{"id":192459,"date":"2026-07-08T11:38:44","date_gmt":"2026-07-08T08:38:44","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192459"},"modified":"2026-07-08T11:38:44","modified_gmt":"2026-07-08T08:38:44","slug":"wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/","title":{"rendered":"Wada hadaladii u dhexeeyay Jen. Jimcaale iyo Siciid Deni oo fashilmay."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-192460\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Skjermbilde-2026-07-08-092741.png\" alt=\"\" width=\"666\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Skjermbilde-2026-07-08-092741.png 569w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Skjermbilde-2026-07-08-092741-300x135.png 300w\" sizes=\"(max-width: 666px) 100vw, 666px\" \/><\/p>\n<p>Waan-waan ay wadeen guddi ka socday gobolka Nugaal iyo Jen. Jimcaale Jaamac Takar ayaa ku dhammaaday natiijo la\u2019aan, kadib kulamo ka dhacay magaalada Laascaanood oo lagu doonayay in xal looga gaaro ismari-waaga taagan.<\/p>\n<p>Kulamada ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dejin lahaa xiisadda ka dhalatay diidmada maamulka Puntland ee gelitaanka Jen. Jimcaale, oo dowladda federaalka Soomaaliya u magacowday hoggaanka Guutada 54-aad ee ka howlgasha deegaannada Puntland.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu ku adkeystay in Jeneraalku uusan geli karin Garoowe isagoo wata magacaabista dowladda federaalka, islamarkaana uu marka hore ka tanaasulo xilkaas ama si cad u beeniyo magacaabista.<\/p>\n<p>Jen. Jimcaale ayaa dhankiisa diiday shuruudahaas, isagoo caddeeyay inuusan ka laaban doonin mas\u2019uuliyadda ay u igmatay dowladda federaalka Soomaaliya, isla markaana uu qorsheynayo inuu tago goobaha ciidamada uu hoggaaminayo.<\/p>\n<p>Ergadii dhexdhexaadinta waday ayaa ugu dambeyn dib ugu laabatay magaalada Garoowe iyagoo aan wax heshiis ah la gaarin Jeneraalka. Puntland ayaa sidoo kale ku celisay mowqifkeeda ah inaan loo oggolaan doonin inuu gudaha u soo galo deegaannadeeda isagoo sita magacaabistaas.<\/p>\n<p>Ismari-waagan ayaa sare u qaaday xiisadda siyaasadeed iyo tan amni, waxaana la adkeeyay baraha kontorool ee laga soo galo magaalada Garoowe, iyadoo la dareemayo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo dheeraad ah.<\/p>\n<p>Xiisaddan ayaa kusoo beegmeysa xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland, gaar ahaan arrimaha la xiriira maamulka ciidamada, amniga iyo awoodaha dowladda dhexe ee ka jira deegaannada Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waan-waan ay wadeen guddi ka socday gobolka Nugaal iyo Jen. Jimcaale Jaamac Takar ayaa ku dhammaaday natiijo la\u2019aan, kadib kulamo ka dhacay magaalada Laascaanood oo lagu doonayay in xal looga gaaro ismari-waaga taagan. Kulamada ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dejin lahaa xiisadda ka dhalatay diidmada maamulka Puntland ee gelitaanka Jen. Jimcaale, oo dowladda federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192460,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1783499936,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192459","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wada hadaladii u dhexeeyay Jen. Jimcaale iyo Siciid Deni oo fashilmay. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wada hadaladii u dhexeeyay Jen. Jimcaale iyo Siciid Deni oo fashilmay. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waan-waan ay wadeen guddi ka socday gobolka Nugaal iyo Jen. Jimcaale Jaamac Takar ayaa ku dhammaaday natiijo la\u2019aan, kadib kulamo ka dhacay magaalada Laascaanood oo lagu doonayay in xal looga gaaro ismari-waaga taagan. Kulamada ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dejin lahaa xiisadda ka dhalatay diidmada maamulka Puntland ee gelitaanka Jen. Jimcaale, oo dowladda federaalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-07-08T08:38:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Skjermbilde-2026-07-08-092741.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"569\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"256\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/\",\"name\":\"Wada hadaladii u dhexeeyay Jen. Jimcaale iyo Siciid Deni oo fashilmay. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Skjermbilde-2026-07-08-092741.png\",\"datePublished\":\"2026-07-08T08:38:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Skjermbilde-2026-07-08-092741.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Skjermbilde-2026-07-08-092741.png\",\"width\":569,\"height\":256},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wada hadaladii u dhexeeyay Jen. Jimcaale iyo Siciid Deni oo fashilmay.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wada hadaladii u dhexeeyay Jen. Jimcaale iyo Siciid Deni oo fashilmay. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wada hadaladii u dhexeeyay Jen. Jimcaale iyo Siciid Deni oo fashilmay. - Wardoon","og_description":"Waan-waan ay wadeen guddi ka socday gobolka Nugaal iyo Jen. Jimcaale Jaamac Takar ayaa ku dhammaaday natiijo la\u2019aan, kadib kulamo ka dhacay magaalada Laascaanood oo lagu doonayay in xal looga gaaro ismari-waaga taagan. Kulamada ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dejin lahaa xiisadda ka dhalatay diidmada maamulka Puntland ee gelitaanka Jen. Jimcaale, oo dowladda federaalka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-07-08T08:38:44+00:00","og_image":[{"width":569,"height":256,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Skjermbilde-2026-07-08-092741.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/","name":"Wada hadaladii u dhexeeyay Jen. Jimcaale iyo Siciid Deni oo fashilmay. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Skjermbilde-2026-07-08-092741.png","datePublished":"2026-07-08T08:38:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Skjermbilde-2026-07-08-092741.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Skjermbilde-2026-07-08-092741.png","width":569,"height":256},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadaladii-u-dhexeeyay-jen-jimcaale-iyo-siciid-deni-oo-fashilmay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wada hadaladii u dhexeeyay Jen. Jimcaale iyo Siciid Deni oo fashilmay."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192459"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192459"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192461,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192459\/revisions\/192461"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192460"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}