{"id":192205,"date":"2026-06-18T17:54:48","date_gmt":"2026-06-18T14:54:48","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192205"},"modified":"2026-06-18T17:54:48","modified_gmt":"2026-06-18T14:54:48","slug":"mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/","title":{"rendered":"Mucaaradka oo sheegay inay la yimideen nooc doorasho oo cusub."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192206\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-05-20-153904.png\" alt=\"\" width=\"605\" height=\"335\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-05-20-153904.png 605w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-05-20-153904-300x166.png 300w\" sizes=\"(max-width: 605px) 100vw, 605px\" \/><\/p>\n<p>Mucaaradka Golaha Mustaqbalka ayaa markii ugu horeysay waxay soo diyaariyeen oo la yimaadeen nooc doorasho dab-ban ah balse ka duwan tii doorashada lagu soo galay sanadkii 2022-kii ,laguna soo doortay Madaxweynaha hada jooga ee Xassan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Nuucaan doorasho ee Mucaaradku soo diyaariyeen waxay sheegeen in dalka looga qaban karo saddex bilood gudahood islamarkaana dad badan &amp; deegaan badan ka qabsoomaysa,sidoo kale wali si rasmi ah looma soo bandhigin sidaan xogta ku helnay kaliya way isla garteen.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaasi ku daraya in Mucaaradku qorsheynayaan inay beesha Caalamka gor dhigayaan nuuca doorasho ay soo diyaariyeen taasoo qof codna ahayn tii hore ee dabnaydna ahayn si loogu cadaadiyo Madaxweyne Xasan inuu aqbalo.<\/p>\n<p>Nuucaan cusub ee doorasho oo ka timid mucaaradka waxay ku soo aadeysaa xili dhawaan lagu wado in mar kale Beesha-caalamku isu keento Mucaaridka &amp; Dowlada Faderaalka Soomaaliya xili la ogyahay in Dowladu marna aqbalayn doorasho aan ahayn mida ay wadato ee ah qof iyo cod,waxaase macquul ah in caalamku cadaadis dheeraad ah saaro Madaxweyne Xasan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mucaaradka Golaha Mustaqbalka ayaa markii ugu horeysay waxay soo diyaariyeen oo la yimaadeen nooc doorasho dab-ban ah balse ka duwan tii doorashada lagu soo galay sanadkii 2022-kii ,laguna soo doortay Madaxweynaha hada jooga ee Xassan Sheekh Maxamuud. Nuucaan doorasho ee Mucaaradku soo diyaariyeen waxay sheegeen in dalka looga qaban karo saddex bilood gudahood islamarkaana dad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192206,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1781794500,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192205","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mucaaradka oo sheegay inay la yimideen nooc doorasho oo cusub. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mucaaradka oo sheegay inay la yimideen nooc doorasho oo cusub. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mucaaradka Golaha Mustaqbalka ayaa markii ugu horeysay waxay soo diyaariyeen oo la yimaadeen nooc doorasho dab-ban ah balse ka duwan tii doorashada lagu soo galay sanadkii 2022-kii ,laguna soo doortay Madaxweynaha hada jooga ee Xassan Sheekh Maxamuud. Nuucaan doorasho ee Mucaaradku soo diyaariyeen waxay sheegeen in dalka looga qaban karo saddex bilood gudahood islamarkaana dad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-18T14:54:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-05-20-153904.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"605\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"335\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/\",\"name\":\"Mucaaradka oo sheegay inay la yimideen nooc doorasho oo cusub. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-05-20-153904.png\",\"datePublished\":\"2026-06-18T14:54:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-05-20-153904.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-05-20-153904.png\",\"width\":605,\"height\":335},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mucaaradka oo sheegay inay la yimideen nooc doorasho oo cusub.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mucaaradka oo sheegay inay la yimideen nooc doorasho oo cusub. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mucaaradka oo sheegay inay la yimideen nooc doorasho oo cusub. - Wardoon","og_description":"Mucaaradka Golaha Mustaqbalka ayaa markii ugu horeysay waxay soo diyaariyeen oo la yimaadeen nooc doorasho dab-ban ah balse ka duwan tii doorashada lagu soo galay sanadkii 2022-kii ,laguna soo doortay Madaxweynaha hada jooga ee Xassan Sheekh Maxamuud. Nuucaan doorasho ee Mucaaradku soo diyaariyeen waxay sheegeen in dalka looga qaban karo saddex bilood gudahood islamarkaana dad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-18T14:54:48+00:00","og_image":[{"width":605,"height":335,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-05-20-153904.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/","name":"Mucaaradka oo sheegay inay la yimideen nooc doorasho oo cusub. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-05-20-153904.png","datePublished":"2026-06-18T14:54:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-05-20-153904.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-05-20-153904.png","width":605,"height":335},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-sheegay-inay-la-yimideen-nooc-doorasho-oo-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mucaaradka oo sheegay inay la yimideen nooc doorasho oo cusub."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192205"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192207,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192205\/revisions\/192207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}