{"id":191933,"date":"2026-06-03T19:30:05","date_gmt":"2026-06-03T16:30:05","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191933"},"modified":"2026-06-03T19:30:05","modified_gmt":"2026-06-03T16:30:05","slug":"xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Xasan Cali Khayre oo hada ka hadlay dagaalka gurigiisa ka dhacay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191934\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1.webp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1.webp 1920w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1-1024x683.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1-1536x1024.webp 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1-1068x712.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay dagaalkii galabta ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in la soo weeraray isaga iyo Ugaaska cusub ee beesha Murusade.<\/p>\n<p>Kheyre ayaa sheegay in weerarkaasi uu ahaa isku-day lagu doonayay in lagu dilo isaga iyo Ugaas Cabdirisaaq oo dhawaan la caleemo saaray.<\/p>\n<p>\u201cAnnaga oo shir kula jirna Ugaaska beesha Murusade iyo odayaasha dhaqanka ayaa waxaa weerar nagu soo qaaday ciidan ka amar qaata taliska uu hoggaamiyo Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday,\u201d ayuu yiri Kheyre oo ka hadlay dagaalkii maanta.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ayaa sheegay in khasaare kasta oo ka dhasha falkan ay mas\u2019uuliyaddiisa qaadi doonto dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu ugu yeeray \u201cMadaxweynaha waqtigiisu dhammaaday.\u201d<\/p>\n<p>\u201cKhasaare kasta oo ka dhasha falkan waxaa mas\u2019uuliyaddiisa qaadaya Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee na soo weeraray annaga oo diyaargarow ugu jirna bannaanbaxa nabadeed ee berri noo muddaysan,\u201d ayuu yiri Kheyre.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, wuxuu Alle uga baryay inuu u naxariisto dadkii ku dhintay iska horimaadka, isla markaana uu caafimaad degdeg ah siiyo kuwii ku dhaawacmay.<\/p>\n<p>Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Muqdisho ayaa sii korortay saacadihii u dambeeyay, iyadoo mucaaradku magaalada ku soo bandhigay awood ciidan, halka dhinaca kale ay socdaan dadaallo lagu doonayo in xaaladda lagu dejiyo wada-hadal.<\/p>\n<p>Siyaasiyiin iyo shaqsiyaad dhex-dhexaadinaya labada dhinac ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay diyaar u tahay wada-hadal, haddii mucaaradku ka laabto qorshaha bannaanbaxa isla markaana ay dib ugu noqdaan aagga xayndaabka garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo ay hore uga soo guureen.<\/p>\n<p>Hase yeeshee, hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa ku adkaystay inay sii wadi doonaan qorshahooda bannaanbaxa, iyagoo sheegay inay diyaar u yihiin wada-hadal, balse aysan ka tanaasuli doonin isu-soo-baxa weyn ee ay qorsheeyeen in berri lagu qabto nawaaxiga Villa Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191935\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-03-172913.png\" alt=\"\" width=\"682\" height=\"293\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-03-172913.png 682w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-03-172913-300x129.png 300w\" sizes=\"(max-width: 682px) 100vw, 682px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay dagaalkii galabta ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in la soo weeraray isaga iyo Ugaaska cusub ee beesha Murusade. Kheyre ayaa sheegay in weerarkaasi uu ahaa isku-day lagu doonayay in lagu dilo isaga iyo Ugaas Cabdirisaaq oo dhawaan la caleemo saaray. \u201cAnnaga oo shir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191934,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1780504224,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191933","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Cali Khayre oo hada ka hadlay dagaalka gurigiisa ka dhacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Cali Khayre oo hada ka hadlay dagaalka gurigiisa ka dhacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay dagaalkii galabta ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in la soo weeraray isaga iyo Ugaaska cusub ee beesha Murusade. Kheyre ayaa sheegay in weerarkaasi uu ahaa isku-day lagu doonayay in lagu dilo isaga iyo Ugaas Cabdirisaaq oo dhawaan la caleemo saaray. \u201cAnnaga oo shir [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-03T16:30:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/\",\"name\":\"Xasan Cali Khayre oo hada ka hadlay dagaalka gurigiisa ka dhacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1.webp\",\"datePublished\":\"2026-06-03T16:30:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1.webp\",\"width\":1920,\"height\":1280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Cali Khayre oo hada ka hadlay dagaalka gurigiisa ka dhacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Cali Khayre oo hada ka hadlay dagaalka gurigiisa ka dhacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Cali Khayre oo hada ka hadlay dagaalka gurigiisa ka dhacay - Wardoon","og_description":"&nbsp; Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay dagaalkii galabta ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in la soo weeraray isaga iyo Ugaaska cusub ee beesha Murusade. Kheyre ayaa sheegay in weerarkaasi uu ahaa isku-day lagu doonayay in lagu dilo isaga iyo Ugaas Cabdirisaaq oo dhawaan la caleemo saaray. \u201cAnnaga oo shir [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-03T16:30:05+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1280,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/","name":"Xasan Cali Khayre oo hada ka hadlay dagaalka gurigiisa ka dhacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1.webp","datePublished":"2026-06-03T16:30:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Kheyre-scaled-1.webp","width":1920,"height":1280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-cali-khayre-oo-hada-ka-hadlay-dagaalka-gurigiisa-ka-dhacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Cali Khayre oo hada ka hadlay dagaalka gurigiisa ka dhacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191933"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191933"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191936,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191933\/revisions\/191936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191934"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}