{"id":191914,"date":"2026-06-02T11:09:08","date_gmt":"2026-06-02T08:09:08","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191914"},"modified":"2026-06-02T11:09:08","modified_gmt":"2026-06-02T08:09:08","slug":"trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/","title":{"rendered":"Trump oo abaal laawe kutilmaamay Netanyahu."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191915\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Trump-Netanyahu.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Trump-Netanyahu.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Trump-Netanyahu-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si caro leh ula hadlay Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu, kadib markii Israa\u2019iil ay kordhisay howlgalkeeda militari ee Lubnaan, islamarkaana ay qorsheysay duqeymo ka dhan ah caasimadda Beirut.<\/p>\n<p>Warbixin ay daabacday warbaahinta Axios, oo soo xiganeysa laba sarkaal oo Mareykan ah iyo ilo kale oo xog-ogaal ah, ayaa sheegtay in wicitaan dhacay Isniintii uu noqday mid aad u kacsan, islamarkaana Trump uu Netanyahu ku canaantay tallaabooyinka ay Israa\u2019iil ka waddo Lubnaan.<\/p>\n<p>Sida ay ilahaasi sheegeen, Trump ayaa Netanyahu ku tilmaamay \u201cnin waalan\u201d, isaga oo sidoo kale ku eedeeyay in uusan abaal u hayn taageeradii uu Mareykanka siiyay.<\/p>\n<p>Trump ayaa la sheegay inuu si gaar ah uga carooday qorshe ay Israa\u2019iil ku dooneysay inay ku garaacdo bartilmaameedyo ku yaalla Beirut. Madaxweynaha Mareykanka ayaa Netanyahu u sheegay in duqeynta caasimadda Lubnaan ay Israa\u2019iil ka dhigi karto dal sii go\u2019dooma, xilli cadaadis caalami ah uu horey u saarnaa.<\/p>\n<p><strong>Trump oo joojiyay qorshaha Beirut<\/strong><\/p>\n<p>Mid ka mid ah saraakiisha Mareykanka ayaa Axios u sheegay in Trump uu Netanyahu si cad ugu sheegay in weerar lagu qaado Beirut uu sii xumeynayo xaaladda Israa\u2019iil ee caalamka.<\/p>\n<p>Trump ayaa sidoo kale wicitaanka ku sheegay inuu Netanyahu ka caawiyay inuu ka badbaado xabsi, taas oo loo fahmayay tixraac ku saabsan taageeradii uu u muujiyay xilligii ay socdeen dacwadaha musuq-maasuqa ee ka dhanka ahaa Netanyahu.<\/p>\n<p>Sarkaal Mareykan ah oo soo koobay hadallada Trump ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka uu Netanyahu ula hadlay si aan caadi aheyn, kuna eedeeyay inuu dhaawac weyn u geysanayo Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Ilo kale oo xog ka helay wicitaanka ayaa sheegay in Trump uu aad u careysnaa, islamarkaana mar uu si kulul Netanyahu u weydiiyay waxa uu sameynayo.<\/p>\n<p>Sarkaal Mareykan ah ayaa sheegay in Trump uu ogaa in Xisbullah ay weerarro ku qaaday Israa\u2019iil, ayna Israa\u2019iil sheeganayso xaqa ay isku difaaceyso, balse uu rumeysnaa in Netanyahu uu xaaladda u riixayo heer ka baxsan xadka loo baahan yahay.<\/p>\n<p>Israaiil ayaa maalmihii dambe ballaarisay howlgalka dhulka ee ay ka waddo koonfurta Lubnaan, iyadoo sidoo kale ku hanjabtay weerarro ka dhan ah Beirut.<\/p>\n<p><strong>Walaac ka dhashay khasaaraha rayidka<\/strong><\/p>\n<p>Sarkaal kale oo Mareykan ah ayaa sheegay in Trump uu si gaar ah uga walaacsanaa tirada dadka rayidka ah ee lagu dilay Lubnaan, iyo qaabka ay Israa\u2019iil u burburisay dhismayaal si ay u beegsato hal taliye oo ka tirsan Xisbullah.<\/p>\n<p>Sida ay Axios sheegtay, sarkaal Israa\u2019iili ah ayaa sheegay in Israa\u2019iil aysan hadda qorsheyneyn inay weerarto bartilmaameedyo Xisbullah ah oo ku yaalla Beirut.<\/p>\n<p>Trump iyo Netanyahu ayaa horey u yeeshay wicitaanno kacsan, balse wali waxay si dhow uga wada shaqeynayeen arrimaha Iran iyo qodobo kale. Hase yeeshee, mid ka mid ah saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in wicitaankan uu ka mid ahaa kuwii ugu xumaa ee dhex mara labada hoggaamiye tan iyo markii Trump uu dib ugu soo laabtay Aqalka Cad.<\/p>\n<p>Carada Trump ayaa la sheegay inay salka ku hayso cabsi ah in Netanyahu uu burburin karo wada-hadallada xasaasiga ah ee Mareykanka kula jiro Iran.<\/p>\n<p>Iran ayaa isla Isniintii ku hanjabtay inay ka bixi karto wada-hadallada Mareykanka, iyadoo sabab uga dhigtay tallaabooyinka Israa\u2019iil ee Lubnaan.<\/p>\n<p><strong>Dagaalka Lubnaan iyo wada-hadallada Iran<\/strong><\/p>\n<p>Kadib wicitaanka, Trump ayaa bartiisa Truth Social ku qoray in wada-hadallada Iran ay \u201csi degdeg ah u socdaan.