{"id":191679,"date":"2026-05-14T17:55:31","date_gmt":"2026-05-14T14:55:31","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191679"},"modified":"2026-05-14T17:55:31","modified_gmt":"2026-05-14T14:55:31","slug":"dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/","title":{"rendered":"Dagaal ka dhacay duleedka Baydhaba oo lagu dilay Taliyayaal Ciidamada Xoogga ka tirsanaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191681\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage.png 1280w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage-300x169.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage-1024x576.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage-768x432.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage-696x392.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage-1068x601.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage-747x420.png 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu ka dhacay duleedka Baydhabo, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay saraakiil sar sare, waxaana kamid ah ku-simaha taliyaha qeybta 60-aad, Gaashaanle Sare Yoonis Aadan iyo taliyihii guutada 8-aad ee qeybta 60 ee Xoogga Dalka, Cali Caddow.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa jira khasaare kale oo gaaray ciidanka iyo gaadiid lagu gubay dagaalka maadaama uu cuslaa, sida ay innoo sheegeen dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan dowladda dhexe ayaa ka tacsiyeeyay geerida labada sarkaal, waxaana weli socda howlgal ay wadaan ciidanka Xoogga dalka<\/p>\n<p>Xaalada ayaa weli kacsan, iyada oo dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo bannaanka magaalada Baydhabo oo ay gaareen ciidamo kale oo gurmad ah.<\/p>\n<p>Ma jiro wax faah-faahin ah oo ay dowladda Soomaaliya ka bixisay dagaalkan, marka laga reebo qoraallada tacsida ee loo dirayo saraakiisha la dilay<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa kusoo aaday, iyada oo Baydhabo lagu qabtay doorashooyinka isku sidkan ee Koonfur Galbeed oo lagu soo doortay golaha wakiilada iyo deegaanka, sida uu maanta shaaciyay guddiga doorashooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191680\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1778758241480.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"800\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1778758241480.jpg 600w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1778758241480-225x300.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1778758241480-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191682\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1778759530744.jpg\" alt=\"\" width=\"561\" height=\"742\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1778759530744.jpg 561w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1778759530744-227x300.jpg 227w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1778759530744-318x420.jpg 318w\" sizes=\"(max-width: 561px) 100vw, 561px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu ka dhacay duleedka Baydhabo, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay saraakiil sar sare, waxaana kamid ah ku-simaha taliyaha qeybta 60-aad, Gaashaanle Sare Yoonis Aadan iyo taliyihii guutada 8-aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191681,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1778770542,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191679","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal ka dhacay duleedka Baydhaba oo lagu dilay Taliyayaal Ciidamada Xoogga ka tirsanaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal ka dhacay duleedka Baydhaba oo lagu dilay Taliyayaal Ciidamada Xoogga ka tirsanaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu ka dhacay duleedka Baydhabo, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay saraakiil sar sare, waxaana kamid ah ku-simaha taliyaha qeybta 60-aad, Gaashaanle Sare Yoonis Aadan iyo taliyihii guutada 8-aad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-05-14T14:55:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/\",\"name\":\"Dagaal ka dhacay duleedka Baydhaba oo lagu dilay Taliyayaal Ciidamada Xoogga ka tirsanaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage.png\",\"datePublished\":\"2026-05-14T14:55:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage.png\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal ka dhacay duleedka Baydhaba oo lagu dilay Taliyayaal Ciidamada Xoogga ka tirsanaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal ka dhacay duleedka Baydhaba oo lagu dilay Taliyayaal Ciidamada Xoogga ka tirsanaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal ka dhacay duleedka Baydhaba oo lagu dilay Taliyayaal Ciidamada Xoogga ka tirsanaa - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu ka dhacay duleedka Baydhabo, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay saraakiil sar sare, waxaana kamid ah ku-simaha taliyaha qeybta 60-aad, Gaashaanle Sare Yoonis Aadan iyo taliyihii guutada 8-aad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-05-14T14:55:31+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/","name":"Dagaal ka dhacay duleedka Baydhaba oo lagu dilay Taliyayaal Ciidamada Xoogga ka tirsanaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage.png","datePublished":"2026-05-14T14:55:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/collage.png","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba-oo-lagu-dilay-taliyayaal-ciidamada-xoogga-ka-tirsanaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal ka dhacay duleedka Baydhaba oo lagu dilay Taliyayaal Ciidamada Xoogga ka tirsanaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191679"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191679"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191679\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191683,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191679\/revisions\/191683"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191681"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191679"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191679"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191679"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}