{"id":191512,"date":"2026-05-06T21:29:11","date_gmt":"2026-05-06T18:29:11","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191512"},"modified":"2026-05-06T21:29:11","modified_gmt":"2026-05-06T18:29:11","slug":"mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/","title":{"rendered":"Mucaaradka oo kudhawaaqay banaanbax ka dhacaya Muqdisho 10ka bishan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191513\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2591-696x391-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"391\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2591-696x391-1.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2591-696x391-1-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Dowlada ee beelaha Hawiye ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay qorshe banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo hoggaanka dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Madaxweyne Hassan Sheikh.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa ka soo baxay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan hoyga Madaxweynihii hore ee dalka Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, halkaas oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiin mucaarad ah iyo masuuliyiin hore oo doorar kala duwan ka soo qabtay dowladdii Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulankaas ayaa lagu go\u2019aamiyay in 10-ka bishan la qabto banaanbax qaran oo ka dhaca caasimadda Muqdisho, kaas oo lagu muujinayo cabashada xaaladda magaalada Muqdisho iyo dhulboobka ay dowladu ka wado oo ay sheegeen inuu faraha ka baxay<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hadal ka jeediyay kulanka ayaa si adag uga hadlay xaaladda amni ee caasimadda, isagoo sheegay in aysan ahayn mid la iska indho tiri karo. Wuxuu tilmaamay in ay jirto cabasho xooggan oo ka dhalatay dhibaatooyinka dhul boobka ay sheegeen inay saameeyeen shacabka, taas oo u baahan in si degdeg ah wax looga qabto.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu xusay in banaanbaxan uu si gaar ah diiradda u saari doono arrimo ay ka mid yihiin barakicinta iyo dhibaatooyinka lagu hayo qaar ka mid ah shacabka Muqdisho, isagoo ugu baaqay dadka ay arrimahaasi saameeyeen inay si firfircoon uga qeyb qaataan isu soo baxa.<\/p>\n<p>Dhankooda, siyaasiyiinta mucaaradka ayaa sheegay in banaanbaxan uu noqon doono mid nabad ah oo ay shacabka ku cabbiri karaan aragtidooda ku aaddan xaaladda dalka. Waxay sidoo kale bulshada ugu baaqeen inay si mas\u2019uuliyad leh uga qeyb qaataan, isla markaana ay ilaaliyaan amniga iyo kala dambeynta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Dowlada ee beelaha Hawiye ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay qorshe banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo hoggaanka dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Madaxweyne Hassan Sheikh. Go\u2019aankan ayaa ka soo baxay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan hoyga Madaxweynihii hore ee dalka Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, halkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191513,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1778092172,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191512","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mucaaradka oo kudhawaaqay banaanbax ka dhacaya Muqdisho 10ka bishan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mucaaradka oo kudhawaaqay banaanbax ka dhacaya Muqdisho 10ka bishan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Dowlada ee beelaha Hawiye ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay qorshe banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo hoggaanka dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Madaxweyne Hassan Sheikh. Go\u2019aankan ayaa ka soo baxay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan hoyga Madaxweynihii hore ee dalka Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, halkaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-05-06T18:29:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2591-696x391-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"391\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/\",\"name\":\"Mucaaradka oo kudhawaaqay banaanbax ka dhacaya Muqdisho 10ka bishan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2591-696x391-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2026-05-06T18:29:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2591-696x391-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2591-696x391-1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":391},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mucaaradka oo kudhawaaqay banaanbax ka dhacaya Muqdisho 10ka bishan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mucaaradka oo kudhawaaqay banaanbax ka dhacaya Muqdisho 10ka bishan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mucaaradka oo kudhawaaqay banaanbax ka dhacaya Muqdisho 10ka bishan - Wardoon","og_description":"Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Dowlada ee beelaha Hawiye ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay qorshe banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo hoggaanka dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Madaxweyne Hassan Sheikh. Go\u2019aankan ayaa ka soo baxay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan hoyga Madaxweynihii hore ee dalka Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, halkaas [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-05-06T18:29:11+00:00","og_image":[{"width":696,"height":391,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2591-696x391-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/","name":"Mucaaradka oo kudhawaaqay banaanbax ka dhacaya Muqdisho 10ka bishan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2591-696x391-1.jpeg","datePublished":"2026-05-06T18:29:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2591-696x391-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2591-696x391-1.jpeg","width":696,"height":391},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-kudhawaaqay-banaanbax-ka-dhacaya-muqdisho-10ka-bishan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mucaaradka oo kudhawaaqay banaanbax ka dhacaya Muqdisho 10ka bishan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191512"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191512"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191512\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191514,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191512\/revisions\/191514"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191513"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191512"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191512"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191512"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}