\u201d<\/p>\n<p>Netanyahu ayaa isna bayaan uu soo saaray kadib wicitaanka ku sheegay inuu Trump u caddeeyay in Israa\u2019iil ay weerari doonto bartilmaameedyo ku yaalla Beirut haddii Xisbullah aysan joojin weerarrada ay ku hayso Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale sheegay in Israa\u2019iil ay sii wadi doonto howlgalkeeda koonfurta Lubnaan.<\/p>\n<p>\u201cMowqifkeenna waa sidiisii,\u201d ayuu Netanyahu ku yiri bayaankiisa.<\/p>\n<p>Hase yeeshee, sarkaal Mareykan ah ayaa sheegay in xaqiiqadu ay ahayd in Trump uu Netanyahu si xooggan ugu cadaadiyay wicitaanka, islamarkaana ra\u2019iisul wasaaraha Israa\u2019iil uu ugu dambeyn aqbalay in arrinta la dejiyo.<\/p>\n<p>Xafiiska Netanyahu kama jawaabin codsi faallo ah oo arrintan ku saabsan.<\/p>\n<p>Axios ayaa sheegtay in qoraalka is-afgaradka ah ee ay Mareykanka iyo Iran ka wada xaajoonayaan uu dhigayo in la joojiyo dagaalka Lubnaan. Qodobkaas ayaa horey u sababay wicitaan kale oo kacsan oo dhex maray Trump iyo Netanyahu.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si caro leh ula hadlay Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu, kadib markii Israa\u2019iil ay kordhisay howlgalkeeda militari ee Lubnaan, islamarkaana ay qorsheysay duqeymo ka dhan ah caasimadda Beirut. Warbixin ay daabacday warbaahinta Axios, oo soo xiganeysa laba sarkaal oo Mareykan ah iyo ilo kale oo xog-ogaal ah, ayaa sheegtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191915,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1780387767,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191914","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump oo abaal laawe kutilmaamay Netanyahu. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump oo abaal laawe kutilmaamay Netanyahu. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si caro leh ula hadlay Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu, kadib markii Israa\u2019iil ay kordhisay howlgalkeeda militari ee Lubnaan, islamarkaana ay qorsheysay duqeymo ka dhan ah caasimadda Beirut. Warbixin ay daabacday warbaahinta Axios, oo soo xiganeysa laba sarkaal oo Mareykan ah iyo ilo kale oo xog-ogaal ah, ayaa sheegtay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-02T08:09:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Trump-Netanyahu.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/\",\"name\":\"Trump oo abaal laawe kutilmaamay Netanyahu. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Trump-Netanyahu.webp\",\"datePublished\":\"2026-06-02T08:09:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Trump-Netanyahu.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Trump-Netanyahu.webp\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump oo abaal laawe kutilmaamay Netanyahu.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump oo abaal laawe kutilmaamay Netanyahu. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump oo abaal laawe kutilmaamay Netanyahu. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si caro leh ula hadlay Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu, kadib markii Israa\u2019iil ay kordhisay howlgalkeeda militari ee Lubnaan, islamarkaana ay qorsheysay duqeymo ka dhan ah caasimadda Beirut. Warbixin ay daabacday warbaahinta Axios, oo soo xiganeysa laba sarkaal oo Mareykan ah iyo ilo kale oo xog-ogaal ah, ayaa sheegtay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-02T08:09:08+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Trump-Netanyahu.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/","name":"Trump oo abaal laawe kutilmaamay Netanyahu. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Trump-Netanyahu.webp","datePublished":"2026-06-02T08:09:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Trump-Netanyahu.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Trump-Netanyahu.webp","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-abaal-laawe-kutilmaamay-netanyahu\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump oo abaal laawe kutilmaamay Netanyahu."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191914"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191914"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191914\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191916,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191914\/revisions\/191916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191915"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}