{"id":191963,"date":"2026-06-05T19:18:50","date_gmt":"2026-06-05T16:18:50","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191963"},"modified":"2026-06-05T19:18:50","modified_gmt":"2026-06-05T16:18:50","slug":"dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo war saxaadadeed ka soo saartay dagaaladii ka dhacay Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191964\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/718265360_10164136236597319_5861629488481848982_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1018\" height=\"1440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/718265360_10164136236597319_5861629488481848982_n.jpg 1018w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/718265360_10164136236597319_5861629488481848982_n-212x300.jpg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/718265360_10164136236597319_5861629488481848982_n-724x1024.jpg 724w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/718265360_10164136236597319_5861629488481848982_n-768x1086.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/718265360_10164136236597319_5861629488481848982_n-696x985.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/718265360_10164136236597319_5861629488481848982_n-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1018px) 100vw, 1018px\" \/>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada amniga ay soo gaba-gabeeyeen hawlgal socday muddo 48 saacadood ah, kaas oo lagu sheegay in looga hortagayay dhaq-dhaqaaqyo ay wadeen ciidamo la xiriira hoggaamiyeyaasha mucaaradka.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la soo afjaray maleeshiyaad abaabulan oo doonayay inay xaalad amni darro ka abuuraan magaalada Muqdisho. Dowladda ayaa sheegtay in kooxahan ay soo abaabuleen siyaasiyiin ay ka mid yihiin Xasan Cali Kheyre iyo Shariif Sheekh Axmed.<\/p>\n<p>\u201cMaleeshiyaadkan oo ku hubaysnaa hub culus ayaa galay xaafado ka tirsan caasimadda, waxaana ay weerarro ku qaadeen ciidamada Booliska iyo shacabka iyagoo adeegsanaya hub culus. Ciidamada amniga ayaa si taxaddar leh ula falgalay maleeshiyaadkaas oo ay soo abaabuleen siyaasiyiin ay ka mid yihiin Xasan Cali Kheyre iyo Shariif Sheekh Axmed,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.<\/p>\n<p>Wasaaradda Warfaafinta ayaa sidoo kale sheegtay in intii uu socday hawlgalka ay ciidamada amnigu hub ka dhigis ku sameeyeen maleeshiyaadkii sharci darrada ahaa.<\/p>\n<p>Sidoo kale, dowladda ayaa sheegtay in hay\u2019adaha amniga iyo kuwa garsoorku ay bilaabeen baaritaan rasmi ah oo la xiriira arrintan, iyadoo la tilmaamay in cadaaladda la horgeyn doono cid kasta oo ku lug yeelata falalkaasi.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliya waxay u aragtaa falalkan kuwo aan la aqbali karin, kana baxsan sharciga, isla markaana u adeegaya dano cadaw oo gudaha iyo dibadda ah. Dowladda waxay caddeynaysaa in ciidamada amniga oo keliya ay xaq u leeyihiin inay haystaan hub sharci ah, wixii kasoo harana aan la aqbali doonin,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka ayaa lagu adkeeyay in dowladda aysan marnaba aqbali doonin maleeshiyaad iyo hub sharci darro ah, iyadoo cid kasta oo ku dhaqaaqda falal noocan oo kale ah ay la kulmi doonto tallaabooyin adag oo sharci ah.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Federaalka Soomaaliya waxay ugu digaysaa shaqsi kasta iyo koox kasta oo ku hawlan falalkan inay ka waantoobaan, kana digtoonaadaan cawaaqibka ka dhalan kara,\u201d ayaa lagu soo gabagabeeyay war-saxaafadeedka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada amniga ay soo gaba-gabeeyeen hawlgal socday muddo 48 saacadood ah, kaas oo lagu sheegay in looga hortagayay dhaq-dhaqaaqyo ay wadeen ciidamo la xiriira hoggaamiyeyaasha mucaaradka. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la soo afjaray maleeshiyaad abaabulan oo doonayay inay xaalad amni darro ka abuuraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191964,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1780676349,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191963","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo war saxaadadeed ka soo saartay dagaaladii ka dhacay Muqdisho. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo war saxaadadeed ka soo saartay dagaaladii ka dhacay Muqdisho. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada amniga ay soo gaba-gabeeyeen hawlgal socday muddo 48 saacadood ah, kaas oo lagu sheegay in looga hortagayay dhaq-dhaqaaqyo ay wadeen ciidamo la xiriira hoggaamiyeyaasha mucaaradka. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la soo afjaray maleeshiyaad abaabulan oo doonayay inay xaalad amni darro ka abuuraan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-05T16:18:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/718265360_10164136236597319_5861629488481848982_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1018\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"name\":\"Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo war saxaadadeed ka soo saartay dagaaladii ka dhacay Muqdisho. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/718265360_10164136236597319_5861629488481848982_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-06-05T16:18:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/718265360_10164136236597319_5861629488481848982_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/718265360_10164136236597319_5861629488481848982_n.jpg\",\"width\":1018,\"height\":1440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo war saxaadadeed ka soo saartay dagaaladii ka dhacay Muqdisho.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo war saxaadadeed ka soo saartay dagaaladii ka dhacay Muqdisho. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo war saxaadadeed ka soo saartay dagaaladii ka dhacay Muqdisho. - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada amniga ay soo gaba-gabeeyeen hawlgal socday muddo 48 saacadood ah, kaas oo lagu sheegay in looga hortagayay dhaq-dhaqaaqyo ay wadeen ciidamo la xiriira hoggaamiyeyaasha mucaaradka. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la soo afjaray maleeshiyaad abaabulan oo doonayay inay xaalad amni darro ka abuuraan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-05T16:18:50+00:00","og_image":[{"width":1018,"height":1440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/718265360_10164136236597319_5861629488481848982_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/","name":"Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo war saxaadadeed ka soo saartay dagaaladii ka dhacay Muqdisho. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/718265360_10164136236597319_5861629488481848982_n.jpg","datePublished":"2026-06-05T16:18:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/718265360_10164136236597319_5861629488481848982_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/718265360_10164136236597319_5861629488481848982_n.jpg","width":1018,"height":1440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-war-saxaadadeed-ka-soo-saartay-dagaaladii-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo war saxaadadeed ka soo saartay dagaaladii ka dhacay Muqdisho."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191963"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191963"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191965,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191963\/revisions\/191965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191964"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}