{"id":191507,"date":"2026-05-06T10:57:36","date_gmt":"2026-05-06T07:57:36","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191507"},"modified":"2026-05-06T10:57:36","modified_gmt":"2026-05-06T07:57:36","slug":"turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/","title":{"rendered":"Turkiga oo soo bandhigay Gantaal cusub oo gaaraya 6,000 kiiloomitir."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191508\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/71810e58-2e19-451d-887c-33329c960599-1777990986136.webp\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"840\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/71810e58-2e19-451d-887c-33329c960599-1777990986136.webp 1440w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/71810e58-2e19-451d-887c-33329c960599-1777990986136-300x175.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/71810e58-2e19-451d-887c-33329c960599-1777990986136-1024x597.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/71810e58-2e19-451d-887c-33329c960599-1777990986136-768x448.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/71810e58-2e19-451d-887c-33329c960599-1777990986136-696x406.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/71810e58-2e19-451d-887c-33329c960599-1777990986136-1068x623.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/71810e58-2e19-451d-887c-33329c960599-1777990986136-720x420.webp 720w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Turkey ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u soo bandhigtay gantaal cusub oo lagu magacaabo YILDIRIMHAN, kaasoo lagu tilmaamay mid ka mid ah hubka casriga ah ee ugu horumarsan ee dalkaasi sameeyo.<\/p>\n<p>Gantaalkan ayaa la sheegay inuu yahay nooca ballistic-ga ah ee xawaare aad u sarreeya leh (hypersonic), isla markaana awood u leh inuu gaaro masaafo dhan 6,000 kiiloomitir, taasoo ka dhigeysa mid gaari kara bartilmaameedyo fog oo ku kala yaalla qaarado kala duwan.<\/p>\n<p>Wararka la xiriira gantaalkan ayaa tilmaamaya in uu ku socda xawaare gaaraya 25 Mach, taasoo micnaheedu yahay inuu 25 jeer ka dheereeyo xawaaraha codka. Xawaare intaas la eg ayaa ka dhigaya mid aad u adag in la ogaado ama la joojiyo marka uu hawada ku jiro, maadaama nidaamyada difaaca cirka ee caadiga ah ay inta badan la tacaali waayaan gantaallada hypersonic-ka ah. Tani waxay sare u qaadaysaa awoodda weerar iyo difaac ee Turkiga, isla markaana u oggolaaneysa inuu yeesho saameyn militari oo ka baxsan xuduudihiisa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191509\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/HHkzfLZWYAIwozB.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"900\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/HHkzfLZWYAIwozB.jpg 1200w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/HHkzfLZWYAIwozB-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/HHkzfLZWYAIwozB-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/HHkzfLZWYAIwozB-768x576.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/HHkzfLZWYAIwozB-696x522.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/HHkzfLZWYAIwozB-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/HHkzfLZWYAIwozB-560x420.jpg 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/HHkzfLZWYAIwozB-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/HHkzfLZWYAIwozB-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Soo bandhigista YILDIRIMHAN ayaa sidoo kale muujineysa dadaalka joogtada ah ee Turkiga uu ugu jiro inuu yeesho awood militari oo madax-bannaan, isagoo yaraynaya ku tiirsanaanta hubka dibadda laga keeno. Dowladda Turkiga ayaa sannadihii la soo dhaafay si weyn u maalgelisay warshadaha difaaca, taasoo keentay horumar muuqda oo laga sameeyay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, gantaallada, iyo nidaamyada difaaca cirka.<\/p>\n<p>Falanqeeyayaasha arrimaha militariga ayaa sheegaya in haddii xogta la shaaciyay ay sax noqoto, gantaalkan cusub uu si weyn u beddeli karo isu-dheellitirka awoodaha militari ee gobolka. Masaafo ahaan, wuxuu gaari karaa meelo ka mid ah Bariga Yurub, Bartamaha Aasiya, iyo qaybo ka mid ah Afrika, taasoo siinaysa Turkiga awood uu ku gaarsiiyo fariimo istiraatiiji ah oo xooggan.