{"id":192297,"date":"2026-06-24T20:16:59","date_gmt":"2026-06-24T17:16:59","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192297"},"modified":"2026-06-24T20:16:59","modified_gmt":"2026-06-24T17:16:59","slug":"siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/","title":{"rendered":"Siciid Deni oo Puntland ka mamnuucay cid kasta oo xil ka heysa Dowlada."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-123183\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1250\" height=\"833\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg 1250w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1-1024x682.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1250px) 100vw, 1250px\" \/>Wasaaradda Amniga Puntland oo warsaxaafadeed kasoo saartay shir ku saabsan amniga deegaannada maamulkaas ayaa ku dhawaaqday go\u2019aanno xasaasi ah oo uga sii dari kara xiisadda siyaasadeed ee haatan kala dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu horreyn Puntland ayaa deegaanadeeda ka mamnuucday siyaasiyiinta iyo saraakiisha Federaalka, waxayna sababta ku sheegtay inay ka hortegayso in la qalqal-geliyo amniga deegaannada maamulkaasi.<\/p>\n<p>\u201cDadka magacaaban ee darajooyinka iyo xilalka ka haya Dowladda Federaalka oo raba inay qas iyo dhibaato ka abuuraan Puntland kama soo geli karaan dhammaan xuduudaha iyo garoomada Puntland,\u201d ayaa lagu yiri go\u2019aanka.<\/p>\n<p>Puntland ayaa si toos ah Dowladda Soomaaliya ugu eedeysay inay hub ku daabuleyso deegaanno kamid ah maamulkaas, iyada oo sheegtay inay ka dajineyso garoomada, waxayna digniin u dirtay diyaaraha tega deegaannadeeda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Dowladda Federaalka uga digeynaa hubka sharci darrada ah oo ay kusoo daabuleyso gudaha deegaanada Puntland , kana soo dajineyso garoomada. Sidoo kale waxaan uga digeynaa in aysan diyaaradaha soo qaadin hub sharci darro ah, diyaaraddii soo qaadda wixii soo gaara ayadaa mas\u2019uul ka ah,\u201d ayaa mar kale lagu yiri warsaxaafadeedka kasoo baxay Puntland.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Puntland ayaa deegaannadeeda ka mamnuucday in dhaq-dhaqaaq ay ka sameeyaan maleeshiyaadka hubeysan, sidoo kalena ciidamo laga qorto.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la mamnuucay in ciidamo maleeshiyaad ah Puntland laga dhex qorto ciddii qorta iyo maleeshiyaadkaas waxaa laga qaadayaa tallaabo sharci ah,\u201d ayaa la sii raaciyay bayaanka kasoo baxay Wasaaradda Amniga Puntland.<\/p>\n<p>Si kastaba, go\u2019aankan ayaa u muuqda mid uu maamulka Puntland oo xiisad siyaasadeed kala dhaxeyso hoggaanka Dowladda Federaalka uga hortagayo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ay dowladda ka sameyso deegaanno ka tirsan Puntland, xilli ay maalmihii u dambeeyay waday qorshe lagu doonayay in dib loogu hawlgeliyo cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga oo hore ugu sugnaa deegaannadaas.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192298\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/730397622_1313487917620437_2983634161316808939_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"957\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/730397622_1313487917620437_2983634161316808939_n.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/730397622_1313487917620437_2983634161316808939_n-218x300.webp 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/730397622_1313487917620437_2983634161316808939_n-305x420.webp 305w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Amniga Puntland oo warsaxaafadeed kasoo saartay shir ku saabsan amniga deegaannada maamulkaas ayaa ku dhawaaqday go\u2019aanno xasaasi ah oo uga sii dari kara xiisadda siyaasadeed ee haatan kala dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ugu horreyn Puntland ayaa deegaanadeeda ka mamnuucday siyaasiyiinta iyo saraakiisha Federaalka, waxayna sababta ku sheegtay inay ka hortegayso in la qalqal-geliyo amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162944,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1782321433,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192297","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Siciid Deni oo Puntland ka mamnuucay cid kasta oo xil ka heysa Dowlada. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Siciid Deni oo Puntland ka mamnuucay cid kasta oo xil ka heysa Dowlada. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Amniga Puntland oo warsaxaafadeed kasoo saartay shir ku saabsan amniga deegaannada maamulkaas ayaa ku dhawaaqday go\u2019aanno xasaasi ah oo uga sii dari kara xiisadda siyaasadeed ee haatan kala dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ugu horreyn Puntland ayaa deegaanadeeda ka mamnuucday siyaasiyiinta iyo saraakiisha Federaalka, waxayna sababta ku sheegtay inay ka hortegayso in la qalqal-geliyo amniga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-24T17:16:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/\",\"name\":\"Siciid Deni oo Puntland ka mamnuucay cid kasta oo xil ka heysa Dowlada. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"datePublished\":\"2026-06-24T17:16:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Siciid Deni oo Puntland ka mamnuucay cid kasta oo xil ka heysa Dowlada.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Siciid Deni oo Puntland ka mamnuucay cid kasta oo xil ka heysa Dowlada. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Siciid Deni oo Puntland ka mamnuucay cid kasta oo xil ka heysa Dowlada. - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Amniga Puntland oo warsaxaafadeed kasoo saartay shir ku saabsan amniga deegaannada maamulkaas ayaa ku dhawaaqday go\u2019aanno xasaasi ah oo uga sii dari kara xiisadda siyaasadeed ee haatan kala dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ugu horreyn Puntland ayaa deegaanadeeda ka mamnuucday siyaasiyiinta iyo saraakiisha Federaalka, waxayna sababta ku sheegtay inay ka hortegayso in la qalqal-geliyo amniga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-24T17:16:59+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/","name":"Siciid Deni oo Puntland ka mamnuucay cid kasta oo xil ka heysa Dowlada. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","datePublished":"2026-06-24T17:16:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-puntland-ka-mamnuucay-cid-kasta-oo-xil-ka-heysa-dowlada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Siciid Deni oo Puntland ka mamnuucay cid kasta oo xil ka heysa Dowlada."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192297"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192297"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192297\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192299,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192297\/revisions\/192299"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162944"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192297"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192297"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192297"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}