{"id":191974,"date":"2026-06-06T12:23:00","date_gmt":"2026-06-06T09:23:00","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191974"},"modified":"2026-06-06T12:23:00","modified_gmt":"2026-06-06T09:23:00","slug":"ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/","title":{"rendered":"Ciidamo isku horfadhiyo Mirinaayo."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191975\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ciidamada-dowladda-dagaal-scaled-1.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ciidamada-dowladda-dagaal-scaled-1.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ciidamada-dowladda-dagaal-scaled-1-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ciidamada-dowladda-dagaal-scaled-1-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya Muqdisho ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gudaha degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, gaar ahaan aagga Mirinaayo oo uu shalay kasoo guuray Madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed.<\/p>\n<p>Xiisadda ayaa lagu soo warramayaa inay u dhexeyso ciidamada dowladda iyo kuwa kale oo ilaalo u ah Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage oo ku sugan halkaasi.<\/p>\n<p>ciidamada ammaanka dowladda ayaa halkaas ka wada baaritaano guri guri ah, iyada oo ciidanka ilaalada ee Odowaa ay ka biyo diideen in la baaro guriga Taliyihii hore, waxayna taas keentay in la dareemo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo iska soo horjeedo.<\/p>\n<p>Goor sii horreysay warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa waxa lagu ku sheegay in howlgalka socda uu yahay mid lagu soo aruurinayo hubka sharci darrada ah ee ay wateen ciidamadii la dagaalamay kuwa amniga ee ku sugnaa halkaasi.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada ammaanka ayaa ku guda jira howlgal lagu ururinayo hubkii sharci-darrada ahaa ee ay wateen maleeshiyaadkii soo weeraray Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir, kuwaas oo lagu qariyey goobo kala duwan,\u201d ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka kasoo baxay Taliska Booliska Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa qoraalka lagu sheegay in tallaabo sharci ah oo adag laga qaadi doono cidkasta oo lagu helo hub sharci darro ah oo lagu qalqalgelin karo amniga caasimada, iyada oo dadweynaha laga codsaday inay soo sheegaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Muqdisho ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gudaha degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, gaar ahaan aagga Mirinaayo oo uu shalay kasoo guuray Madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Xiisadda ayaa lagu soo warramayaa inay u dhexeyso ciidamada dowladda iyo kuwa kale oo ilaalo u ah Taliyihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191975,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1780737793,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191974","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo isku horfadhiyo Mirinaayo. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo isku horfadhiyo Mirinaayo. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya Muqdisho ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gudaha degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, gaar ahaan aagga Mirinaayo oo uu shalay kasoo guuray Madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Xiisadda ayaa lagu soo warramayaa inay u dhexeyso ciidamada dowladda iyo kuwa kale oo ilaalo u ah Taliyihii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-06T09:23:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ciidamada-dowladda-dagaal-scaled-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/\",\"name\":\"Ciidamo isku horfadhiyo Mirinaayo. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ciidamada-dowladda-dagaal-scaled-1.webp\",\"datePublished\":\"2026-06-06T09:23:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ciidamada-dowladda-dagaal-scaled-1.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ciidamada-dowladda-dagaal-scaled-1.webp\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo isku horfadhiyo Mirinaayo.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo isku horfadhiyo Mirinaayo. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo isku horfadhiyo Mirinaayo. - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya Muqdisho ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gudaha degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, gaar ahaan aagga Mirinaayo oo uu shalay kasoo guuray Madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Xiisadda ayaa lagu soo warramayaa inay u dhexeyso ciidamada dowladda iyo kuwa kale oo ilaalo u ah Taliyihii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-06T09:23:00+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ciidamada-dowladda-dagaal-scaled-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/","name":"Ciidamo isku horfadhiyo Mirinaayo. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ciidamada-dowladda-dagaal-scaled-1.webp","datePublished":"2026-06-06T09:23:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ciidamada-dowladda-dagaal-scaled-1.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ciidamada-dowladda-dagaal-scaled-1.webp","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-isku-horfadhiyo-mirinaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo isku horfadhiyo Mirinaayo."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191974"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191974"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191974\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191976,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191974\/revisions\/191976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191974"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191974"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191974"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}