{"id":191966,"date":"2026-06-06T12:08:19","date_gmt":"2026-06-06T09:08:19","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191966"},"modified":"2026-06-06T12:08:19","modified_gmt":"2026-06-06T09:08:19","slug":"ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/","title":{"rendered":"Ciidamada dowladda oo baaritaan hub ka bilaabay degmada Cabdicasiis."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191967\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/ciidamo.webp\" alt=\"\" width=\"535\" height=\"374\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/ciidamo.webp 535w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/ciidamo-300x210.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/ciidamo-100x70.webp 100w\" sizes=\"(max-width: 535px) 100vw, 535px\" \/><\/p>\n<p>Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay wadaan howlgal ballaaran oo lagu ururinayo hub sharci darro ah oo la rumeysan yahay in lagu qariyay gudaha magaalada Muqdisho, kadib weerar dhowaan ka dhacay degmada Cabdicasiis.<\/p>\n<p>Taliye Mahdi Cumar Muumin ayaa sheegay in ciidamadu ay baaritaanno ka wadaan goobo kala duwan oo laga shakisan yahay in lagu kaydiyay hubkaas, si looga hortago khatar amni oo sii kordhaysa. Waxa uu intaa ku daray in howlgalka uu qeyb ka yahay dadaallada lagu sugayo amniga caasimadda.<\/p>\n<p>Booliiska ayaa shacabka degmada Cabdicasiis iyo deegaanada ku dhow ku boorriyay inay si dhow ula shaqeeyaan hay\u2019adaha ammaanka, si loo xoojiyo nabadda iyo xasilloonida magaalada.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Taliska ayaa digniin adag u diray cid kasta oo lagu helo hub sharci darro ah, iyagoo sheegay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono, halka shacabka lagu dhiirrigeliyay inay soo gudbiyaan xogta la xiriirta hubka iyagoo adeegsanaya lambarada gurmadka 991 iyo 199.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay wadaan howlgal ballaaran oo lagu ururinayo hub sharci darro ah oo la rumeysan yahay in lagu qariyay gudaha magaalada Muqdisho, kadib weerar dhowaan ka dhacay degmada Cabdicasiis. Taliye Mahdi Cumar Muumin ayaa sheegay in ciidamadu ay baaritaanno ka wadaan goobo kala duwan oo laga shakisan yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191967,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1780736911,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191966","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada dowladda oo baaritaan hub ka bilaabay degmada Cabdicasiis. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada dowladda oo baaritaan hub ka bilaabay degmada Cabdicasiis. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay wadaan howlgal ballaaran oo lagu ururinayo hub sharci darro ah oo la rumeysan yahay in lagu qariyay gudaha magaalada Muqdisho, kadib weerar dhowaan ka dhacay degmada Cabdicasiis. Taliye Mahdi Cumar Muumin ayaa sheegay in ciidamadu ay baaritaanno ka wadaan goobo kala duwan oo laga shakisan yahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-06T09:08:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/ciidamo.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"535\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/\",\"name\":\"Ciidamada dowladda oo baaritaan hub ka bilaabay degmada Cabdicasiis. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/ciidamo.webp\",\"datePublished\":\"2026-06-06T09:08:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/ciidamo.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/ciidamo.webp\",\"width\":535,\"height\":374},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada dowladda oo baaritaan hub ka bilaabay degmada Cabdicasiis.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada dowladda oo baaritaan hub ka bilaabay degmada Cabdicasiis. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada dowladda oo baaritaan hub ka bilaabay degmada Cabdicasiis. - Wardoon","og_description":"Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay wadaan howlgal ballaaran oo lagu ururinayo hub sharci darro ah oo la rumeysan yahay in lagu qariyay gudaha magaalada Muqdisho, kadib weerar dhowaan ka dhacay degmada Cabdicasiis. Taliye Mahdi Cumar Muumin ayaa sheegay in ciidamadu ay baaritaanno ka wadaan goobo kala duwan oo laga shakisan yahay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-06T09:08:19+00:00","og_image":[{"width":535,"height":374,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/ciidamo.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/","name":"Ciidamada dowladda oo baaritaan hub ka bilaabay degmada Cabdicasiis. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/ciidamo.webp","datePublished":"2026-06-06T09:08:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/ciidamo.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/ciidamo.webp","width":535,"height":374},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-baaritaan-hub-ka-bilaabay-degmada-cabdicasiis\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada dowladda oo baaritaan hub ka bilaabay degmada Cabdicasiis."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191966"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191966"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191966\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191968,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191966\/revisions\/191968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191967"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}