{"id":192453,"date":"2026-07-07T11:34:41","date_gmt":"2026-07-07T08:34:41","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192453"},"modified":"2026-07-07T11:34:41","modified_gmt":"2026-07-07T08:34:41","slug":"imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/","title":{"rendered":"Imaaraadka oo billaabay dhismaha saldhigga militari Berbera"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192454\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Berbera-scaled-1.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Berbera-scaled-1.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Berbera-scaled-1-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Berbera-scaled-1-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Imaaraadka Carabta ayaa si qarsoodi ah saldhig militari uga dhisaya garoonka diyaaradaha Berbera, kaas oo ay isticmaali doonaan Imaaraadka, Mareykanka iyo Israel, sida uu qoray wargeyska Faransiiska ah ee Le Monde.<\/p>\n<p>Warbixinta Le Monde ayaa sheegtay in dhismaha saldhiggan uu ka socdo garoonka Berbera, oo qiyaastii toddoba kiilomitir galbeed ka xiga magaalada dekedda leh ee Berbera, xilli Somaliland ay xoojineyso xiriirka ay la leedahay Israel, isla markaana ay dadaal ugu jirto inay hesho aqoonsi caalami ah.<\/p>\n<p>Le Monde ayaa sheegay in mashruucan uu si gaar ah u soo xoogaystay kadib markii Israel ay 26-kii December 2025 aqoonsatay Somaliland, tallaabo ay si adag uga hortimid dowladda Soomaaliya, sidoo kalena ay walaac ka muujiyeen ururro iyo dalal gobolka ah.<\/p>\n<p>Sawirro satellite ah<br \/>\nLe Monde ayaa sheegay in sawirro satellite ah ay muujiyeen dhismo iyo qodis ballaaran oo ka socday ugu yaraan saddex goobood oo ku yaalla dhanka koonfureed ee dhabbaha diyaaradaha ee garoonka Berbera, intii u dhaxeysay October 2025 iyo March 2026.<\/p>\n<p>Wargeyska ayaa sheegay in ugu yaraan 18 god oo dhaadheer laga qoday dhulka bacaadka ah ee aaggaas. Ilo amni oo Yurub ah oo uu soo xigtay Le Monde ayaa sheegay in qaab-dhismeedka dhulka hoostiisa laga sameynayo uu u eg yahay keyd loogu talagalay rasaasta, hubka ama haamaha shidaalka.<\/p>\n<p>Sawirrada ayaa sidoo kale muujinaya konteenarro la dhigay godadkaas ka hor inta aan dib loogu darin ciidda, sida lagu sheegay warbixinta.<\/p>\n<p>Khabiir militari oo uu xigtay Le Monde ayaa sheegay in shaqadaas uu fulinayo Imaaraadka Carabta, isla markaana ujeedadu tahay in la sameeyo keyd hub iyo agab militari.<\/p>\n<p>Shaqaale ka tirsan garoonka Berbera ayaa sidoo kale wargeyska u sheegay in Abu Dhabi ay shaqadan u qabaneyso danaha Israel iyo Mareykanka.<\/p>\n<p>Imaaraadka Carabta ayaa sanadkii 2017 heshiis difaac la galay maamulka Somaliland, kaas oo qeyb ka ahaa isticmaalka militari ee garoonka Berbera. Tan iyo markaas, Abu Dhabi waxay xoojisay saameynteeda dhaqaale iyo mid amni ee Berbera, gaar ahaan dekedda oo ay maamusho shirkadda DP World ee Dubai.<\/p>\n<p>Difaaca cirka<br \/>\nLe Monde ayaa sheegay in goobo dhulka laga taagay oo ka muuqday sawirrada satellite-ka ay muujin karaan qorshe lagu rakibayo nidaamyo difaaca cirka ah.<\/p>\n<p>Wargeyska ayaa soo xigtay falanqeyn ay sameysay hay\u2019adda International Institute for Strategic Studies, taas oo sheegtay in dhismayaasha la arkay ay u badan tahay inay la xiriiraan diyaargarow difaac cirka ah.<\/p>\n<p>Le Monde ayaa sheegay in qaabka dhismayaashaasi uu la mid yahay mid lagu arkay garoonka Boosaaso ee Puntland, halkaas oo Imaaraadka Carabta uu sidoo kale ku leeyahay joogitaan militari.<\/p>\n<p>Wargeyska ayaa intaas ku daray in Imaaraadka uu March 2025 Boosaaso geeyay radar ay Israel sameysay oo lagu magacaabo EL\/M-2084, arrin muujineysa xiriirka amni ee sii kordhaya ee ka dhexeeya Abu Dhabi iyo Tel Aviv ee gobolka.<\/p>\n<p>Le Monde ayaa sidoo kale sheegay in xarumaha militari ee Berbera ay sii ballaarteen tan iyo markii Imaaraadka uu la wareegay qeyb ka mid ah garoonka sanadkii 2017.