{"id":191691,"date":"2026-05-15T18:39:36","date_gmt":"2026-05-15T15:39:36","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191691"},"modified":"2026-05-15T18:39:36","modified_gmt":"2026-05-15T15:39:36","slug":"dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/","title":{"rendered":"Dowlada Somalia oo War ka soo saartay fashilkii ku yimid wada xaajoodkii ay mucaaradka la laheen"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod ah oo muwaadiniinta fursad u siineysa in ay helaan xaqooda dastuuriga ah, Dawladdu waxa ay cadaynaysaa in Dalku uu galay xilligii loo guuri lahaa nidaam dimuquraaddi ah oo ka hana qaada dalka kuna dhisan mabda\u2019a Qof iyo Cod.<br \/>\nWaxaa dedaaladaas bar-bar socday wada xaajoodyo joogto ah oo ay Dowladdu la yeelanaysay daneeyayaasha arrimaha Doorashooyinka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed si loo dhagaysto talooyinkooda.<br \/>\nSadexdii Maalmood ee lasoo dhaafay, Dawladdu waxa ay wadahdallo la yeelatay qaar ka mid ah Xubnaha Mucaaradka ah kuwaas oo miiiska keenay aragtiyo ka hor imaanaya xuquuqda aas-aasiga ah ee Muwaadinka uu u leeyahay in uu wax doorto lana doorto.<br \/>\nSidaas darteed, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay la wadaagaysaa Shacabka Soomaaliyeed in dalka ay ka qabsoomi doonto doorasho qof iyo cod ah, xor iyo xalaal ah, hufan, isla markaana waafaqsan Dastuurka, shuruucda dalka iyo Barnaamijka Siyaasadeed ee Dowladdu balanqaaday.<br \/>\nDowladda Federaalka Soomaaliya, sidii horayba ugu wadday, waxay mar kale adkeyneysaa in albaabka wada-xaajoodka iyo wadatashigu uu weli furan yahay.<br \/>\n<strong>-Dhammaad-<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191692\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698900357_1530875042412430_6456642262526284610_n.jpg\" alt=\"\" width=\"764\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698900357_1530875042412430_6456642262526284610_n.jpg 764w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698900357_1530875042412430_6456642262526284610_n-212x300.jpg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698900357_1530875042412430_6456642262526284610_n-724x1024.jpg 724w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698900357_1530875042412430_6456642262526284610_n-696x984.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698900357_1530875042412430_6456642262526284610_n-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 764px) 100vw, 764px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod ah oo muwaadiniinta fursad u siineysa in ay helaan xaqooda dastuuriga ah, Dawladdu waxa ay cadaynaysaa in Dalku uu galay xilligii loo guuri lahaa nidaam dimuquraaddi ah oo ka hana qaada dalka kuna dhisan mabda\u2019a [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191692,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1778859588,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191691","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowlada Somalia oo War ka soo saartay fashilkii ku yimid wada xaajoodkii ay mucaaradka la laheen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowlada Somalia oo War ka soo saartay fashilkii ku yimid wada xaajoodkii ay mucaaradka la laheen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod ah oo muwaadiniinta fursad u siineysa in ay helaan xaqooda dastuuriga ah, Dawladdu waxa ay cadaynaysaa in Dalku uu galay xilligii loo guuri lahaa nidaam dimuquraaddi ah oo ka hana qaada dalka kuna dhisan mabda\u2019a [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-05-15T15:39:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698900357_1530875042412430_6456642262526284610_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"764\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/\",\"name\":\"Dowlada Somalia oo War ka soo saartay fashilkii ku yimid wada xaajoodkii ay mucaaradka la laheen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698900357_1530875042412430_6456642262526284610_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-05-15T15:39:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698900357_1530875042412430_6456642262526284610_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698900357_1530875042412430_6456642262526284610_n.jpg\",\"width\":764,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowlada Somalia oo War ka soo saartay fashilkii ku yimid wada xaajoodkii ay mucaaradka la laheen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowlada Somalia oo War ka soo saartay fashilkii ku yimid wada xaajoodkii ay mucaaradka la laheen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowlada Somalia oo War ka soo saartay fashilkii ku yimid wada xaajoodkii ay mucaaradka la laheen - Wardoon","og_description":"&nbsp; Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod ah oo muwaadiniinta fursad u siineysa in ay helaan xaqooda dastuuriga ah, Dawladdu waxa ay cadaynaysaa in Dalku uu galay xilligii loo guuri lahaa nidaam dimuquraaddi ah oo ka hana qaada dalka kuna dhisan mabda\u2019a [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-05-15T15:39:36+00:00","og_image":[{"width":764,"height":1080,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698900357_1530875042412430_6456642262526284610_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/","name":"Dowlada Somalia oo War ka soo saartay fashilkii ku yimid wada xaajoodkii ay mucaaradka la laheen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698900357_1530875042412430_6456642262526284610_n.jpg","datePublished":"2026-05-15T15:39:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698900357_1530875042412430_6456642262526284610_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698900357_1530875042412430_6456642262526284610_n.jpg","width":764,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-fashilkii-ku-yimid-wada-xaajoodkii-ay-mucaaradka-la-laheen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowlada Somalia oo War ka soo saartay fashilkii ku yimid wada xaajoodkii ay mucaaradka la laheen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191691"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191691"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191691\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191693,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191691\/revisions\/191693"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191692"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191691"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191691"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191691"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}