{"id":191902,"date":"2026-06-01T18:27:20","date_gmt":"2026-06-01T15:27:20","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191902"},"modified":"2026-06-01T18:27:20","modified_gmt":"2026-06-01T15:27:20","slug":"baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/","title":{"rendered":"Baydhaba: Bandow Culus oo Caawa Ka Dhaqan-galaya ."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191903\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1770273292381.jpg\" alt=\"\" width=\"974\" height=\"548\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1770273292381.jpg 974w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1770273292381-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1770273292381-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1770273292381-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1770273292381-746x420.jpg 746w\" sizes=\"(max-width: 974px) 100vw, 974px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa maanta lagu soo rogay bandow culus oo caawa dhaqan-galaya, sida uu shaaciyey Wasiirka Amniga Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Maxamed Xuseen Xasan (Joon).<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa shir jaraa\u2019id oo uu u qabtay warbaahinta ku sheegay in bandowgu bilaaban doono 7:00 fiidnimo, islamarkaana uu sii socon doono illaa salaadda Subax. Bandowgan ayaa quseynaya dhammaan shacabka magaalada, iyadoo la mamnuucay isku socodka guud inta uu socdo.<\/p>\n<p>Maxamed Xuseen Joon ayaa sheegay in tallaabadan loo qaaday sugidda amniga magaalada, maadaama Baydhaba ay isu diyaarinayso doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo tan Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la filayo in dhawaan halkaasi lagu qabto.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wasiirku wuxuu amray in aan wax hub ah lagu dhex wadan karin magaalada, si looga hortago falal amni darro iyo isku day kasta oo lagu carqaladeyn karo amniga iyo hufnaanta doorashooyinka soo socda.<\/p>\n<p>Wuxuu farriin u diray shacabka ku nool Baydhaba, isaga oo ugu baaqay inay u hoggaansamaan awaamiirta cusub isla markaana ay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka ee ku howlan xaqiijinta nabadgelyada.<\/p>\n<p>Magaalada Baydhaba waxaa haatan si weyn ugu sugan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed, kuwaas oo wada howlgallo amni oo ballaaran, isla markaana isku fidiyey gudaha magaalada iyo daafaheeda.<\/p>\n<p>Bandowgan ayaa imanaya xilli magaalada ay ka jirto xiisad amni, kadib markii dhawaan ay weerar ku qaadeen ciidamada daacadda u ah Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), kuwaas oo dagaal la galay ciidamada dowladda Federaalka. Dagaalkaas ayaa ugu dambeyn lagu guuleystay in dib loo riixo ciidamada weerarka soo qaaday, iyadoo la soo wariyey khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa maanta lagu soo rogay bandow culus oo caawa dhaqan-galaya, sida uu shaaciyey Wasiirka Amniga Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Maxamed Xuseen Xasan (Joon). Wasiirka ayaa shir jaraa\u2019id oo uu u qabtay warbaahinta ku sheegay in bandowgu bilaaban doono 7:00 fiidnimo, islamarkaana uu sii socon doono illaa salaadda Subax. Bandowgan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191903,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1780327660,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191902","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baydhaba: Bandow Culus oo Caawa Ka Dhaqan-galaya . - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baydhaba: Bandow Culus oo Caawa Ka Dhaqan-galaya . - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa maanta lagu soo rogay bandow culus oo caawa dhaqan-galaya, sida uu shaaciyey Wasiirka Amniga Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Maxamed Xuseen Xasan (Joon). Wasiirka ayaa shir jaraa\u2019id oo uu u qabtay warbaahinta ku sheegay in bandowgu bilaaban doono 7:00 fiidnimo, islamarkaana uu sii socon doono illaa salaadda Subax. Bandowgan ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-01T15:27:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1770273292381.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"974\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"548\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/\",\"name\":\"Baydhaba: Bandow Culus oo Caawa Ka Dhaqan-galaya . - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1770273292381.jpg\",\"datePublished\":\"2026-06-01T15:27:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1770273292381.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1770273292381.jpg\",\"width\":974,\"height\":548},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baydhaba: Bandow Culus oo Caawa Ka Dhaqan-galaya .\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baydhaba: Bandow Culus oo Caawa Ka Dhaqan-galaya . - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baydhaba: Bandow Culus oo Caawa Ka Dhaqan-galaya . - Wardoon","og_description":"Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa maanta lagu soo rogay bandow culus oo caawa dhaqan-galaya, sida uu shaaciyey Wasiirka Amniga Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Maxamed Xuseen Xasan (Joon). Wasiirka ayaa shir jaraa\u2019id oo uu u qabtay warbaahinta ku sheegay in bandowgu bilaaban doono 7:00 fiidnimo, islamarkaana uu sii socon doono illaa salaadda Subax. Bandowgan ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-01T15:27:20+00:00","og_image":[{"width":974,"height":548,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1770273292381.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/","name":"Baydhaba: Bandow Culus oo Caawa Ka Dhaqan-galaya . - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1770273292381.jpg","datePublished":"2026-06-01T15:27:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1770273292381.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1770273292381.jpg","width":974,"height":548},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhaba-bandow-culus-oo-caawa-ka-dhaqan-galaya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baydhaba: Bandow Culus oo Caawa Ka Dhaqan-galaya ."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191902"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191902"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191902\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191904,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191902\/revisions\/191904"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191903"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191902"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191902"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191902"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}