{"id":192141,"date":"2026-06-13T11:32:04","date_gmt":"2026-06-13T08:32:04","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192141"},"modified":"2026-06-13T11:32:04","modified_gmt":"2026-06-13T08:32:04","slug":"mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/","title":{"rendered":"Mucaaradka oo laga dalbaday inay kaharaan Xasan Sheekh + Video"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192142\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Indha-Cadde.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Indha-Cadde.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Indha-Cadde-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) oo kamid ah saraakiishii hore ee ciidanka Xoogga dalka ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo farriin u diray mucaaradka.<\/p>\n<p>Indhacadde oo ka qayb-galay munaasabad ka dhacday Muqdisho ayaa dalab xasaasi ah u diray siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ugu baaqay inay tanaasul sameeyaan, isla markaana Madaxweynaha ay u daayaan halka sano ee loo kordhigay, kadib ansixiintii Dastuurka cusub oo ay meel mariyeen labada Gole.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu ka codsaday Madaxweynaha in isaguna uu ka shaqeeyo sidii dalkan looga qaban lahaa doorasho heshiis lagu yahay, si looga hortago in dalku galo fowdo iyo qalalaase siyaasadeed oo saameyn kara dowladnimada.<\/p>\n<p>\u201cMucaaradka waxaan leeyahay Madaxweynaha halka sano u daaya, Madaxweynahana waxaan leeyahay doorasho heshiis lagu yahay ha qabto,\u201d ayuu yiri Jeneraal Yuusuf Indhacadde.<\/p>\n<p>Dhanka kale, wuxuu dhammaan madaxda Soomaaliyeed ku booriyay inay iska daayaan siyaasadd daneysiga ah, ayna si cadaalad ah ugu shaqeeyaan dadkooda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan leeyahay madaxda Soomaaliyeed inay iska dhaafaan iiga degta oo Ilaahey ay ka baqaan wixii lagu heshiiyo oo ummadda ku heshiidu oo lagu doorto haku cadaalad faleen,\u201d ayuu mar kale yiri Jeneraal Indhacadde.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo haatan Muqdisho ay ka taagan tahay xiisad siyaasadeed oo culus iyo dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo oo ay wadaan madaxda Villa Soomaaliya iyo kooxaha siyaasiyiinta mucaaradka.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa mar kasta oo la gaaro xilliga kala guurka waxaa is qabta siyaasiyiinta Soomaaliyeed, kuwaas oo marar badan qaaday tallaabooyin iska soo horjeeda oo halis gelin gaaray dowladnimada curdunka ee Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1691256592186736%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) oo kamid ah saraakiishii hore ee ciidanka Xoogga dalka ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo farriin u diray mucaaradka. Indhacadde oo ka qayb-galay munaasabad ka dhacday Muqdisho ayaa dalab xasaasi ah u diray siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ugu baaqay inay tanaasul sameeyaan, isla markaana Madaxweynaha ay u daayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192142,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1781339536,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192141","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mucaaradka oo laga dalbaday inay kaharaan Xasan Sheekh + Video - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mucaaradka oo laga dalbaday inay kaharaan Xasan Sheekh + Video - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) oo kamid ah saraakiishii hore ee ciidanka Xoogga dalka ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo farriin u diray mucaaradka. Indhacadde oo ka qayb-galay munaasabad ka dhacday Muqdisho ayaa dalab xasaasi ah u diray siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ugu baaqay inay tanaasul sameeyaan, isla markaana Madaxweynaha ay u daayaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-13T08:32:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Indha-Cadde.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/\",\"name\":\"Mucaaradka oo laga dalbaday inay kaharaan Xasan Sheekh + Video - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Indha-Cadde.webp\",\"datePublished\":\"2026-06-13T08:32:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Indha-Cadde.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Indha-Cadde.webp\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mucaaradka oo laga dalbaday inay kaharaan Xasan Sheekh + Video\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mucaaradka oo laga dalbaday inay kaharaan Xasan Sheekh + Video - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mucaaradka oo laga dalbaday inay kaharaan Xasan Sheekh + Video - Wardoon","og_description":"Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) oo kamid ah saraakiishii hore ee ciidanka Xoogga dalka ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo farriin u diray mucaaradka. Indhacadde oo ka qayb-galay munaasabad ka dhacday Muqdisho ayaa dalab xasaasi ah u diray siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ugu baaqay inay tanaasul sameeyaan, isla markaana Madaxweynaha ay u daayaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-13T08:32:04+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Indha-Cadde.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/","name":"Mucaaradka oo laga dalbaday inay kaharaan Xasan Sheekh + Video - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Indha-Cadde.webp","datePublished":"2026-06-13T08:32:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Indha-Cadde.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Indha-Cadde.webp","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-laga-dalbaday-inay-kaharaan-xasan-sheekh-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mucaaradka oo laga dalbaday inay kaharaan Xasan Sheekh + Video"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192141"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192141"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192141\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192143,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192141\/revisions\/192143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192142"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}