{"id":192106,"date":"2026-06-12T11:17:54","date_gmt":"2026-06-12T08:17:54","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192106"},"modified":"2026-06-12T11:18:45","modified_gmt":"2026-06-12T08:18:45","slug":"madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha UEFA oo dhawaaqay inuu Cumar Cartan dhex-dhexaadin doono Final-ka UEFA"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192107\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Switzerland_Soccer_Europe_Super_League_17822-scaled.avif\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1676\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Switzerland_Soccer_Europe_Super_League_17822-scaled.avif 2560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Switzerland_Soccer_Europe_Super_League_17822-300x196.avif 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Switzerland_Soccer_Europe_Super_League_17822-1024x671.avif 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Switzerland_Soccer_Europe_Super_League_17822-768x503.avif 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Switzerland_Soccer_Europe_Super_League_17822-1536x1006.avif 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Switzerland_Soccer_Europe_Super_League_17822-2048x1341.avif 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Switzerland_Soccer_Europe_Super_League_17822-696x456.avif 696w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Midowga Xiriirrada Kubadda Cagta Yurub (UEFA), Aleksander Ceferin, ayaa si weyn u ammaanay garsooraha Soomaaliyeed ee caalamiga ah Cumar Cabdikariin Cartan, kaas oo dhawaan laga soo celiyay Mareykanka kadib markii loo diiday inuu galo dalkaas si uu uga qeyb galo Koobka Adduunka ee FIFA 2026.<\/p>\n<p>Ceferin ayaa sheegay in Cumar Cartan uu yahay garsoore da\u2019yar balse leh khibrad heer sare ah, islamarkaana isku caddeeyay tartamada ugu waaweyn ee ay maamusho Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF).<\/p>\n<p>\u201cCumar Cartan waa garsoore aad u wanaagsan, inkastoo uu weli da\u2019yar yahay haddana wuxuu leeyahay waayo-aragnimo ballaaran, wuxuuna isku muujiyay heerarka ugu sarreeya ee tartamada CAF. Kubadda cagtu waxaa loo sameeyay inay dadka isu keento, UEFA-na waxay dooneysaa inay muujiso ixtiraamkeeda ku aaddan Cumar iyo xirfaddiisa garsoornimo ee heerka sare ah,\u201d ayuu yiri Madaxweynaha UEFA, Aleksander Ceferin.<\/p>\n<p>Cumar Cartan ayaa maalmihii la soo dhaafay si weyn loogu soo dhaweeyay Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho, halkaas oo kumannaan taageerayaal ah ay isugu soo baxeen si ay u muujiyaan garab istaag iyo qaddarin ay u hayaan garsooraha sumcadda u soo hoyay dalka.<\/p>\n<p>Soo dhaweynta diirran ee uu ka helay shacabka Soomaaliyeed ayaa noqotay mid si weyn looga hadal hayo gudaha iyo dibadda, iyadoo loo arkay fariin muujinaysa sida Soomaalidu ugu faanto guulaha ay gaaraan muwaadiniintoodu.<\/p>\n<p>UEFA ayaa sidoo kale shaacisay in Cumar Cartan loo magacaabay inuu dhex-dhexaadiyo ciyaarta kama dambaysta ah ee tartanka UEFA, tallaabadaas oo loo arko aqoonsi kale oo muujinaya kalsoonida ay hay\u2019addu ku qabto kartidiisa iyo heerka uu ka gaaray garsoornimada caalamiga ah.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka UEFA ayaa yimid xilli taageero ballaaran oo caalami ah ay u muujiyeen mas\u2019uuliyiin iyo taageerayaal kubadda cagta ah Cumar Cartan, kadib dhacdadii Mareykanka, taas oo dhalisay dood ku saabsan doorka kubadda cagtu ku leedahay mideynta dadka iyo ka fogaanshaha caqabadaha siyaasadeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Midowga Xiriirrada Kubadda Cagta Yurub (UEFA), Aleksander Ceferin, ayaa si weyn u ammaanay garsooraha Soomaaliyeed ee caalamiga ah Cumar Cabdikariin Cartan, kaas oo dhawaan laga soo celiyay Mareykanka kadib markii loo diiday inuu galo dalkaas si uu uga qeyb galo Koobka Adduunka ee FIFA 2026. Ceferin ayaa sheegay in Cumar Cartan uu yahay garsoore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192107,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1781252289,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1781252624,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192106","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha UEFA oo dhawaaqay inuu Cumar Cartan dhex-dhexaadin doono Final-ka UEFA - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha UEFA oo dhawaaqay inuu Cumar Cartan dhex-dhexaadin doono Final-ka UEFA - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Midowga Xiriirrada Kubadda Cagta Yurub (UEFA), Aleksander Ceferin, ayaa si weyn u ammaanay garsooraha Soomaaliyeed ee caalamiga ah Cumar Cabdikariin Cartan, kaas oo dhawaan laga soo celiyay Mareykanka kadib markii loo diiday inuu galo dalkaas si uu uga qeyb galo Koobka Adduunka ee FIFA 2026. Ceferin ayaa sheegay in Cumar Cartan uu yahay garsoore [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-12T08:17:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-06-12T08:18:45+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/\",\"name\":\"Madaxweynaha UEFA oo dhawaaqay inuu Cumar Cartan dhex-dhexaadin doono Final-ka UEFA - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Switzerland_Soccer_Europe_Super_League_17822-scaled.avif\",\"datePublished\":\"2026-06-12T08:17:54+00:00\",\"dateModified\":\"2026-06-12T08:18:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Switzerland_Soccer_Europe_Super_League_17822-scaled.avif\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Switzerland_Soccer_Europe_Super_League_17822-scaled.avif\",\"width\":2560,\"height\":1676},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha UEFA oo dhawaaqay inuu Cumar Cartan dhex-dhexaadin doono Final-ka UEFA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha UEFA oo dhawaaqay inuu Cumar Cartan dhex-dhexaadin doono Final-ka UEFA - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha UEFA oo dhawaaqay inuu Cumar Cartan dhex-dhexaadin doono Final-ka UEFA - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Midowga Xiriirrada Kubadda Cagta Yurub (UEFA), Aleksander Ceferin, ayaa si weyn u ammaanay garsooraha Soomaaliyeed ee caalamiga ah Cumar Cabdikariin Cartan, kaas oo dhawaan laga soo celiyay Mareykanka kadib markii loo diiday inuu galo dalkaas si uu uga qeyb galo Koobka Adduunka ee FIFA 2026. Ceferin ayaa sheegay in Cumar Cartan uu yahay garsoore [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-12T08:17:54+00:00","article_modified_time":"2026-06-12T08:18:45+00:00","author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/","name":"Madaxweynaha UEFA oo dhawaaqay inuu Cumar Cartan dhex-dhexaadin doono Final-ka UEFA - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Switzerland_Soccer_Europe_Super_League_17822-scaled.avif","datePublished":"2026-06-12T08:17:54+00:00","dateModified":"2026-06-12T08:18:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Switzerland_Soccer_Europe_Super_League_17822-scaled.avif","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Switzerland_Soccer_Europe_Super_League_17822-scaled.avif","width":2560,"height":1676},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-uefa-oo-dhawaaqay-inuu-cumar-cartan-dhex-dhexaadin-doono-final-ka-uefa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha UEFA oo dhawaaqay inuu Cumar Cartan dhex-dhexaadin doono Final-ka UEFA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192106"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192106"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192106\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192110,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192106\/revisions\/192110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192107"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192106"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192106"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192106"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}