{"id":191924,"date":"2026-06-03T17:37:59","date_gmt":"2026-06-03T14:37:59","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191924"},"modified":"2026-06-03T17:37:59","modified_gmt":"2026-06-03T14:37:59","slug":"daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/","title":{"rendered":"DAAWO: Muungaab oo go&#8217;aano culus kasoo saaray banaanbaxyada mucaaradka."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191925\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1.webp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1358\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1.webp 1920w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1-300x212.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1-1024x724.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1-768x543.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1-1536x1086.webp 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1-696x492.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1-1068x755.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1-594x420.webp 594w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1-100x70.webp 100w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/>Maamulka Gobolka Banaadir oo awaamiir culus kasoo saaray banaanbaxyada mucaaradka ee lagu wado inay berri ka dhacaan magaalada Muqdisho ayaa u asteeyay saddex goobood oo ku yaalla caasimada.<\/p>\n<p>Kulan deg-deg ah oo uu guddoomiyay duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa go\u2019aankan lagu gaaray, iyada oo amniga dibadbaxayaash ay sugayaan ciidamada dowladda.<\/p>\n<p>Goobaha banaanbaxyada loo asteeyay waxay kala yihiin garoonka kubadda cagta ee Injineer Yariisow ee degmada Cabdicasiis, garoonka kubadda cagta Stadium Muqdisho ee degmada Warta Nabadda iyo garoonka kubadda cagta Jaamacaha ee degmada Hodan.<\/p>\n<p>Afhayeenka Gobolka oo faah-faahiyay go\u2019aannada soo baxay ayaa shaaca ka qaaday in aan dibadbaxayaasha loo ogoleyn hub, balse ay si nabad ah ku dibadbixi karaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa waajib ah in banaanbaxyada ay noqdaan kuwa nabadeed oo suurtageliya in dadku ay si xor ah oo xasilooni ah ay aragtidooda usoo gudbiyaan,\u201d ayuu yiri Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu ku daray \u201cWaxaa reeban in la isticmaalo hub iyo agab kale oo qatar ku ah amniga iyo xasiloonida caasimada ee dadaalka badan la geliyay\u201d.<\/p>\n<p>Go\u2019aannada kasoo baxay maamulka gobolka ayaa kusoo aadayo, iyada oo saaka mucaaradka ay sheegeen in aysan ogolaan doonin in loo xadido goobaha ay ku qabsanayaan mudaharaadyada, sida uu shaaciyay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow.<\/p>\n<p>Mucaaradka oo hadda wadda abaabulkii ugu dambeeyay ayaa ku andacoonaya in dareenkooda ah si nabad ah ku muujinayaan, waxayna diidan yihiin muddo kororsiga halka sano ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo barakicinta shacabka magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Muungaab oo go'aano culus kasoo saaray banaanbaxyada mucaaradka.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/UWzjrvR9YM4\" width=\"1399\" height=\"787\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Banaadir oo awaamiir culus kasoo saaray banaanbaxyada mucaaradka ee lagu wado inay berri ka dhacaan magaalada Muqdisho ayaa u asteeyay saddex goobood oo ku yaalla caasimada. Kulan deg-deg ah oo uu guddoomiyay duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa go\u2019aankan lagu gaaray, iyada oo amniga dibadbaxayaash ay sugayaan ciidamada dowladda. Goobaha banaanbaxyada loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191925,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1780497493,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191924","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Muungaab oo go&#039;aano culus kasoo saaray banaanbaxyada mucaaradka. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Muungaab oo go&#039;aano culus kasoo saaray banaanbaxyada mucaaradka. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Gobolka Banaadir oo awaamiir culus kasoo saaray banaanbaxyada mucaaradka ee lagu wado inay berri ka dhacaan magaalada Muqdisho ayaa u asteeyay saddex goobood oo ku yaalla caasimada. Kulan deg-deg ah oo uu guddoomiyay duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa go\u2019aankan lagu gaaray, iyada oo amniga dibadbaxayaash ay sugayaan ciidamada dowladda. Goobaha banaanbaxyada loo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-03T14:37:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1358\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/\",\"name\":\"DAAWO: Muungaab oo go'aano culus kasoo saaray banaanbaxyada mucaaradka. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1.webp\",\"datePublished\":\"2026-06-03T14:37:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1.webp\",\"width\":1920,\"height\":1358},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Muungaab oo go&#8217;aano culus kasoo saaray banaanbaxyada mucaaradka.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Muungaab oo go'aano culus kasoo saaray banaanbaxyada mucaaradka. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Muungaab oo go'aano culus kasoo saaray banaanbaxyada mucaaradka. - Wardoon","og_description":"Maamulka Gobolka Banaadir oo awaamiir culus kasoo saaray banaanbaxyada mucaaradka ee lagu wado inay berri ka dhacaan magaalada Muqdisho ayaa u asteeyay saddex goobood oo ku yaalla caasimada. Kulan deg-deg ah oo uu guddoomiyay duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa go\u2019aankan lagu gaaray, iyada oo amniga dibadbaxayaash ay sugayaan ciidamada dowladda. Goobaha banaanbaxyada loo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-03T14:37:59+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1358,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/","name":"DAAWO: Muungaab oo go'aano culus kasoo saaray banaanbaxyada mucaaradka. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1.webp","datePublished":"2026-06-03T14:37:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Muungaab-scaled-1.webp","width":1920,"height":1358},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-goaano-culus-kasoo-saaray-banaanbaxyada-mucaaradka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Muungaab oo go&#8217;aano culus kasoo saaray banaanbaxyada mucaaradka."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191924"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191924"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191926,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191924\/revisions\/191926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}