<\/p>\n<p>Dhanka kale, horumarkan ayaa imanaya xilli tartanka hubka casriga ah uu sii xoogeysanayo, gaar ahaan gantaallada hypersonic-ka ah, oo ay horey u sameeyeen dalal waaweyn sida Russia, China, iyo Mareykanka. Ku biirista Turkiga ee kooxdan dalalka leh teknoolojiyadda noocan ah ayaa sare u qaadi karta tartanka, isla markaana keeni karta isbeddel cusub oo ku yimaada amniga caalamiga ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa la sheegay in gantaalkan cusub uu dhaafayo xagga masaafada iyo xawaaraha qaar ka mid ah gantaallada ay horay u adeegsan jirtay Iran, taasoo muujineysa in Turkiga uu doonayo inuu noqdo awood militari oo la tartanta dalalka gobolka iyo kuwa caalamkaba. Arrintan ayaa laga yaabaa inay keento xiisado cusub, balse sidoo kale waxay ka tarjumeysaa heerka horumar ee tiknoolajiyadda difaaca ee Turkiga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191510\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637.jpg 1280w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Turkey ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u soo bandhigtay gantaal cusub oo lagu magacaabo YILDIRIMHAN, kaasoo lagu tilmaamay mid ka mid ah hubka casriga ah ee ugu horumarsan ee dalkaasi sameeyo. Gantaalkan ayaa la sheegay inuu yahay nooca ballistic-ga ah ee xawaare aad u sarreeya leh (hypersonic), isla markaana awood u leh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191510,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1778054269,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191507","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Turkiga oo soo bandhigay Gantaal cusub oo gaaraya 6,000 kiiloomitir. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Turkiga oo soo bandhigay Gantaal cusub oo gaaraya 6,000 kiiloomitir. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Turkey ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u soo bandhigtay gantaal cusub oo lagu magacaabo YILDIRIMHAN, kaasoo lagu tilmaamay mid ka mid ah hubka casriga ah ee ugu horumarsan ee dalkaasi sameeyo. Gantaalkan ayaa la sheegay inuu yahay nooca ballistic-ga ah ee xawaare aad u sarreeya leh (hypersonic), isla markaana awood u leh [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-05-06T07:57:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/\",\"name\":\"Turkiga oo soo bandhigay Gantaal cusub oo gaaraya 6,000 kiiloomitir. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637.jpg\",\"datePublished\":\"2026-05-06T07:57:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Turkiga oo soo bandhigay Gantaal cusub oo gaaraya 6,000 kiiloomitir.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Turkiga oo soo bandhigay Gantaal cusub oo gaaraya 6,000 kiiloomitir. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Turkiga oo soo bandhigay Gantaal cusub oo gaaraya 6,000 kiiloomitir. - Wardoon","og_description":"Dowladda Turkey ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u soo bandhigtay gantaal cusub oo lagu magacaabo YILDIRIMHAN, kaasoo lagu tilmaamay mid ka mid ah hubka casriga ah ee ugu horumarsan ee dalkaasi sameeyo. Gantaalkan ayaa la sheegay inuu yahay nooca ballistic-ga ah ee xawaare aad u sarreeya leh (hypersonic), isla markaana awood u leh [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-05-06T07:57:36+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/","name":"Turkiga oo soo bandhigay Gantaal cusub oo gaaraya 6,000 kiiloomitir. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637.jpg","datePublished":"2026-05-06T07:57:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/yildirimhan-2458637.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-bandhigay-gantaal-cusub-oo-gaaraya-6000-kiiloomitir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Turkiga oo soo bandhigay Gantaal cusub oo gaaraya 6,000 kiiloomitir."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191507"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191507"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191507\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191511,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191507\/revisions\/191511"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191510"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191507"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191507"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191507"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}