{"id":192004,"date":"2026-06-08T14:16:00","date_gmt":"2026-06-08T11:16:00","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192004"},"modified":"2026-06-08T14:16:00","modified_gmt":"2026-06-08T11:16:00","slug":"wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyey dhex-dhexaadinta Turkigu ka dhex wado DF iyo mucaaradka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192005\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780909905854.webp\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"551\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780909905854.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780909905854-300x161.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780909905854-768x413.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780909905854-696x375.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780909905854-781x420.webp 781w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Muqdisho waxaa ka socda wada hadallo siyaasadeed oo heer sare ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, iyadoo dowladda Turkiga ay si rasmi ah u hoggaaminayso dadaallada dhexdhexaadinta.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka socda dowladda Turkiga ayaa bilaabay kulamo xiriir ah oo ay la leeyihiin labada dhinac, kuwaas oo diiradda lagu saarayo sidii xal looga gaari lahaa khilaafka ka taagan arrimaha doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Wadahadalladan ayaa ka dhacaya hotel ku yaalla gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in dhinaca mucaaradka ay kulanka ku matalayaan saddex xubnood oo sare oo loo xilsaaray wada xaajoodka.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa door muhiim ah ka qaadanaya isku xirka iyo isu soo dhowaanshaha labada dhinac, isagoo gudbinaya fariimaha iyo soo jeedimaha kala duwan.<\/p>\n<p>Saacadihii ugu dambeeyay, taliye ku xigeenka Sirdoonka Turkiga ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ka shaqeynaya yareynta khilaafka iyo fududeynta wada hadallada.<\/p>\n<p>Dadaallada Turkiga ayaa loo arkaa kuwa ugu culus ee haatan socda, waxaana la rumeysan yahay in natiijada ka soo baxda ay si weyn u saameyn doonto jihada siyaasadda Soomaaliya bilaha soo socda.<\/p>\n<p>Kulamadan ayaa lagu tilmaamay isku day cusub oo lagu dejinayo xiisadda siyaasadeed, islamarkaana lagu raadinayo is afgarad ku saabsan mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Muqdisho waxaa ka socda wada hadallo siyaasadeed oo heer sare ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, iyadoo dowladda Turkiga ay si rasmi ah u hoggaaminayso dadaallada dhexdhexaadinta. Mas\u2019uuliyiin ka socda dowladda Turkiga ayaa bilaabay kulamo xiriir ah oo ay la leeyihiin labada dhinac, kuwaas oo diiradda lagu saarayo sidii xal looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192005,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1780917376,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192004","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyey dhex-dhexaadinta Turkigu ka dhex wado DF iyo mucaaradka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyey dhex-dhexaadinta Turkigu ka dhex wado DF iyo mucaaradka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Muqdisho waxaa ka socda wada hadallo siyaasadeed oo heer sare ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, iyadoo dowladda Turkiga ay si rasmi ah u hoggaaminayso dadaallada dhexdhexaadinta. Mas\u2019uuliyiin ka socda dowladda Turkiga ayaa bilaabay kulamo xiriir ah oo ay la leeyihiin labada dhinac, kuwaas oo diiradda lagu saarayo sidii xal looga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-08T11:16:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780909905854.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"551\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyey dhex-dhexaadinta Turkigu ka dhex wado DF iyo mucaaradka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780909905854.webp\",\"datePublished\":\"2026-06-08T11:16:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780909905854.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780909905854.webp\",\"width\":1024,\"height\":551},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyey dhex-dhexaadinta Turkigu ka dhex wado DF iyo mucaaradka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyey dhex-dhexaadinta Turkigu ka dhex wado DF iyo mucaaradka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyey dhex-dhexaadinta Turkigu ka dhex wado DF iyo mucaaradka - Wardoon","og_description":"&nbsp; Muqdisho waxaa ka socda wada hadallo siyaasadeed oo heer sare ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, iyadoo dowladda Turkiga ay si rasmi ah u hoggaaminayso dadaallada dhexdhexaadinta. Mas\u2019uuliyiin ka socda dowladda Turkiga ayaa bilaabay kulamo xiriir ah oo ay la leeyihiin labada dhinac, kuwaas oo diiradda lagu saarayo sidii xal looga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-08T11:16:00+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":551,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780909905854.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/","name":"Wararkii ugu dambeeyey dhex-dhexaadinta Turkigu ka dhex wado DF iyo mucaaradka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780909905854.webp","datePublished":"2026-06-08T11:16:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780909905854.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780909905854.webp","width":1024,"height":551},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhex-dhexaadinta-turkigu-ka-dhex-wado-df-iyo-mucaaradka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyey dhex-dhexaadinta Turkigu ka dhex wado DF iyo mucaaradka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192004"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192004"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192006,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192004\/revisions\/192006"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192005"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}