ayaa marar badan si cad u weeraray OPEC intii uu xilalka siyaasadeed hayay, isagoo ku eedeeyay ururka inuu si ula kac ah u yareeyo wax soo saarka shidaalka si qiimaha uu sare ugu kaco, taasoo culays saarta dhaqaalaha Mareykanka iyo shacabka isticmaala shidaalka.<\/p>\n<p>Wuxuu mar hore ku tilmaamay OPEC \u201ckoox suuqa afduubatay\u201d oo awood u leh inay xilliga ay rabto sare u qaaddo qiimaha tamarta.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Imaaraadka ee ka bixitaanka OPEC ayaa la rumeysan yahay inuu siinayo xorriyad dheeraad ah oo uu si madax-bannaan ugu kordhin karo wax soo saarka shidaalka, isaga oo aan ku xirnaan doonin heshiisyada xaddidaya wax soo saarka ee ururka. Tani waxay horseedi kartaa in shidaal badan uu suuqa galo, taas oo keeni karta in qiimaha caalamiga ah hoos u dhaco.<\/p>\n<p>Falanqeeyayaal ayaa sheegaya in arrintan ay dhabar-jab weyn ku tahay Sacuudiga, oo muddo dheer ahaa hoggaamiyaha ugu weyn ee OPEC isla markaana adeegsan jiray awoodda ururka si uu saameyn ugu yeesho suuqyada tamarta iyo siyaasadda caalamiga ah.<\/p>\n<p>Haddii dalal kale oo Khaliijka ah ay raacaan tallaabada Imaaraadka, waxaa suurtagal ah in awoodda OPEC ay si weyn u wiiqanto, taasoo beddeli karta qaabka loo maamulo suuqa shidaalka dunida sanadaha soo socda.<\/p>\n<p>Warbixinta The Guardian ayaa sidoo kale tilmaantay in tallaabadan ay kusoo aaday xilli ay jiraan loollan dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo xooggan oo u dhexeeya dalalka waaweyn ee soo saara shidaalka, iyadoo mustaqbalka OPEC hadda la geliyay su\u2019aalo waaweyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wargeyska caanka ah ee The Guardian ayaa warbixin uu maanta daabacay ku sheegay in go\u2019aanka ay qaadatay Dowlada Imaaraadka ee ay uga baxayso ururka OPEC uu si weyn u beddeli karo isu-dheellitirka awoodda suuqa shidaalka caalamka, isla markaana uu faa\u2019iido siyaasadeed iyo mid dhaqaale u horseedi karo. Warbixinta ayaa tilmaantay in OPEC muddo dheer ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191446,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1777449503,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump oo kufarxay go\u2019aanka Imaaraadku uga baxay OPEC - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump oo kufarxay go\u2019aanka Imaaraadku uga baxay OPEC - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wargeyska caanka ah ee The Guardian ayaa warbixin uu maanta daabacay ku sheegay in go\u2019aanka ay qaadatay Dowlada Imaaraadka ee ay uga baxayso ururka OPEC uu si weyn u beddeli karo isu-dheellitirka awoodda suuqa shidaalka caalamka, isla markaana uu faa\u2019iido siyaasadeed iyo mid dhaqaale u horseedi karo. Warbixinta ayaa tilmaantay in OPEC muddo dheer ahaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-04-29T07:58:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/\",\"name\":\"Trump oo kufarxay go\u2019aanka Imaaraadku uga baxay OPEC - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23.webp\",\"datePublished\":\"2026-04-29T07:58:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23.webp\",\"width\":1200,\"height\":800},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump oo kufarxay go\u2019aanka Imaaraadku uga baxay OPEC\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump oo kufarxay go\u2019aanka Imaaraadku uga baxay OPEC - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump oo kufarxay go\u2019aanka Imaaraadku uga baxay OPEC - Wardoon","og_description":"Wargeyska caanka ah ee The Guardian ayaa warbixin uu maanta daabacay ku sheegay in go\u2019aanka ay qaadatay Dowlada Imaaraadka ee ay uga baxayso ururka OPEC uu si weyn u beddeli karo isu-dheellitirka awoodda suuqa shidaalka caalamka, isla markaana uu faa\u2019iido siyaasadeed iyo mid dhaqaale u horseedi karo. Warbixinta ayaa tilmaantay in OPEC muddo dheer ahaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-04-29T07:58:09+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":800,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/","name":"Trump oo kufarxay go\u2019aanka Imaaraadku uga baxay OPEC - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23.webp","datePublished":"2026-04-29T07:58:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/633ebbbb6a17703c4bca794047180c23.webp","width":1200,"height":800},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-kufarxay-goaanka-imaaraadku-uga-baxay-opec\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump oo kufarxay go\u2019aanka Imaaraadku uga baxay OPEC"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191445"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191445"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191447,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191445\/revisions\/191447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}