{"id":191950,"date":"2026-06-05T11:03:01","date_gmt":"2026-06-05T08:03:01","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191950"},"modified":"2026-06-05T11:03:01","modified_gmt":"2026-06-05T08:03:01","slug":"xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/","title":{"rendered":"Xamza oo magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191951\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/717935072_1351313553764454_8258086618970710020_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"864\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/717935072_1351313553764454_8258086618970710020_n.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/717935072_1351313553764454_8258086618970710020_n-242x300.webp 242w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/717935072_1351313553764454_8258086618970710020_n-338x420.webp 338w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda iyo midnimada ee sanad-guuradii 66-aad ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo 1960.<\/p>\n<p>Guddigan ayaa mas\u2019uul ka noqon doona diyaarinta, isku-dubbaridka iyo hirgelinta munaasabadaha lagu xusayo maalmaha taariikhiga ah ee xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cRa\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana gudanaya mas\u2019uuliyadda dowladda ka saaran xuska maalmaha xorriyadda iyo midnimada dalka, waxa uu magacaabay guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda iyo midnimada ee sanad-guuradii 66-aad,\u201d ayaa lagu yiri wareegto kasoo baxay xafiiska Ra\u2019iisul Wasaare Xamza.<\/p>\n<p>Waajibaadyada kale ee guddiga waxaa ka mid ah xiriirinta hey\u2019adaha dowladda iyo dhammaan dhinacyada kale ee ka qeyb qaadanaya dabaaldegyada, jaangoynta iyo maareynta kharashaadka ku baxaya xuska, magacaabista guddi heer farsamo ah oo abaabula munaasabadaha kala duwan, iyo sugidda amniga goobaha lagu qabanayo xafladaha iyo munaasabadaha la xiriira xuska.<\/p>\n<p>Xubnaha guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda iyo midnimada ayaa kala ah:<\/p>\n<p>1. Wasiir Cali Yuusuf Cali (Xoosh) \u2013 Guddoomiye<br \/>\n2. Wasiir Jeneraal Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe) \u2013 Xubin<br \/>\n3. Wasiir Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) \u2013 Xubin<br \/>\n4. Wasiir Khadiijo Maxamed Al-Makhzuumi \u2013 Xubin<br \/>\n5. Wasiir Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay) \u2013 Xubin<br \/>\n6. Wasiir Axmed Macalin Fiqi \u2013 Xubin<br \/>\n7. Wasiir Cabdifataax Qaasim Maxamuud \u2013 Xubin<br \/>\n8. Wasiir Maxamed Cabdiqaadir Cali \u2013 Xubin<br \/>\n9. Wasiiru Dowlaha Xirsi Jaamac Gaani \u2013 Xubin<br \/>\n10. Wasiiru Dowlaha Maxamed Cali Xagaa \u2013 Xubin<br \/>\n11. Wasiiru Dowlaha Nuura Mustaf Guudoow \u2013 Xubin<br \/>\n12. Guddoomiye Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) \u2013 Xubin<br \/>\n13. Agaasime Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed (Boolbool) \u2013 Xoghaye<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamza ayaa guddiga faray in ay si dhow uga shaqeeyaan diyaarinta munaasabadaha xuska maalmaha xorriyadda iyo midnimada, si loo muujiyo qiimaha taariikheed ee maalmahan, loona xoojiyo dareenka waddaniyadda, midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda iyo midnimada ee sanad-guuradii 66-aad ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo 1960. Guddigan ayaa mas\u2019uul ka noqon doona diyaarinta, isku-dubbaridka iyo hirgelinta munaasabadaha lagu xusayo maalmaha taariikhiga ah ee xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya. \u201cRa\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191951,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1780646600,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191950","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xamza oo magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xamza oo magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda iyo midnimada ee sanad-guuradii 66-aad ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo 1960. Guddigan ayaa mas\u2019uul ka noqon doona diyaarinta, isku-dubbaridka iyo hirgelinta munaasabadaha lagu xusayo maalmaha taariikhiga ah ee xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya. \u201cRa\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-05T08:03:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/717935072_1351313553764454_8258086618970710020_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"864\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/\",\"name\":\"Xamza oo magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/717935072_1351313553764454_8258086618970710020_n.webp\",\"datePublished\":\"2026-06-05T08:03:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/717935072_1351313553764454_8258086618970710020_n.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/717935072_1351313553764454_8258086618970710020_n.webp\",\"width\":696,\"height\":864},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xamza oo magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xamza oo magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xamza oo magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood. - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda iyo midnimada ee sanad-guuradii 66-aad ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo 1960. Guddigan ayaa mas\u2019uul ka noqon doona diyaarinta, isku-dubbaridka iyo hirgelinta munaasabadaha lagu xusayo maalmaha taariikhiga ah ee xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya. \u201cRa\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-05T08:03:01+00:00","og_image":[{"width":696,"height":864,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/717935072_1351313553764454_8258086618970710020_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/","name":"Xamza oo magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/717935072_1351313553764454_8258086618970710020_n.webp","datePublished":"2026-06-05T08:03:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/717935072_1351313553764454_8258086618970710020_n.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/717935072_1351313553764454_8258086618970710020_n.webp","width":696,"height":864},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-magacaabay-guddi-ka-kooban-13-xubnood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xamza oo magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191950"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191950"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191952,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191950\/revisions\/191952"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191951"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}