<\/p>\n<p>Dhabbaha diyaaradaha ee garoonka ayaa la dayactiray, hangarro militari ayaa la dhisay, waxaana la sameeyay deked u dhow oo qaadi karta maraakiib dagaal iyo xitaa kuwa waaweyn ee qaada diyaaradaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Imaaraadka Carabta ayaa si qarsoodi ah saldhig militari uga dhisaya garoonka diyaaradaha Berbera, kaas oo ay isticmaali doonaan Imaaraadka, Mareykanka iyo Israel, sida uu qoray wargeyska Faransiiska ah ee Le Monde. Warbixinta Le Monde ayaa sheegtay in dhismaha saldhiggan uu ka socdo garoonka Berbera, oo qiyaastii toddoba kiilomitir galbeed ka xiga magaalada dekedda leh ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192454,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1783413294,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192453","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Imaaraadka oo billaabay dhismaha saldhigga militari Berbera - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Imaaraadka oo billaabay dhismaha saldhigga militari Berbera - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Imaaraadka Carabta ayaa si qarsoodi ah saldhig militari uga dhisaya garoonka diyaaradaha Berbera, kaas oo ay isticmaali doonaan Imaaraadka, Mareykanka iyo Israel, sida uu qoray wargeyska Faransiiska ah ee Le Monde. Warbixinta Le Monde ayaa sheegtay in dhismaha saldhiggan uu ka socdo garoonka Berbera, oo qiyaastii toddoba kiilomitir galbeed ka xiga magaalada dekedda leh ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-07-07T08:34:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Berbera-scaled-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/\",\"name\":\"Imaaraadka oo billaabay dhismaha saldhigga militari Berbera - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Berbera-scaled-1.webp\",\"datePublished\":\"2026-07-07T08:34:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Berbera-scaled-1.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Berbera-scaled-1.webp\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Imaaraadka oo billaabay dhismaha saldhigga militari Berbera\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Imaaraadka oo billaabay dhismaha saldhigga militari Berbera - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Imaaraadka oo billaabay dhismaha saldhigga militari Berbera - Wardoon","og_description":"Imaaraadka Carabta ayaa si qarsoodi ah saldhig militari uga dhisaya garoonka diyaaradaha Berbera, kaas oo ay isticmaali doonaan Imaaraadka, Mareykanka iyo Israel, sida uu qoray wargeyska Faransiiska ah ee Le Monde. Warbixinta Le Monde ayaa sheegtay in dhismaha saldhiggan uu ka socdo garoonka Berbera, oo qiyaastii toddoba kiilomitir galbeed ka xiga magaalada dekedda leh ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-07-07T08:34:41+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Berbera-scaled-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/","name":"Imaaraadka oo billaabay dhismaha saldhigga militari Berbera - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Berbera-scaled-1.webp","datePublished":"2026-07-07T08:34:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Berbera-scaled-1.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Berbera-scaled-1.webp","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-oo-billaabay-dhismaha-saldhigga-militari-berbera\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Imaaraadka oo billaabay dhismaha saldhigga militari Berbera"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192453"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192453"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192455,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192453\/revisions\/192455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}