{"id":191803,"date":"2026-05-26T11:07:12","date_gmt":"2026-05-26T08:07:12","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191803"},"modified":"2026-05-26T11:07:12","modified_gmt":"2026-05-26T08:07:12","slug":"aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/","title":{"rendered":"Aqriso: Jadwalka doorashada gudoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha Koofur Galbeed oo la shaaciyay."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191804\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n.jpg\" alt=\"\" width=\"853\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n.jpg 853w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n-200x300.jpg 200w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n-682x1024.jpg 682w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n-768x1152.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n-696x1044.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n-280x420.jpg 280w\" sizes=\"(max-width: 853px) 100vw, 853px\" \/>Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa shaaciyey jadwalka guud ee doorashooyinka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo la guda galayo marxaladaha ugu dambeeya ee dhismaha hay\u2019adaha maamulkaasi.<\/p>\n<p>Sida ku cad jadwalka cusub ee la soo bandhigay, doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa la qaban doonaa 2-da June 2026, halka doorashada Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed loo qorsheeyey inay dhacdo 10-ka June 2026.<\/p>\n<p>Ku dhawaaqista jadwalkan ayaa timid kadib markii guddigu hore u shaaciyey liiska xildhibaanada cusub ee Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed, kuwaas oo tiradoodu gaareyso 92 mudane, halka saddex kursi oo haray lagu sheegay inay wali ku xiran yihiin ururrada siyaasadeed ee aan soo gudbin xubnihii loo asteeyey.<\/p>\n<p>Guddiga Doorashooyinka ayaa sheegay in mudnaanta la siinayo dhameystirka hay\u2019adaha dastuuriga ah iyo qabashada doorashooyin loo marayo hannaan sharci ah oo waafaqsan xeerarka doorashada. Waxa uu guddigu ugu baaqay musharrixiinta, ururrada siyaasadda iyo bulshada inay ilaaliyaan xasilloonida iyo hufnaanta geeddi-socodka doorashada.<\/p>\n<p>Doorashooyinkan ayaa kusoo aadaya xilli ay jiraan xiisado siyaasadeed iyo dood la xiriirta hannaanka maamulka iyo doorashooyinka Koonfur Galbeed, iyadoo dhinacyo kala duwan ay aragtiyo ka qabaan sida loo maamulayo geeddi-socodka siyaasadeed ee maamulkaasi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191804\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n.jpg\" alt=\"\" width=\"853\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n.jpg 853w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n-200x300.jpg 200w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n-682x1024.jpg 682w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n-768x1152.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n-696x1044.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n-280x420.jpg 280w\" sizes=\"(max-width: 853px) 100vw, 853px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa shaaciyey jadwalka guud ee doorashooyinka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo la guda galayo marxaladaha ugu dambeeya ee dhismaha hay\u2019adaha maamulkaasi. Sida ku cad jadwalka cusub ee la soo bandhigay, doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa la qaban doonaa 2-da June 2026, halka doorashada Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191804,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1779782852,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191803","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aqriso: Jadwalka doorashada gudoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha Koofur Galbeed oo la shaaciyay. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aqriso: Jadwalka doorashada gudoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha Koofur Galbeed oo la shaaciyay. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa shaaciyey jadwalka guud ee doorashooyinka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo la guda galayo marxaladaha ugu dambeeya ee dhismaha hay\u2019adaha maamulkaasi. Sida ku cad jadwalka cusub ee la soo bandhigay, doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa la qaban doonaa 2-da June 2026, halka doorashada Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-05-26T08:07:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"853\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/\",\"name\":\"Aqriso: Jadwalka doorashada gudoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha Koofur Galbeed oo la shaaciyay. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-05-26T08:07:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n.jpg\",\"width\":853,\"height\":1280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aqriso: Jadwalka doorashada gudoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha Koofur Galbeed oo la shaaciyay.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aqriso: Jadwalka doorashada gudoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha Koofur Galbeed oo la shaaciyay. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aqriso: Jadwalka doorashada gudoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha Koofur Galbeed oo la shaaciyay. - Wardoon","og_description":"Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa shaaciyey jadwalka guud ee doorashooyinka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo la guda galayo marxaladaha ugu dambeeya ee dhismaha hay\u2019adaha maamulkaasi. Sida ku cad jadwalka cusub ee la soo bandhigay, doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa la qaban doonaa 2-da June 2026, halka doorashada Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-05-26T08:07:12+00:00","og_image":[{"width":853,"height":1280,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/","name":"Aqriso: Jadwalka doorashada gudoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha Koofur Galbeed oo la shaaciyay. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n.jpg","datePublished":"2026-05-26T08:07:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/706504956_1511960677279949_6687252408082016453_n.jpg","width":853,"height":1280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-jadwalka-doorashada-gudoonka-baarlamaanka-iyo-madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aqriso: Jadwalka doorashada gudoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha Koofur Galbeed oo la shaaciyay."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191803"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191803"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191803\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191806,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191803\/revisions\/191806"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191804"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191803"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191803"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191803"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}